Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Amxaar Hotel calls for emergency law [with no parliment] Ethiopian troops

Recommended Posts

Sheikh Shariif oo Xukun Degdeg ah (Martial Law) ku dhawaaqay, islamarkaana Aqbalay in Ciidamo Itoobiyaan ah la keeno Soomaaliya...

 

Madaxweynaha DFKMG ayaa maanta (Isniin June 22, 2009) waxa uu ku dhawaaqay in dalka lagu soo rogay xukun degdeg ah (Martial_Law). Shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho ayuu Sh. Shariif ka sheegay "Laga bilaabo maanta "June 22, 2009" waxaa dalku galay xaalad degdeg ah, waxaana ka codsanayaa baarlamaanka in uu ansixiyo go'aankan." Islamarkaas Sh. Shariif waxa uu aqbalay dalabkii guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG uu ku dalbaday in Soomaaliya la keeno ciidamo shisheeye oo ay ku jiraan ciidamada Itoobiya, isagoo arrintaas ka hadlayayna waxa uu yiri "Ciidamada la dalbanayo ma ah kuwo ujeedadooda ay tahay inay dhibaato gaarsiiyaan shacabka, ujeedadooda waa in ay badbaadiyaan shacabka." :D [AMAZING]Dhegeyso hadalkii Shariifka ama soo rogo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Go'aanka "Martial Law"

 

ayaa Sh. Shariif ku dhawaaqay ka hor ayada oo aan baarlamaanku ansixin, taas oo garyaqaanadda ka tirsan DFKMG ay sheegeen in sharci ahaan ay tahay in marka hore uu baarlamaanku uu muddo xaddidan soo rogo amar degdeg ah, maadaama awoodda oo dhan gacanta loo gelinayo madaxweynaha ama hal qof.

 

Idaacadda wararka u faafisa dalka Ingriiska ee British Broadcasting Corporation waxay sheegtay "Go'aankani wuxuu ku soo beegmay iyada oo in ka badan 200 oo mudane oo baarlamaanka ka tirsan iyo dhowr iyo toban Wasiir ay dalka dibadda uga maqan yihiin." Waxayna idaacaddu waraysatay Garyaqaan Caydiid Ilkaxanaf oo ka mid ah xildhibaanadda DFKMG oo ku sugan London.. Waxana uu sheegay in ay ahayd in baarlamaanku ansixiyo in la soo rogo xaalad degdeg ah- Dhegeyso Ceydiid Ilko-Xanaf - BBC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh. Shariif oo taageeray in Ciidamada Itoobiya la keeno dalka...

 

Dhanka kale, madaxweynaha DFKMG ayaa (June 22, 2009) waxa uu ayiday in ciidamo shisheeye la keeno dalka oo ay ku jiraan Itoobiyaan, waxana sheegay: ciidamada la dalbanayo waa ciidamo aan dhibaato gaarsiinayn shacabka Soomaaliyeed, balse badbaadinaya shacabka. Waa hadal aad uga fog erayadii Sh. Shariif ka hor intii uusan noqon madaxweynaha DFKMG.

 

Kenya: Waa in dib loo eego qaraarka IGAD iyo OAU ee mamnuucayay in ciidamada derisku ay galaan Soomaaliya

 

Ra'iisul wasaaraha Kenya, Raila Odinga, oo ka hadlay shir jaraa'id June 22, 2009 ayaa sheegay in ay hore u jireen sharciyo ama qaraarro dalalka deriska ah ka hor istaagaya in ay ciidamo u diraan Soomaaliya, taas asagoo ka hadlayey waxa uu yiri: "Waxaa jira qaraan hore uga soo baxay IGAD, waxa kale oo jira qaraan OAU kuwaas oo xakamaynaya in dalalka xadka la leh aysan ciidamo u diri karin Soomaaliya, waa in aan dib u eegno oo dib ugu noqono." Waxa kale oo shirkaas jaraa'id ka hadlay ra'iisul wasaaraha DFKMG oo isaguna dalbaday in Soomaaliya la geeyo ciidamo shisheeye. Halkan ka daawo Video.

 

Shir ay February 19, 2009 magaalada Muqdisho ku qabteen culimada Musaalaxada ayey DFKMG kada dalbadeed dhawr qodob in ay fuliso oo ay ka mid ahaayeen: inta ka horaysa May 29, 2009 in ay dhaqan galiso Shareecada Islaamka, taas oo baarlamaanku ansixisay April 18, 2009, Sh. Shariifna saxiixay. Qodobka labaad ee culimada musaalaxada ayaa ahaa inta ka horaysa June 28, 2009 in dalka laga saaro ciidamada shisheeye ee hadda ku sugan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is so funny. seeing duke practically frothing over the mouth at this situation. the same guy who once said i would use the jews to tame mogadishu is now getting worked up because sharif al tigrey is using eithopians, the same eithopians his hero used not once but twice.

 

if anything dukey should be happy since sharif al tigrey is taking lessons from the hyena in yemen. call the opposition terrorists and call upon the eithopians for help. He's practically doing everything his predecessor has done.

 

And sharif al tigrey will end up just like the hyena, disgraced and spat out from the annals of somalia's histories. A few more months and sharif will be just another somali failure in the long list of failed somali leaders.

 

what a shame. He had potential but greed and lust for power killed him

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

Shariif consuses me immensely. I don't know whether he is:

 

a)a very confused and naive man or,

 

b)a foreign stooge or,

 

c)a calculating & cold blooded political operator with a hidden agenda or,

 

d) all of the above

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Duke calling the president or anyone for that matter, an 'amxaar' is a contradiction in terms.

 

The pet name 'Amxaar', went down to history with Abdullahi yousuf , whenever you hear 'Amxaar' you can't help but think of him, or am i being unjust here?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ I think Duke is being..what was that word again? You know..like rain on your wedding day..free ride when you've already paid..good advice that you just didn't take! Oh yes. He is being silly. It's all tongue in cheek, saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is like when the kids call one of them "Dameer" ,,, and get used to that name ,, then suddenly you see one of those kids somewhere else then do not help but scream at him "DAMEER" ,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this