Sign in to follow this  
DigibAc

4.5 Problems with the TFG

Recommended Posts

Magacaabista qabaa'ilada naga joojiya, baliis. Every post qabiil names ayaaba ku yaalo. Wah.

 

And that list aaba igu daran? Well, perhaps it is missing the cookers, the cleaners, iskaba dhaaf the bodyguards. Then again waxaan dowlad ku sheeg waaye, nothing dowlad ah u dhaw. And it will never be.

 

Even Siyaad Barre in his worst insecure days iskama badalin Cabdi Madoowe, a trusted bodyguard.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Even Siyaad Barre in his worst insecure days iskama badalin Cabdi Madoowe, a trusted bodyguard.

Abshir Bacaadle muxuu yiri...."odeygi dacayada weyn walo darsade..uu duceya" or something like that.

Horta Allah uu naxaristo marxumka....lakiin waxan marqati Alle ka haya in marxum Siyaad Barre uu dad kala yiqiin. Ileen intu firshey ayu Caydiid iyo C/llahi Yusuf ayu marna xabiis ku turey marna dalka ka hajiriyay. He knew they were not to be trusted with normal human beings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

^^^So was the TNG and actually the clan system is temporary untill district elections are set in place and the federal states are formed.

 

It is a flawd system but the best one, because all clans are represented in the system and specially the unarmed clans have a greater say in this system than in any other one.

 

As for the notion of belonging to clans and not being citizen, its absurd, citizens are members of communities, thus the clans are stakeholders within the state.. Just like you have
English, Irish, Welsh and Black, these are identies, communities and are important to the people of the British isles.

 

The major clans are all equal regardless of what each holds to be true.

 

The TFG has been welcomed by the people and only the armed factions who held through looting lareg tracts of land and property.
They came in the forms of warlords and later transformed into clan courts
however the people embraced their government and wanted it to work..

Kolleey qofkii qabiiliiste ah maamul-ku-sheegga TFG wuxuu moodaa inay Soomaali oo dhan kala metelaan. Weliba kuwa is leh beeshaa u horreysa lead-ka maba ku sii jiraan.

 

Qowmiyado ayaa lagu soo halqabsaday meeshaan, bal aan is barbardhigno ee dadkaas ma sidaan oo kaleey nin soo jabhadeeyey oo sidaan maqlayo aan xiddigo lahayn Dekad iyo Ayroboor uusan shaqo ku lahayn madax uga dhigaan, malloo ogolyahay nin reer Balcad iyo Afgooye ah inuu dekadda Boosaaso xukumo maanta?

 

Aan ku su'aale kuuna raaco taadee ma Xamar iyo nawaaxigeedaa laba xiddigle laga waayey marka Mr. Joocaar and I wish inaad arki lahaydeen isagoo idaacad ka hadlaya Dekad iyo Ayroboorka Muqdisho ciidankooda madax looga dhigayo. Waase in marka hore la helaa daacad Soomaali oo dhan dhextaal oo ay ninka reer Balcad iyo Afgooye xukumi karaan Boosaaso amaba Joocaar iyo kuwa la midka ah lagu celiyaa Boosaaso, kuwa Afgooye iyo Balcadna loo daayaa degaankaas ha xukumeene.

 

Of course waa nin Soomaali ah waxaanan qabaa inuu mudan yahay inuu xil qabto haddii uu aqoonteeda iyo garashadeeda leeyahay laakiin marxaladdaan adag ee hadda lagu jiro wakhtigu ma saamaxayso.

 

Malaha dalkaan ayaad burbur qoto dheer la sii rabtaa. Waxaan xasuustaa 90kii Markii nin la yiraa Xaashi Afweyne oo heystay ciidammada ammaanka ee Dekadda uu dad masaakiin ah oo xammaalato ah inta konteennar ku xiray ay dhinteen, ayaandarro halkii ninkaas laga ciqaabi lahaa inta la dallacsiiyey baa ayroboorka loo bedeley. Tallaabooyinka caynkaas ah ayey dad aan waxgaranini (oo ah kooxo ka mid ahaa USC, not qabiil ) ee aarsi rabey markii uu dhacay dagaalka sokeeyey ku dhaqaaqeen inaysan ummad dhan u kala aabe yeelin. Waxayna ahayd wax laga xumaado in dad aan dembi galabsan la barakiciyo, inta dembiileyaal kalena hoosta la gashto, lana sameeyo falkii laga cabanayey ee dowladdii markaas jirtey.

 

Duke, waagaas aan sheegayo waxaad ogtahay in Xamar uusan hub badani oollin dowladdana lagula dagaalay hubkeedii, ayna ahayd dowlad looga taageero badan yahay middaan Amxaarado keensatay, ka warran hadda oo sida cad TFG uu shacabku ka hub badan yahay una aasan yahay, hana ii xisaabin hubka Itoobiyaanka, ma waxay kula tahay in xukunka xabashidu sii waari? Kolleey aniga ilama ahan, waxba annaga subag hannoo marin.

 

Maxaa noo diidey in degaan walbaa uu maamulkiisu soo magacowdo? TFG looma dhisin inay dekadda iyo degmooyinka maamul u magacowdo.

 

Waxaan dhegeystey Mr gacmo-dheere oo leh is qabqabsi ayaa ka yimid degaannada in maamul ay soo magacaabaan. Goormaa la is qabqabsaday? haddiiba aan aragno in maamul hadda Baarashuut lagu geynayo degaanno badan oo Soomaaliya ka mid ah weliba ahmiyedda la siinayo kuwa amxaarada daba-dhilifeenta u ah.

 

Yaa ku doodi kara inay 4.5 xalaal tahay marka aad leedahay waa best? Mallaga yaabaa in Beelweynta J a r e e r ee weligeedba ahayd xoogsato dalka qiimo weyn u lahayd ay ka badan tahay Soomaalida degan inta u dhexaysa Galguduud illaa Bari oo adiga iyo kuwa aad isku fikirka tihiinna aad iyaga iyo dadyow kale oo aad ku tilmaanteen waa laga badan yahay aad ku riixdeen(.5)?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this