Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS

Recommended Posts

While many of those who are agaianst peace always highlight the negetive aspects of life in Somalia in general and Mogadishu in particular, there are many signs that stability is making a comeback after 17 years. We have highlighted already the police, security forces as well as the opening of our embassies across the globe.

 

Now an example of stability a packed basketball game, a girls basketball game in the city the "Al-kebaab" clowns banned sports.

Share this post


Link to post
Share on other sites

17- Sano Ka Dib Ciyaartii Ugu Adkeyd Uguna Xamaasadda Badnayd ee Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed Oo Ka Dhacday Ex-Lugino

Muqdisho Axad , December 23 2007 SMC

 

Waxaa si xiiso badan uga soconaya garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho tartanka horyaalka 24-aad ee gabdhaha K/Koleyga Soomaaliyeed , ciyaar kulul oo si weyn loo wada sugaayay ayaa waxay dhexmartay kooxaha Heegan vs. Horseed waxaa si dirqi ah 57-52 loogu awood sheegtay gabdhaha Horseed iyadoo guushana ay la hoyatay kooxda Heegan .

 

Ciyaartan oo ka tirsan horyaalka 24-aad waxaa ka qeybqadanaya 4 kooxood oo kala ah Heegan, Horseed, Halgan , jaaliyadda Yemen . waxaa agaasinkeeda leh Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed .

 

Ciyaaryahanada ugu cadcadaa ee sida weyn uga muuqday garoonka waxaa ka mid ahaa dhanka Kooxda Hegaan Mulki Nuur Muudeey , Faa Yareey , Yurub , Dhanka kooxda Horseed waxaa ka muuqday ciyaaryahanada kala ah Sacdiyo , Batuulo iyo Aamoow oo wacdaro dhigay .

 

Ciyaarta oo Jawi aad u qurux badan oo nadiif ah ku soo idlaatay ayaa markii ay dhamaaday ciyaarta waxaa uu Somaliweyn u sheegay Guddoomiyaha Xiriirka Mr: Wiish in uu aad ugu Mahadcelinaayo Raadiyaha Somaliweyn waqtiyo kooban oo Tabin toos ah samaysay iyo sida ay labada kooxood ee Horseed iyo Heegan u soo bandhigeen ciyaar wanaagga iyo ugu danbayn oo uu sheegay in taageerayaasha K/Koleyga u mahadnaqaayo sida ay mar walba u ilaaliyaan nadiimka taageeridda sharafta leh .

 

Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadiray mas`uuliyiinta xiriirka K/Koleyga Guddoomiye Wiish iyo ku xigeenkiisa Roombo , G.O.S iyo madax ka tirsan xiriirada kala duwan ee isboortiga iyo taageerayaal aad u tiro badan oo xiiseeya ciyaaraha K/Koleyga waxaana lagu tilmaamay ciyaartan in ay ahayd tan ugu xamaasadda iyo Taageeridda badnayd muddo 17-sano ka dib .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Duke brother, slow down with so many positive articles from Mogadishu! AU soldiers...basketball games, embassies opening. You will destroy the dreams of those that want instability i.e. secessionists and criminals!

 

But seriously, these pics must be shown to the world and those that think Mogadishu is in chaos. Don't get me wrong there are people who have never wanted a Federal government and have been fighting for almost 2 decades, but would all these people have time to come out and watch a basketball game if it was as bad as the media makes it out to be? Would a country send troops to a city supposedly racked by violence? The TFG must focus on winning the media war though!

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a publicity stunt? How so, did I take the pictures was it even from a pro governemnt website?

 

This was from Somaliweyn, an anti TFG web portal.

These are pictures from Mogadishu itself.

 

Dont hate, the truth people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by General Duke:

gabkk10.jpg

A different image of Mogadishu
;)

What's the old man with the brown comaamad saying? Amxara out? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this