Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Djibouti President Gets Unique Gift From Somaliland Ex-Minister

Recommended Posts

Kamaavi   

Originally posted by Libaahe*:

^^^ Don't worry about if Djibouti will recognise somaliland or not. Your real concern should be Woyanne.

Adu xageed isooga reebtay ,,, miyaanay Aware iyo tii kaleed sheegan jirtay,,, kuu tirsaneyn?

 

kani waaba qalfoof madhan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^Aware wa less then 5% of our blessed land mass sxb dhuulka badanka wu xooreysanyahay from Erigavo to TogaHerer. It's all good alhamdullilah and the rest ee hawdka reserve area wa la so ceelin doona inshallah marki Somaliland xoogaysato ii noqotona a superpower in east africa and it will join it's brothers on the otherside of the border aka Raydab Khatuumo & Haji Salaax not your desperate caanoboodhe pipe dream state. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Libaahe*:

^^Aware wa less then 5% sxb ee dhuulka badanka wu xooreysanyahay from Erigavo to Herer. It's all good alhamdullilah and the rest will will join a future somaliland nation not your caanoboodhe pipe dream state.

Since you gave up on a whole 5%. Invited them on Berbera, :D your dream sits on a chair with no seat. It's surrounded by walls that you can walk right through.

 

And her armies have swords made of rubber. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The pen is mightier than the sword. :D inti Caanoboodhe dagaal ku damanayaan anaga siyaasad banu ciyaaranay and taking careful steps. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Libaahe*:

[big Grin] [big Grin] Nobody gave up anything we are just waiting for the right time. siidana oo kale ma nihin oo dagaal ku damanaya. [big Grin]

sow maadan maqal ,,,

 

Axmed guray ma uu dhiman Ma gablamin darwiishkii,

Geenyadu ma daalana.

 

It can be roughly translated as:

 

Ahmed Guray has never died, The Dervish has never lost,

and The horse is not retired.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Libaaxyo Uu Ugu Deeqay Wasiirkii Hore Ee Duulista Hawada Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Oo Uu U Raray,Kana Hadlay Nabadeyntii Labada Beelood

 

 

Hargeysa(HWN):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa maanta u raray laba libaax oo uu ugu deeqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geele, kaas oo mid afar jir yahay, kadib markii dawlada jabuuti si weyn u soo dhaweysay Wefti uu hogaamiyey Madaxweynaha Somaliland oo dhawaan socdaal ku tahay.

 

Sidaa Waxa uu maanta ku sheegay Waran-Cadde Shir jaraa’id oo ku qabtay gurigiisa Magaalada Hargeysa wuxuu ka hadlay libaaxyadan uu u qaaday Jabuuti, isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi “Waxaan maanta qaadaynaa libaaxyadii aynu Hadyada u siinay Madaxweynaha jamhuuriyada Jabuuti, markii hore waxaan ugu deeqay Libaax afar jir ah markaa waxa la inaga codsaday inaynu gabadhiina ku darno iyadiina waan ka aqbalay.maanta ayaanu u qaadaynaa labadaasi libaax wadanka Jabuuti. diyaaraduhu way qaadi waayeen oo albaabadoodii ayaa yar yaraaday oo cidhiidhi noqday waxaanu u saaraynaa baabuur.”

 

Waran Cadde wuxuu sheegay in baabuurtani ay toos u geynayso dalka Jabuuti waxaanu tilmaamay in xukuumadda Jabuuti kaga hor imanayso Lawyo-caddo.Wasiirkii hore ee Duulista oo la weydiiyay inuu raacayo libaaxyadan iyo in kale wuxuu yidhi “Markii hore waxaanu doonayay inaan ka hadho laakiin bahalihii ayaa qaarkood Aniga I af- yaqaanaan,waxaan is idhi haddii ay ka boodaan gaadhiga oo ay bankaasi dadka khatar u gelin raac.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...Sida xoolaha Koofurta laga keeno looga dhoofiyo Berbera, libaaxaanna waxaa laga keenay Koofurta marka dacwo ayaa lagu soo oogayaa dadka is-dhaafsaday...lol :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Markii hore waxaanu doonayay inaan ka hadho laakiin bahalihii ayaa qaarkood Aniga I af- yaqaanaan,waxaan is idhi haddii ay ka boodaan gaadhiga oo ay bankaasi dadka khatar u gelin raac.”

 

oo ayaa guelleh iyo bahalada u kala turjumidoona?

Baryahan Meles wuu ku kacsanyahay ee miyaa laga yaabaa inu isagu arrintan ka dambeeyo? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madax Sare oo ka tirsan Dawlada Jibuuti oo ku soo dhawaysay Cali Warancade iyo Labadii Libaax Tuulada Dameeru joog

 

Tuulada Dameero joog e Gobolka Carta ee Jamhuuriyada Jabuuti, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Wasiirkii hore Duulista iyo Hawada Md Cali Maxamed Waran-cade oo wada labadii labaax ee uu dhawaan ugu deeqay Madaxweynaha Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle.

 

cali-libaaxyo.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this