Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Af-hayeenkii madaxtooyada Somaliland oo geeriyooday

Recommended Posts

Alle ha u naxariiste waxa saaka waaberigii Cisbitaalka Edna ee magaalada Hargeysa

ku geeriyooday Marxuum Cabdi Idiris Ducaale oo ahaa Afhayeenkii Madaxtooyada

Somaliland....

 

Marxuum Cabdi Idiris, sida ay Geeska Afrika u sheegeen qaar ka mid ah saraakiisha

Madaxtooyada Somaliland, waxa la filayaa in maanta gelinka dambe lagu aaso

xabaalaha qaranka ee magaalada Hargeysa.

Marxuum Cabdi Idiris Ducaale muddo dheer ayuu Ahaa Afhayeenka Madaxtooyada

Somaliland, isaga oo ahaa Suxufi caan ah.

 

Alle ha u naxariiste Marxuum Cabdi Idiris Ducaale, oo ha u nuuro Xabaasha, Iilka

Neecoow udgooniyo ha ku siiyo Naruuro…Aamiin..Aamin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this