Sign in to follow this  
Paragon

Daafi Qurunleey iyo Daba Dhilifta

Recommended Posts

Paragon   

...Godin afley

bey kula goobayaan

geedkaad gashoba

goynayaan....

 

goobtii kastay

kaa kacansarayn

godkaad qodatay

bey kugubahayaan..

 

Guusha, Guusha!

Guusha iyagaa leh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Thanks for the link...This is Mogadishu of March 2007...she says:

 

"Shimbir duula yuu kicine" (downed Helicopters)

"Dubaabadna yuu soconne" (Blown up Tanks)

"intaad xeero ku daysaan" (Mogadishu Stadium)

"Fejignaan ku daawada" (Word to the Darwishes)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Paragon, brother waxaan hadda la hadlay Xamar, waxaana la ii sheegay in Leego lagu helay koox gurmad u aheyd Itoobiyaanka, oo lala beegsaday weerar, waxaana laga gubay gawaari dhowr ah.

 

Jidgooyadaan waxay qalqal weyn ku abuurtay ciidankii kale ee Itoobiyaanka ay gurmadka ka sugayeen. Waxaa aad u liita Mooralka iyo niyada cadowga, iyadoo taas ay cadeyn u tahay goobaha dagaalka iyo sida uu cadowga u taag daran yahay.

 

Waxaan kaloo kuusoo ogaaday Xaaji Paragonow, in dagaalka ay kusoo biireen rag horleh oo aad u caaboon isla markaasna fursad siin doona ragii xalay oo dhan xarbiga ku jiray ee mujaahidiinta ahaa. gurmadkaan inoo yimid wuxuu ka kooban yahay runtii Soomaali inta qabiil ay u dhalatay, waxayna kasoo hayaameen dhinac walba oo dalkeena ah.

 

Mar aan wax ka weydiiyay, maxaa idinkugu daran oo aad u baahan tihiin, waxay ii sheegeen in duco loo baahan kaliyah, marka waa inaan ducooyin jumlo ugu dirnaa, Insha-Allah.

 

Walaal, yaan la quusan, yaan la niyad jabin, oo yaanan sacabada kor mooyee hoos u taagin, si baryaha ilaahey loo joogteeyo.

 

Iga qor markaan, Paragonnow, Ilaahey garabkeena kama bixi doono, cadowgana guusha nagama heli doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Tahliil, you are welcome sxb. Thanks for writing down the lyrics. The correlation is indeed great.

 

Alle-Ubaahne, Insha-Allahu guusha inagaa leh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this