Sign in to follow this  
MoonLight1

The TALIBANISATION of Somalia contineus.

Recommended Posts

Shabaabka oo Ragga Kismaayo ku amray in Shaaribka xiiraan, Garkana daayaan iyo surwaalkana ay gaabiyaan.

 

Xarakada Shabaab ee gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo ayaa awaamiir hor leh ku soo rogay magaaladaas iyo deegaanada Jubooyinka, iyagoona Ragga ku amray in ay Garka daayaan, Shaaribkana xiiraan, isla markaana Surwaalkana ay gaabiyaan.

 

Amarkan oo ah kii u horeeyay ee noociisa ay soo rogaan Shabaabka ayaa ah mid Shabaabku sheegeen in ay u qaadeen dhinaca Shareecada Islaamka oo ay waajib tahay in Garka la daayo shaaribkana la xiiro.

 

Madaxa Dacwada Jubooyinka ee Shabaabka Sheekh Ibraahim ayaa ku amray dadweynaha Magaalada in muddo saddex cisho ugu hogaansamaan amarkaas, isla markaana uu yahay mid waafaqsan shareecada Islaamka.

 

Sheekha oo xalay ka qeyb galayay Barnaamij su'aalo lagu weydiinayay oo ka baxayay Idaacada ku hadasha Afka Shabaabka oo ka howl gasha Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Maamulkooda go'aansaday in amarkaas lagu soo rogo.

 

Waxaa uu kaloo sheegay in Ragga aanay jeego xiiran karin, isagoo sheegay in cidii lagu arko isagoo jeego xiiran tallaabo adag laga qaadi doono.

 

Amarkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee si gaar ah Ragga u saameeyay, bedelkii horay amaro ay soo saareen uu ahaa mid Haweenka kaliya farayay in ay qaataan Xijaabka isla markaana ay is asturaan.

 

 

www.Jowhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

These orders are in adherence to the guidance of the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) and in obedience to his command.

Regarding the order to let the beard grow and to cut the moustache: Imaam Ahmad, al-Bukhaari, Muslim and others reported from Ibn 'Umar (radhiAllaahu 'anhu) that the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said:

“Be different from the mushrikeen: let your beards grow and trim your moustaches.”

Also, Imaam Ahmad and Muslim reported from Abu Hurayrah (radhiAllaahu 'anhu) that the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said:

“Cut your moustaches and let your beards grow: be different from the Magians.”

With regard to isbaal (wearing one’s clothes below the ankles), Al-Bukhaari reported that the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said:

“Whatever of the izaar (lower garment) is below the ankles is in the Fire.”

So may Allah reward the officials of the Islamic Administration in Kismayo for reviving the sunnah and ruling according to the shari'a.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

waxan maqlay shalay Al shabaab waxay qa qabteen bissaadooyin loo maleeynaye inay siineysteen oo sharciga la hor keeneyey

Xaaji Faalso Somaliland markay yimaadaan xaggeed ku geyrasheen :rolleyes: ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by sahal:

quote: waxan maqlay shalay Al shabaab waxay qa qabteen bissaadooyin loo maleeynaye inay siineysteen oo sharciga la hor keeneyey

Xaaji Faalso Somaliland markay yimaadaan xaggeed ku geyrasheen :rolleyes: ?
horta waxa ka horeysa ma iman karan oo xafladayada ma naga jiidhi karan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

horta waxa ka horeysa ma iman karan oo xafladayada ma naga jiidhi karan

Ma iyagaa u baahan inay yimaadaan kuwa idinla jooga uunbay idinku kicinayaane ...

 

mar dhow meel lagu geyrasheeyo Hargeysa waa laga waayi doonaa :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack

Moonlight, why would you call the Rasuul's SCW Sunnah a talibanization? Plus, are you against it?

this is s1lly question coming from a s1lly mind I guess, SXB intey diinta kaga taal ninkii garka xiiraa waa in la ciqaabaa? rasuulku (CSW) wuxuu kaloo amray in salaada subax ka hor laba rakco la tukado, ka waran hadii aanan dukanin, wuxuu kaloo amray in cidiyaha la jaro iyo in kilkilahana la rifo, ka waran hadii aanan falin sidaa, maxaan mutaysanyaa? ka soo bilaw waqtigii nabigena suuban (CSW), soo mar xiligii afarta khaliif, ku soo dar dowaladii umawyiinta,tii cabaasiyiinta, tii cusmaaniyinta ilaa laga soo gaaro 1924 wali lama hayo in qof loogu goodiyay ciqaab because garka ayuu xiiray, hadii aad adiga garanayso MR The ZACK adeerow keen aanku wada dhageysanee, mise xadiis 2009 soo dagay baa jira? what is going on has nothing to do with sunnah, its every thing to do with deffimition of this great religion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this