Sign in to follow this  
Member-sol-

Galkacyo youth free sheikh from PIS

Recommended Posts

Shabakadda Wararka ee Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Video muujinaya qaabkii ay dhalinyarada wadaado ah ee ku sugan magaalada Gaalkac yo ee xarunta Gobolka Mudug ay uga dhiidhiyeen xarigii ay ciidanka PIS ee maamulka Puntlland u geysteen Sh.C/raxmaan Jaamac Tuke.

 

 

 

 

Sh.C/raxmaan Jaamac Tuke ayaa markii danbe xalay lagu sii daayey damiin ka dib markii ay arinka soo galeen Isimada iyo Culumada magaalada Gaalkacyo

 

Ciidanka PIS ee deegaanada Puntland ayaa bilaabay baaritaano iyo weerar guryo ay leeyihiin wadaado ganacsigooda uu ku xiran yahay Muqdisho iyaga oo ku andacoonaya in ay xiriir la leeyihiin kooxaha Islaamiyiinta ah ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya

 

 

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this