Sign in to follow this  
QabiilDiid

(Dahabshiil)

Recommended Posts

IT IS THE ECONOMY, S.T.U.P.I.D.... Feed the hand that is helping the dismemberment of Somali Republic, wax ma garad yahow. Anigu DAAMI baan ku dhashow waa hore ayaan ogaaday sida ay dahabshiil iyo cayayaanka kale ee ku dhex noole isugu afgarteen in ay Soomaali siri karaan. Some call this foxy enmey Dhiigshiil.

Read more in Somali....

 

Xawaaladda Dahabshiil Oo Is Qarxisay Ka Dib Markay Caddaysatay Colaadda Ay U Hayso Beesha ***********

 

Nov 17, 2007 By:

Laascanood(jidbaale.com):-Xawaaladda Dahabshiil) ayaa si badheedh ah bannaanka isu soo dhigtay, caddaysatayna colaadda ay u qabto bulshada ku dhaqan SSC, ee ka Soo jeedda Qabiillada ******* iyo ********, ka dib markii ay si badheedh ah uga qayb qaadatay Colaada ay soo hurinayaan beelaha ******, xisaabna u furtay sanduuq lagu soo ururinayo dhaqaalaha Laascaanood lagu soo weeraray iyo kan la doonayo in dhulbalaadhsiga lagu fidiyo.

 

 

Arrintan ayaa si rasmiya waxaa shaaca uga qaaday in sanduuq laga furay shirkada xawaalada ee Dhiigshiil(Dahabshiil) kaas oo ay ugu magacdareen Taakulaynta gobolada SSC madaxweyne ku xigeenka maamulka Hargyesa axmed yuusuf Yaasiin (Waydhaqaaqday), mar uu maanta soo saaray qoraal uu reer ***** ugu sheegayo goobaha lacagta lagu soo hagajinayo.

 

Qoraal uu arrintaas ka soo saaray Axmed yuusuf yaasiin(Waydhaqaaqday) ayuu ku sheegay goobaha lagu soo hagaajinayo dhaqaalaha ku wajahan gobollada SSC ee uu ku tilmamaay dib taakulaynta.

 

"1.Baanka dhexe ee somaliland 404 Somaliland Shillin

2.Baanka dhexe ee somaliland 112 Lacagta adag

3.Dahabshiil Account D10160 (Guddida Taakulaynta Qaranka)Muwaadiniinta somaliland ee Jaaliyadaha Dibadu waxay Tabaracooda ku shubi karaan xisaabta dahabshiil ee kor ku xusan waxaanay kala soo xidhiidhi karaan

 

1. Mudane Abshir Axmed Xasan Wasiirka Dib u dajinta

2. Mudane Maxamed Cali Xirsi Xubin golaha wakiilada ah

Guddidu waxay muwaadiniinta somaliland ku boorinayaan in ay si muwaadinimo ah, xilkasnimo leh uga qayb qaataan hawshaa qaran iyo dhibaatooyinka, dhib u dhaca soo food saaray Gobolada bari, taasoo aan uga baryayno ilaahay in uu if iyo aakhiraba ka abaal mariyo tabarucoodaasi".

 

maaha markii ugu horeysay ee ay xawaaladda Dahabshiil ka qayb qaadato ololaha wax lagu yeelaynayey gobolada SSC , hore ayey xawaalada dahabshiil uga qayb qaadatay dibin daabyada uu maamulka hargeysa ku hayo bulshada ssc iyada oo hub xataa laga xaday bulshadan gadatay xawaaladu, rag u dhashay deegaanka muddo dheer cudhaadh ugu haysatay magaalada burco.

 

waxaana ugu danbeeyey oo ay ku kacday xawaalada Dahabshiil (Dhiigshiil)dhawaan markii ay ugu tabarucday Malayshiyada Isaaqa ee ku sugan Laascaanood 4booyadood oo shiidaal ah.

 

Inkasta oo ay jiraan xubno u dhashay deegaanka SSC oo aad isugu daya in ay gaashaan u noqdaan Xawaaladda dahabshiil ayaan la garanayn wax ay ka odhan doonaan dhacdadan markhaati ma doontada ah, ee uu maamulka riyaale isagu shaaca ka qaaday.

 

hore ayaa dhacdooyinka loosoo bandhigay waxay dadka qaarkiis moodi jireen in Xawaaladda dahabshiil lagu been abuurto , waxaase arrintani cadaynaysaa colaada gaamurtay ee maamulka dahabshiil(dhiigshiil) u qabo bulshada *********** oo aad moodid in aanay isaaqu u kala hadhin ganacsade iyo malayshiyoba.

 

Waxaa markaa isweydiin mudan bulshada u dhalatay Deegaanka SSC waxa ay ka yeeli doonaan xawaaladda dahabshiil oo aanay khasbanayn in ay markasta dhaqaalahooda ama biilashooda soo mariyaan.

 

Cali Faarax

 

Jidbaale.com

 

hadhwanaag 2007-11-17 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasin,isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida qaadhaan Uruurinta Gobolka Sool,Sanaag bari iyo Degmada Buuhoodle ee dhawaan Madaxweyne Rayaale u magacaabay ayaa maanta soo bandhigay qorshe uu u sameeyey taakuleynta loogu qaadhaamayo Goboldaasi,isaga oo u sameeyey guddi ka kooban laba xubnood dhaqaalaha lagu Uruurin-doonta.

 

Sida waxa uu Madaxweyne Ku-xigeenku ku sheegay Warsaxafadeed qoraal ah oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa.

 

Waxaanu u dhignaa sidan:

 

"Dhamaan

 

Hayadaha,Ururada,Shirkadaha iyo muwaadiniinta Somaliland ee si hawlkarnimo iyo xilkasnimo ku jirto uga qayb gaadanaya taakulaynta iyo dib u dhiska Gobolada Sanaag,Sool iyo Degmada Buuhoodle,waxa lala socodsiinayaa in la dhisay guddi qaran oo xil waajibaadkeedu yahay midaynta iyo maamulka taakulada ku wajahan goboladaas.

 

Hadaba,si looga midha dhaliyo looguna maamulo qaabka ugu haboon loogana fogaado jaantaa rogan iyo is bar-bar yaac waxa dhamaan taakulada lagu uruurinayaa Guddida Taakulaynta Qaranka JSL.

 

Waxa Gobol walba laga dhisayaa guddi taakulayn ah oo heer gobol ah una xilsaaran ururinta tabarucaasi.

 

Cid kasta oo ugu deeqda taakulo sanduuqa taakulaynta ee gobolada bari waxa la

siinayaa cadayn ay ku faah faahsantahay tirada iyo nooca taakulada laga gudoomay wixii lacag ah ee cadaan ah Kaash waxa loo furay xisaabaadka xisaabaha soo socda.

 

1.Baanka dhexe ee somaliland 404 Somaliland Shillin

2.Baanka dhexe ee somaliland 112 Lacagta adag

3.Dahabshiil Account D10160 (Guddida Taakulaynta Qaranka)Muwaadiniinta somaliland ee Jaaliyadaha Dibadu waxay Tabaracooda ku shubi karaan xisaabta dahabshiil ee kor ku xusan waxaanay kala soo xidhiidhi karaan

 

1. Mudane Abshir Axmed Xasan Wasiirka Dib u dajinta

2. Mudane Maxamed Cali Xirsi Xubin golaha wakiilada ah

Guddidu waxay muwaadiniinta somaliland ku boorinayaan in ay si muwaadinimo ah, xilkasnimo leh uga qayb qaataan hawshaa qaran iyo dhibaatooyinka, dhib u dhaca soo food saaray Gobolada bari, taasoo aan uga baryayno ilaahay in uu if iyo aakhiraba ka abaal mariyo tabarucoodaasi".

 

Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale]

Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa

E-mail, janaale94@yahoo.com

 

 

radiossc@yahoo.com

 

[ November 19, 2007, 02:46 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Jidbaale is full of lies that is obvious. As far as Dahabshiil is concerned you can't come near what it has done for somalis everywhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

The report even says 'qaadhan uruurinta' which dahabshiil as it always does is taking part the money that is being collected to finance the development of SSC it has nothing to do with military work or anything like that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think it is the right decision. Ban dhiigshiil from all the lands of Somalis who believe in the Somali Republic, the vehicle of the unity of Somalis. In this day and age it is a given that all economic entities should come under a recognized politcal untity for survival. Dhiigshiil is infested with SNM gangs who are wrongfully determined to delay the process of re-establishing the institutions of the Somali Republic and lying to thousands of young Somalis in Hargeisa, Burcao and Barbara that they are a separate sovereigner entity. They are just building walls that although will evantually be broken down, are likely to open floods of Somali blood in civil war that could be compared with what had happened in Nigeria. I hope it will end up the same way that unity was brought in North and South Yemen.

 

[11/19/2007] Xafiisyada Dahabshiil ee Puntland oo la xiri doono wakhti aan fogeyn.

 

dhiig.jpg

 

Xawaaladda Dahabshiil ayaa si badheedh ah bannaanka isu soo dhigtay, caddaysatayna colaadda ay u qabto bulshada Reer Puntland, ka dib markii ay si badheedh ah uga qayb qaadatay Colaadda ay soo hurinayaan beelaha Isaaqu Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada] Xisaabna u furtay Sanduuq lagu soo ururinayo dhaqaalaha Laascaanood lagu soo weeraray iyo kan la doonayo in dhulballaadhsiga lagu fidiyo.

 

Intaas ka dib ayaa maanta Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa laga hadal hayey sidii loo xiri lahaa dhamaan Xafiisyada ay ku lee dahay guud ahaan Puntland Xawaalada Dahabshiil,waxaana la gaarsiiyey Maamulka Puntland qoraalo lagu doonayo sidii loo xiri lahaa Xawaalada hadii maamulku ka dhego adeygana waxaa lagu xiri doonaa si xoog ah ayey yiraahdeen.

 

 

Arinka ayaa ka danbeeyey ka dib markii ay sanduuq u furtay weerarkii ay Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada] ku soo qaaday Puntland bishii la soo dhaafay sanduuqaa oo ay ugu magacdareen burburinta Puntland,

 

 

Ma aha markii ugu horeysay ee dagaal noocan oo kale ah ay ka qeyb qaataan Xawaalada Dahabshiil waxay si buuxda uga qeyb qaateen dagaalkii lagu soo qaaday gobolka Sanaag Sanadkan Horaantiisii markii la soo weeraray Degmada Dhahar.

 

 

Qormadan Hoosta taala ka soo fiiri Sanduuqa ay fureen.

 

 

hadhwanaag 2007-11-17 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasin,isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida qaadhaan Uruurinta Gobolka Sool,Sanaag bari iyo Degmada Buuhoodle ee dhawaan Madaxweyne Rayaale u magacaabay ayaa maanta soo bandhigay qorshe uu u sameeyey taakuleynta loogu qaadhaamayo Goboldaasi,isaga oo u sameeyey guddi ka kooban laba xubnood dhaqaalaha lagu Uruurin-doonta.

 

Sida waxa uu Madaxweyne Ku-xigeenku ku sheegay Warsaxafadeed qoraal ah oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa.

 

Waxaanu u dhignaa sidan:

 

"Dhammaan Hayadaha, Ururrada, Shirkadaha iyo muwaadiniinta Somaliland ee si hawlkarnimo iyo xilkasnimo ku jirto uga qayb gaadanaya taakulaynta iyo dib u dhiska Gobolada Sanaag, Sool iyo Degmada Buuhoodle, waxa lala socodsiinayaa in la dhisay guddi qaran oo xil waajibaadkeedu yahay midaynta iyo maamulka taakulada ku wajahan gobolladaas.

 

Haddaba si looga midha dhaliyo looguna maamulo qaabka ugu haboon loogana fogaado jaantaa rogan iyo is bar-bar yaac waxa dhamaan taakulada lagu uruurinayaa Guddida Taakulaynta Qaranka JSL.

 

Waxa Gobol walba laga dhisayaa guddi taakulayn ah oo heer gobol ah una xilsaaran ururinta tabarucaasi.

 

Cid kasta oo ugu deeqda taakulo sanduuqa taakulaynta ee gobolada bari waxa la

siinayaa cadayn ay ku faah faahsantahay tirada iyo nooca taakulada laga gudoomay wixii lacag ah ee cadaan ah Kaash waxa loo furay xisaabaadka xisaabaha soo socda.

 

1.Baanka dhexe ee Somaliland 404 Somaliland Shillin

2.Baanka dhexe ee Somaliland 112 Lacagta adag

3.Dahabshiil Account D10160 (Guddida Taakulaynta Qaranka) Muwaadiniinta Somaliland ee Jaalliyadaha Dibaddu waxay Tabarucooda ku shubi karaan Xisaabta Dahabshiil ee kor ku xusan waxaanay kala soo xidhiidhi karaan

 

1.Mudane Abshir Axmed Xasan Wasiirka Dib u dajinta

2.Mudane Maxamed Cali Xirsi Xubin Golaha Wakiillada ah

Guddidu waxay muwaadiniinta somaliland ku boorinayaan in ay si muwaadinimo ah, xilkasnimo leh uga qayb qaataan hawshaa qaran iyo dhibaatooyinka, dhib u dhaca soo food saaray Gobollada bari, taasoo aan uga baryayno Ilaahay in uu if iyo aakhiraba ka abaal mariyo tabarucoodaasi".

 

Halkan ka Akhri:- Qoraalka uu Soo Saaray Axmed Yuusuf Yaasiin(Way dhaqaaqday) Hoos Ka Akhri

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Federal Government must take the leadership to drive out dhiigshiil from all the areas under its immediate authority. The SNM gang should feel a painful bite as a prelude of what might come to them later.

 

On the other hand, the Boocame elders should include their resolution that the offices of the dhiigshiil should all be closed whereever they are. Unless Somalis call a spade a spade, the seccessionists quuqlawaal will just keep playing their sorrowful drums and perpertuate the civil war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The over use of the "SNM Gang" is a replacement of a clan he hates so much. You need to relax dude. Can Somalia function without the Northwest? Why are you soo infatuated with them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do not fight against the keyboard. Are your interest threatened? You ar new to the site. all the old sol members know my position. if the SNM gang keep going and capture the whole Somali Republic because it is their right as much as it is Yey's right, they will become my heroes. Why would somebody fight for the upkeep of the Somali Republic and whey wouldn't?

 

Somali Republic is my shrine. Whoever maintains it, beautifies it are my brothers, clan and heroes. Ka biish

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

if the SNM gang keep going and capture the whole Somali Republic because it is their right as much as it is Yey's right, they will become my heroes. Why would somebody fight for the upkeep of the Somali Republic and whey wouldn't?

:D:D Are you nuts?

 

logo.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this