Sign in to follow this  
Juje

Hiiraan: Elders Reject Governor's Call..!

Recommended Posts

Juje   

Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ka soo horjeestay hadal uu shalay sii daayay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ahaa in Gobolka uu ka madax bannaan yahay Dowladda Soomaaliya

 

Talaado, September 01, 2009(HOL): Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo maanta shir ku yeeshay magaalada Beledweyne ee xarunta u ah gobolka Hiiraan ayaa waxay ka soo horjeesteen hadal uu shalay sii daayay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow.

 

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Macow ayaa shalay ka sheegay magaalada Beledweyne in kalsoonidii kala noqdeen Dowladda Soomaaliya, isla markaana ay yihiin maamul ka madax bannaan dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in go’aankaas ay la qabaan Odayaasha Dhaqanka Gobolka.

 

Haddaba Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo hadalkaas jawaab ka bixiyay ayaa waxay sheegeen in aysan guddoomiyaha la qabin hadalka uu sii daayay, waxayna caddeeyeen in ay taageersan yihiin Dowladda Soomaaliya.

 

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Maxamuud Axmed Xooshow Koronto ayaa sheegay in dhamaan odayaasha dhaqanka gobolka ay taageersan yihiin Dowladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aysan xiligan u muuqanin sabab ay uga soo horjeestaan dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in ay heystaan dagaallo uga imaanaya dhinaca kooxo ka soo horjeeda.

 

Ma ahan Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo kaliya waxa ka soo horjeestay hadalkii uu sii daayay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, waxaana sidoo kale ka soo horjeestay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Sanbaloolshe, kaasi oo uu sheegay in hadalkaas uusan ahayn mid ay u dhan yihiin dadka Gobolka Hiiraan.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Yup

 

Juje-They are not financially, militarily, and politically in position to exert any pressure on the 'governer' or spark any change within Hiiraan. Worse, they lack the public support.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Che -Guevara:

^Yup

 

Juje-They are not financially, militarily, and politically in position to exert any pressure on the 'governer' or spark any change within Hiiraan. Worse, they lack the public support.

In fact on the contrary they yield the popular power and the influential role in the region. With their declaration this morning clearly stated that the Governor is isolated and a persona-non-grata.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Shiikh C/raxmaan Macow
oo markii uu shirkan jaraa’id qabanayay ay dhinacyadiisa fadhiyeen kaliya Odayaasha Dhaqanka Gobolka
ayaa wuxuu sheegay in uu go’aankan qaatay kaddib markii sida uu yiri ay talada gobolka u wareegtay dhinaca Muqdisho (Mas’uuliyiinta Dowladda Soomaaliya), wuxuuna carrabka ku dhuftay in Ciidamo Itoobiyaan ah oo labo jeer soo galay Beledweyne aysan ammarkooda ku soo gelin.

http://www.hiiraan.c om/news/2009/Aug/war arka_maanta31-7378.h tm

 

So, yesterday they agreed with him and today they opposed him?

 

Or is this the hiiraan-way of blackmailing the foreign-created regime since every region is blackmailing and pressuring the on-paper-central government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Elders? Heh. I prefer outright warlords and druglords to them. At least one knows where one stands.

 

The so-called Elders of Somalia deserve nothing but to be put in a concentration camp, and then switfly, minced. Somalia will be a better place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^I shall welcome it, Mr. Somalia. Castrated even. But not before I have my wicked ways with the elders. Mind you, a man with 'one' did worse. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

This announcement by the elders is more in line with the desires and interests of the people of Hiiraan than the mad follies of Sh. Macow.

 

Alshabaab and their junior partners in crime Xisbul Islam have declared war on Somaliland, Puntland, Ahlu Sunna wal jameeca; they also invaded all other independent parties like the UIC administrations in Sh. Dhexe(jowhar in particular) and Hiiraan. Thus, there is no middle path in this imbroglio. You're either with the government (best alternative) or with Alshabaab. No independent administration in Hiiraan would be save from being invaded by Alshabaab.

 

The elders, for one of the few times, made the correct decision for their people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this