Sign in to follow this  
Siciid1986

Guddoomiye Siilaanyo Oo Gurigiisa Dhexdiisa Ku Dhawaacmay

Recommended Posts

Guddoomiye Siilaanyo Oo Gurigiisa Dhexdiisa Ku Dhawaacmay

 

 

Hargeisa, Somaliland (Warya TV)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka gurigiisa dhexdiisa ku sibibixday halkaas oo dhawaac dillaa ahi ka gaadhay misigta.

 

Shir dedega ah ayaa saraakiisha sare ee KULMIYE ay ammintan aad qoraalkan akhriyeyso isugu imanayaan sidii ay uga tashan lahaayeen tallaabooyinkii la qaadi lahaa .

 

 

Wixii faahfaahin ee dheeraad ah waanu idinla soo socdsiin doonaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by MoonLight1:

Is this news worthy? Oday buudhan baa kufay
:D

lol..Ilaah ha caafiyo haddii ay run tahay...lol waa laga arrinsanayaa ku lehe...ma afgembi baa lala rabaa...? Or does this mean qaaraan baa loo uriirinayaa si dibedda caafimaad awgiis loogu qaado? wax walba ayaantaan news bay noqdeene..!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this