Sign in to follow this  
me

Ciidanka Daraawiishta Iyo Kuwa Somaliland Oo Dhaqso Lookala qaadayo

Recommended Posts

me   

Ciidanka Daraawiishta Iyo Kuwa Somaliland Oo Dhaqso Lookala qaadayo

 

News (Adhicadeeye}20.10-06

Maleeshiyaadkii isku horfadhiyay deegaanka adhicadeye ee duleedka gobolka sool ee kala taabacsanaa maamulka puntland iyo kan somaliland ayaa lagu amray in lakala qaado ciidamadooda oo si deg deg ah ay u noqoto magaalada adhicadeeye goob ka caagan ciidaamada amarkaas oo kasoo baxay dowlada Ethiopia..........................

 

Dowladda Itoobiya ayaa ku guulaysatay inay ka dhaadhiciso maamulada Puntland iyo Somaliland inay heshiiyaan oo kala qaadaan maleeshiyaadkooda isku horfadhiya degaanka Adhicadeeye ee duleedka Magaalada laascaanood

 

Amarkan kasoo baxay dowlada Ethipoia ee ah in lakala qaado labada ciidan ee puntland iyo samaliland ayaa yimi kadib markii ay dowlada ethiopia sheegtay in cadow cusub uu kusoo kordhay dalka somalia ayna haboontahay in halmeel looga soo wada jeesto waa sida ay hadalka u dhigtay itoobiyee.

 

maadaama uu hada soo baxay cadow ka wada wayn labadooda waa in lakala qaadaa labada ciidan ayay tidhi dowlada ethiopia.

 

Cadowgan ayaa loola jeedaa golaha maxaakimta oo hada kusii fidaya dagaano badan oo koonfurta somalia ah. Kala qaadista maleeshiyaadkan ayaa la rajaynayaa inay dhawaan bilowdaan.

 

Qorshaha heshiiskan ay dhexdhexaadinaysay Itoobiya ayaa la sheegaya inuu ku jiro qodob ah in maleeshiyaadka la kala qaadayo qaarkood loo jiheeya oo ay ka qayb qaataan weerarka la filayo inuu maxaakimta dhawaan uga yimaado dhanka Itoobiya iyo Ugandha.

 

Warkale oo aanu haatan ka helnay aaga ay fadhiyaan ciidamada maamulka labaxay somaliland ay durbadiiba bilaabeen hawlo ay ku urursanayaan ciidamadoodii iyagoo dhamaana kalasoo baxay ciidankii joogay dhanka hawdka walow dhinaca laamiga ee adhicadeeye ay fadhiyaan ciidankii horay ujoogay.

 

sidoo kale guutooyinka ciidamada daraawiishta ee jooga deegaanka abeesalay ayay wararku sheegayaan inay kasoobaxeen qoryaha tiknikada ah walow ay si xoogan ujoogaan ciidamada looyaqaano afantariga.

 

Liibaan Jordan

 

Adhicadeeye

 

-------------------------------------------------

 

Lol how can they deny that they are ruled by Ethiopia now?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

thats nonesene ina Daami

 

somaliland doesnt retreat and most ceretainly somaliland doesnt take orders from anyone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Qudhac, what if this transpires to be true?

 

There is no doubt that Ethiopia hold its Indirect sway in these regions, but it is realy sad that the so called leaders in PL and SL take orders from our main enemy.

 

 

The mind retorts SSDF and SNM--the predecessors.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

^^^^^^^

 

caamir

 

that the whole point whatever you guys say about somaliland is always based on hearsay what ifs and chinese whispers rarely do we eve witness your the anti bandwagons doomday pretedictions for somaliland.

 

to be honest what somaliland has done for its people is millions times more better than what anyone else can muster so mr caamir wsho cares what dirt you throw at us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

I am just saying that we can't dispel the fact that the two entities of PL and SL are regionalist and secessionist respectively, so that implicates Ethiopia into the picture. Or are we ignoring the reality? It is not practically viable for SL to exist without direct collobaration with Ethiopia, for the latter provides weaponry.

 

Ethiopia invites the two leaders,namely Cade and Kaahin annually or every six month on policy advisory notes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Caamir:

lol @ sharmarke, you mean kilinka Lixaad

This may be the product of the meeting that took place between the TFG's President and the foreign minister of SL administration.

 

Rest assured, it is a matter of time till the occupiers realize going home is the best option

Share this post


Link to post
Share on other sites

Widhwidh baaad aakhrisanthiheyn waan garanayaa kan me maha from woqoyi galbeed waa ku wa cuqdadeysan eeh uu malayee ilu sayidkii siigeyste mahdi aaha

 

 

Adeeer sii fiicaan ii dhageyso somaliland ciidna amar ka ma qaadadto ciidanka baa halka wuu fadhiya

 

we dont care about Ethiopia maybe we will be pro courts if we like

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Mansa, it depends on how you interpret "occupiers". What you have in Adi Adheye is a group of clans banded together to confront Las Anod and since Las Anod is a peaceful city under the administration of Puntland, the residents prefer the conflict on the outskirts not creeping into their town. "Let them remain there till they can peacefully pack up and go back to their homes."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thats why most sane people will never support seccionist, they are always imposing themselves on others. Darwiishland or anything darawiish-related will never be part SL. We won't let it happen. Sorry couldn't understand what is said in the article. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a really further step that Somaliland took towards its recognition. I knew something is gonna happen.

 

Now this is a shock news to those blood-thursted ppl who envoy the somaliland's peace and development and would appreciate if there is a civil war in Somaliland.

 

Do u know that Ethiopia is so scared from Somaliland ??? ,,,, u don't wanna hear this coz u don't wanna believe it ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this