Sign in to follow this  
Kamaavi

Muuqaaladda Sannadka- Shariifka Jigjiga Iyo Shariifka Xamar Kee Khatarsan?

Recommended Posts

Faafan   

Yawwwwwwwn I can now see you have nothing to say except repeat the same useless statements which have no verifiable evidence but a TPLF stamp.Your clueless and you must resort to this.

 

I said stick Garowe for your own good because you embarassing yourself.This side of politics you obviously lack substance.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Adeer rethink your methods is what I was all along saying to you and put down the gun for your own good as now the religious men of the former Itihad are even singing the tunes of peace and the ONLF is split one side in consultation and considering peace while the other wing is refusing to do so.

 

The division is real, the refusal to sit down with the Ethiopian delegation in a mutual country by the militant wing you support is real, the political maturing of the region and the people is real and the diaspora's awakening to the ONLF merchandise is real too.

 

So all this has left a bittering taste in your mouth. The events are real adeer, the news is real, so I suggest to get real and to go with the flow of the fast changing political landscape and events in the aforementioned region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Ferguson:

gooni isutaaga jufooyinka waxaa hadh qariyey...

 

a) gooni isu-taagga diimeed ee ururada iyo dariiqooyinka,..

 

b) gooni isu-taagga dumarka, gaar ahaan madaxbannaanida ay afadu uga xoroobayso saygeeda,..

 

c) gooni isu-taagga ubadku uga xoroobayaan waalidkood...

 

Ninkii dhaha ictiraaf iyo madaxbannaani raadintu waxay gashay nolosheena oo dhan, ma been buu sheegay?

 

 

Shariifka Jigjiga wuxuu noqday
markuu Shariif xamar noqday madaxweynaha beesha.

 

Ka daroo dibi dhal...

:D Wixii jiraba way soo bixin insha Allaah.

 

Originally posted by Malika:

Interesting body language,observe how the two Sheikh's seem to be uncomfortable,perhaps even nervous.They seem to lack authority - siidee uu fadisteen ayaa kaa garaan kareysaa..whilst their host seems to ouze confident and authority by the way he composed himself.

 

The first man seems to be all over the place and Sheikh Ahmed seems eager[Yes sir mode]..as they say, pictures speaks a thousand words..LOL

I didn't know inaad fadhi-akhriska khabiirad ku ahayd masawirro badan baan dhinacaaga u soo darbaynayaa ee bal iyagana noo akhri... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The diaspora is returning in droves taking advantage of the peace deal signed ONLF, UWSLF

 

Qurba-joogta u Dhalatay Deegaanka oo Dib ugu Soolaabanaya Wadankooda Hooyo.

 

Waxaa Maalinba Maalinta kadambaysa soogaadhaya Magaalooyinka waawayn ee Deegaanka soomaalida Qurba-joogta u Dhalatay Deegaanka oo Dib ugu Soolaabanaya Wadankooda Hooyo.

 

Waxaa Maalinba Maalinta kadambaysa soogaadhaya Magaalooyinka waawayn ee Deegaanka soomaalida Qurba Joogta u Dhalatay oo Sanadihii Dambaba ku Maqnaa Dalka Dibadiisa iyaga oo ka faa,iidaysanaya Barnaamijaka Nabada ee ka Hanaqaaday Deegaanka Soomaalida.

 

Magaalada Jigjiga marka aad imaato ayaad waxaad ku arkaysaa Dad Fara badan oo kayimid Wadamada Yurub, Maraykaka, Asiya, & Afrika iyaga oo Dib ugu Soolaabanaya Wadankooda Hooyo, Hoteelada waa wayn ee Magaalooyinka Jigjiga, Godey, Qabri Dahar & Magaalooyinka kale ee Deegaanka ayaa ah kuwo la Ciir Ciiraya Dadkan Qurabaha ka imaanaya.

 

Qurba Joogta Deegaanka ayaa si Buuxda u Taageeray Barnaamijka Nabada ee ay wada Gaadheen Ururka UWSLF & Itoobiya iyaga oo ku Tilmaamay mid looga bixi karo Xaalada Dhibaato ee Wadanka kajirta.

 

Siwalbooy ahaataba Dadka Deegaanka u dhasahay ayaa ah kuwo ka Dharagsan Colaada waxa ay tahay haday ahaan lahaayeen kuwo Dibada Jooga & kuwaWadanka Gudihiisa kusuganba, iyada oo hada u Muuqato in ay soo ay soo afjarmeen dhibaatooyinkii wadanka kataagnaa 20kii Sano ee u dambeeyayba hadana Cagta lasaaray Barnaamij kaas looga bixi karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh.Maxamed Cabdi Umal oo kajawaabay hadal been abuur ah oo ay kafaafisay Shabakadda Aljazeera.net

Qoraalka uu soo saaray Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sh_umal1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Polanyi:

 

ps. can you give us more information about the merits of Meles Zenawi?
:D

:D:D . Yea tell us more about meles..

 

Jabhad, great job setting the record straight and educating our little cousin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kursigaas iyo kan lamid ah meeqo qof hoggaamiyaal Soomaaliyeed sheeganaayo, beside those two posted already, soo fadhiistay horta? Let's see.

 

sl8.jpg

 

Riyaale.

 

fzz.jpg

 

Faroole.

 

melesmadobe.jpg

 

Madoobe.

 

27oct08.jpg

 

Geedi.

 

nuur.jpg

 

Nuur Cadde.

 

shh90804.jpg

 

The other Shariif.

 

cumar09.jpg

 

Ina Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

 

And calanka Xabashada is always present, while not the guest's national flag, the wonderful blue flag. That tells you something.

 

Also how many times do those Soomaalis hoggaamiyaal sheeganaayo ever met themselves face to face? How many times did Riyaale and Faroole ever met?

 

I bet next Soomaali new face to sit in that chair will be Siilaanyo. Waala arki doonaa, soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Few headlines from the horn. Duke says there is a heavy fighting in Moqadisho... N from the other side (A&T knows better but we heard) Ethiopian soldiers burned 6 towns and hamlets in near Jigjiga (Tuesday, 24 August 2010 02:35 Ogadēn Online).

 

Tigreega oo dadka ku qasbaya in ay taageeraan qolyaha isdhiibay(Qorahay Online).

 

35lsxfk.jpg

 

Dhulka anaa iska leh. Geeridu waxay dhibi ninkii dhoof ku yimi.

 

2d88ec.jpg

 

2ypkx81.jpg

 

Nabad galyo waxaa hela, ninkii nabad laga helo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Ethiopian-sponsored websites are expressing doubt in this scam too. :D:D

 

Jabhadda ONLF oo beeniysay in wadahal ay la galeyso Dawladda Itoobiya.

 

08/23/00

 

Dooxa (Kilil5). Jabhadda ONLF ayaa maanta waxba kama jiraan ku tilmaantay Xubno ka tirsan Jabhadda oo heshiis lagalaya Dawladda Itoobiya, iyadoo sheegtay in wararkaasi aysan waxba ka jirin. Dawladda Itoobiya ayaa dhankeeda ka sheegtay in wada hadal uu usocdo Dawladda iyo ONLF, taas oo heshiis kama dambays ah lagu kala saxiixan doono Addis Ababa.

 

Xuseen Max’ed Nuur oo ah madaxa Warfaafinta Jabhadda ONLF ayaa mar uu maanta la hadlayay Warbaahinta Caalamka sheegay inaysan waxba ka jirin warkii maalmo ka hor ka soo baxay Dawladda Itoobiya, waxa kale oo uu sheegay in Eng.Salaaxudiin oo ah Guddoomiyaha garabka nabadda qaatay ee ONLF ee wada hadalka kula jirta Itoobiya ay horey uga saareen Jabhadda sannadkii 2006, kadib markii uu lunsaday dhaqaalo ay laheyd Jabhaddu waa sida uu hadalka u dhigay.

 

Madaxa Warfaafinta Jabhaddu waxaa uu sidoo kale sheegay in dagaalo ay Ciidanka Itoobiya la galeen Bishan Ramadaan dhexdeeda ay la wareegeen 10 xero Ciidan, isalmarkaana ay dileen sida uu hadalka u dhigey Saraakiil ka tirsan Dawladda Itoobiya.

 

Jabhadda ONLF ayaa inta badan ku tilmaanta garabkan Nabadda qaatay kuwo aan Ururka ma talin, isla markaana Xubnaha garabkan horey looga saaray Jabhadda waa sida ay hadalka u dhigaan, iyadoo geesta kale Garabkan nabadda qaatay ee ONLF ee wakhti xaadirkan iyagu ku sugan gudaha Degaanka ay sheegtaan inay yihiin ONLFtii saxda ahayd.

 

Waxaa xusid mudan in aan wali la arkin Ciidan buuxa oo ONLF ah oo kusoo galay heshiisyada Dawladda iyo garabkan Nabadda qaatay ee ONLF, sida Ciidanka Jabhadda UWSLF oo iyagu markay soo galayeen ay wada socdeen Madaxdooda iyo Ciidankooduba, waxayna arrimaha noocan ahi shacabka Degaanka ku keeneen jahawareer intiisa la eg.

 

Dooxa, Qadar

Kilil5 Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this