Sign in to follow this  
Member-sol-

Ciidanka Itoobiya oo amray in laga qaado ciidanka DFKM inta u dhexaysa Banaadir iyo B

Recommended Posts

Ciidanka Itoobiya oo amray in laga qaado ciidanka DFKM inta u dhexaysa Banaadir iyo Bay

Posted to the Web May 22, 12:21

 

 

Marka:-Ciidanka Itoobiya ayaa waxay amar ku bixiyey in la qaado ciidanka ku sugan inta u dhexaysa gobalka Banaadir iyo Bay ka dib markii ay kala garan waayeen kooxaha ka soo horjeeda DFKM iyo ciidanka aan wax sumad ah wadan oo daacada u ah DFKM.

 

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka Shabeelaha Hoose ee DFKM ayaa waxaa ay sababeen amaan xumi iyo lacag leejo ah oo ay ka qadaan gawaarida isaga goosha Banaadir ilaa Bay.

 

Ciidanka Itoobiya ayaa dhowr jeer waxaa khasaaro loogu geystay wadad dheer ee isku xirta gobalka Banaadir ilaa gobalka Bay waxaana dhowr jeer weeraro gaadmo ah ku qaaday Mujaahidiinta AL-Shabaab iyo kuwa Jabahada Islaamiga ee soomaliya (JIS).

 

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Sh. Maxamuud Nuur, ayaa waxaa uu sheegey in amar lagu siiyey Ciidamadaasi in ay isaga baxaan goobihii ay ku sugnaayeen

 

Ciidanka Itoobiya ah ayaa la sheegayaa in ay soo buuxdhaafsheen gobalka Gedo iyo Baydhabo ka dib markii uu sheegay Raisulwasaaraha Itoobiya Meles in aysan ciidankiisa ka baxay Soomaliya inta ay Jihaadiyiin ku sugan yihiin gudaha Soomaliya.

 

Maxamed Cali

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ Which Defence Ministry? If you are talking about the one in 'Biheraawi' at the center of Addis, you gussed right. The orders are issued from there not only to Ciidanka, but to Cabdullahi yusuf himself.

 

Dawlad ceebayska miyaad ka filaysay inay wax amraan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this