Sign in to follow this  
Shiikh_Yaasiin33

Bin-Laden “C/llaahi Yuusuf waa daba dhilif murtad ah

Recommended Posts

Wadaadka caanka ah ee Sheekh Usama Bin laden ayaa si aan horey loo arag uga hadlay arrimihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya isagoo diginiin, baaq iyo weliba cambaareyn u jeediyay qeybaha kala duwan ee quseeya arrimaha Soomaaliya, waxaana markii ugu horeysay sheekhu uu si cad taageero ugu muujiyay maxkamadaha islaamiga ee magaalada Muqdisho kacdoonka ka sameeyey.

 

Bin-laden oo isagu ah ninka sida weyn uu u doon doonayo Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa fariintan ku faafiyay shabakad wararka u faafisa ururkaasi oo dhinaca Internet-ka ah iyadoo laga sii daayay Telefishinka Al Jazeera, wuxuuna wadaadku si kulul u weeraray madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed oo uu ku tilmaamay Murtad ka baxay diinta islaamka, sida uu wadaadku hadalka u dhigay, wuxuuna sidoo kale eedeyn ba'an u jeediyay xildhibaanadii u codeeyey in dalka Soomaaliya la keeno ciidamo shisheeye isagoo shacabka Soomaaliyeed u sheegay in aysan taageerin dowladda dabadhilifka u ah Itoobiya haddii ay taageeraana ay noqoneyso inay la mid noqdaan Murtadiinta.

 

“Guusha kaliya ee aad ku gaari kartaan midnimadiina, waa in aad taageertaan maxkamadaha islaamiga, waana inaad ogaataan in kooxda uu hoggaamiyo murtadka weyn ee C/llaahi Yuusuf inay yihiin koox isku baheysatay khiyaano iyo dabadhilifnimo waxaana cadeyn u ah xildhibaanadii u codeeyey in dalkooda la keeno ciidamo ajnabi ah, xildhibaanadii baarlamaanka ee ansixiyay keenista ciidamo shisheeye illaa ay ka towbad keenaan kama badbaadayaan dembiga ay ummadda iyo diinta islaamka ka galeen halka xildhibaanadii diiday qudhooda aysan ku badbaadeynin diidmadooda ee looga baahan yahay in aysan ku sii dhex jirin kuwaas oo ay iska casilaan kooxdaas†ayuu yiri Usama bin laden.

 

“Shacabka Soomaaliyeed meel kasta ooay joogaan waxaa waajib ku ah in ay ogaadaan in taageero kasta oo ay siiyaan murtadka C/llaahi Yuusuf la siiyo looga baxayo diinta islaamka, ayna tahay Gaalnimo weyn oo Muslimada bannaanka ka ah†ayuu sidoo kale yiri Usama oo sheegay in dowladda Mareykanka ay haatan ku howlan tahay diyaarinta ciidamo lixaad leh isagoo ku andacoonaya inuu nabadgelyo ku soo celinayo dalka Soomaaliya.

 

“Waxaa la yaableh Soomaaliya oo 15 sano dhibaatooyin iyo dagaallo uu ka socday, sababta xilligaas looga hadli waayay dagaalladaas iyo dhibaatada ay ku soo jireen ee hadda looga hadlayo arrimahood iyo sababta keenaysa in ciidamo loogu diro, qof kasta oo caqli leh wuu garan karaa ujeedada laga leeyahay arrintaas, sababtuna waa in laga hortago maxkamadhaa islaamiga ee nuurka islaamka wada ee doonaya in dalka Soomaaliya ay u dhisaan dowladda islaami ahâ€.

 

“Ciidan kasta oo Soomaaliya la geeyo waxaan u arkeynaa sii waditaanka dagaalka ay gaaladu kula jirtay islaamka, waana in caalamku ogaadaa in ciidamo lo diro Soomaaliya oo Mareykanku taageero nooc kasta oo uu ahaado, xittaa ciidamo dalalka islaamka ka socda oo si kale loo adeegsado loo diro Soomaaliya kuwaasoo dabadhilif u ah Korneyl murtid ah ay kula daaalamayaan meel kasta iyo waqti kasta oo munaasib ah†ayuu mar kale yiri Usama bin laden.

 

Dhinaca kale, guddoomiyaha golaha maxaakimta islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wax laga weydiiyay inuu ka jawaabo hadalada Usama sida ay u arkaan ayaa ka gaabsaday isagoo xusay inay maanta shir jaraa'id qaban doonaan ayna si rasmi ah ugu faah faahin doonaan aragtidooda.

 

Garaad Salaad Xirsi

Muqdisho, Somalia

garaadcadde@hotmail.com

 

Source: www.harardhere.com

 

Also English newspaper

 

Bin Laden says U.S. plans crusade in Somalia

By Inal Ersan

 

DUBAI (Reuters) - A purported audio recording by Al Qaeda leader Osama bin Laden said a U.S.-backed bid for the deployment of international forces in Somalia was part of a crusade to crush budding Islamic rule.

 

"Any military forces' deployment in Somalia from any country, even if it was an alleged Islamic country, can only mean a continuation of the crusade against the Islamic world," said the speaker in an audio statement posted on the Internet.

 

"The claim that this would help Somalia's people and spread security there was a lie," said the speaker.

 

"The true reason is that the sharia movement (Islamic Courts Union) has taken over the capital and spread their influence on most of the important parts and they seek to create an Islamic state."

 

He also warned the United States and other countries against dispatching troops to the African nation where the militia of the Islamic Courts Union gained control over the capital Mogadishu in June.

 

"We warn all of the countries in the world not to respond to America by sending international troops to Somalia. We will fight (foreign) soldiers on the land of Somalia ... and we reserve the right to punish them on their land and anywhere possible."

 

A U.S. intelligence official, declining to be named, said in Washington there was no reason to doubt it was bin Laden on the tape, which was posted on an Internet site used by Islamists.

 

Bin Laden urged Somalis to back the newly powerful Islamists and to fight Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed and his allies, warning that offering any support to Yusuf or international forces would turn Muslims into "infidels".

 

FOREIGN PEACEKEEPERS

 

The government's call for international peacekeepers has infuriated the Islamists. The interim government, formed in neighbouring Kenya in 2004, has little power and is based in the southern provincial town of Baidoa.

 

Somalia's parliament approved deployment of foreign peacekeepers earlier this month. Troops from Uganda and Sudan would come first, followed by bordering states, including Somalia's traditional rival Ethiopia.

 

Islamic Courts Union Chairman Sheikh Sharif Ahmed said in late June that fellow African nations should block any deployment of foreign forces in his country.

 

Bin Laden warned the leaders of the Islamic movement about the "traps of the infidels", including a call by Yemeni President Ali Abdullah Saleh for talks between the government and the Islamic Courts Union.

 

On June 16, a Yemeni state Web site said leaders of the Islamic Courts Union have agreed to hold talks with Yusuf in Yemen.

 

The Islamists, whose militia drove warlords out of the capital and has since advanced into the hinterland, and the government agreed last week at talks in Sudan to recognise each other and meet again this month.

 

© Reuters 2006. All rights reserved. Republication or redistribution of Reuters content, including by caching, framing or similar means, is expressly prohibited without the prior written consent of Reuters. Reuters and the Reuters sphere logo are registered trademarks and trademarks of the Reuters group of companies around the world.

 

This article: http://news.scotsman.com/latest.cfm?id=965542006

 

Last updated: 01-Jul-06 23:08 BST

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

وحمل بشدة على الرئيس الصومالي عبد الله يوس٠ووصÙÙ‡ بالعميل والخائن ووص٠حكومته بالعصابة، مستدلا على ذلك بقرار استدعاء القوات الأجنبية إلى البلاد، كما حذر النواب المعارضين لمثل هذه الخطوة ÙÙŠ البرلمان وطالبهم بالتبرؤ من "العصابة الخائنة".

 

From the above sentence (quoting from Aljazeera.net) He called him a "traitor" and a "renegade" not murtad, if my basic Arabic is correct that is.

 

Allahu Yaclam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this