Sign in to follow this  
Xudeedi

SPR: SSC Secretary of Defense; Enlistment of Troops, Invitation From Ethiopia + More

Recommended Posts

Xudeedi   

logo.png

 

Somali Public Radio oo wareysatey Xoghayaha Difaaca SSC, Yaasiin Cabdi Cabdulle “Tanaad”…

 

Buuhoodle (SPR): Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ay idaacada SPR ay la leelatey Xoghayaha Difaaca SSC, Yaasiin Cabdi Cabdulle oo loo yaqaan “Tanaad” ayaa sheegey in ay ururka ama Jabhada SSC ay u diyaar garoobeyso xoreynta deegaanadaasi isla markaana maamul laga wada hirgalin doona.

 

Xoghaye Tanaad ayaanu weydiiney arimo badan oo ay ka midyihiin masuuliyada loo magacaabay iyo howsha kaga aadan, Itoobiya oo casuumaad u fidisay SSC iyo waxay casuumaadaasi ku saabsantahay, Arimo ku saabsan baaqii maamulka Somaliland oo ay ugu baaqeen nabad iyo wada hadal, ciidamada ka soo gadoodey maamulka Puntland iyo waxay qorshaha ku aadan, ciidamo dhawaan laga diiwaan galiyey magaalada Buuhoodle, iyo waliba arimo kale…..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

^Your W/C, if you've listened to it, can you please summarize the interview for us. I still have not had a chance to listen to it.

 

Thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xudeedi:

^Your W/C, if you've listened to it, can you please summarize the interview for us. I still have not had a chance to listen to it.

 

Thanks

la yaab -haddana wax aadan dheggaysan baad mesha ku soo dhejisay oo buunbuunineysaa - cajiib!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

^Waryaa damiinsanidaa, buufiska reerka ku dhacay miyaa ku habsaday. I've read the introduction and posted the interview accordingly.

 

The topic is titled: "SPR: SSC Secretary of Defense; Enlistment of Troops, Invitation From Ethiopia + More"

 

Which are all in the introduction if you know how to read Somali. Adeer your frustrations with SSC is not unique to you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xudeedi:

^Waryaa damiinsanidaa, buufiska reerka ku dhacay miyaa ku habsaday. I've read the introduction and posted the interview accordingly.

 

The topic is titled: "SPR: SSC Secretary of Defense; Enlistment of Troops, Invitation From Ethiopia + More"

 

Which are all in the introduction if you know how to read Somali. Adeer your frustrations with SSC is not unique to you.

buffoonery knows no bounds baan maqli jidhay!

adiga iyo aniga qofka 'buufiska reerka ku dhacay..(oo) ku habsaday' waa loo wada jeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Polanyi:

Looks like another puppet entity in the making.

Totally opposite.. They are fighting against current puppets. So far they aint run to master. If invited they will accept and only impose their concerns rather the vise-versa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Xudeedi:

Adeer your frustrations with SSC is not unique to you.

Xudeedi,

 

Waa runtaa ha la yaabin , he is not the only one, many are suffering from this disease

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this