Sign in to follow this  
Member-sol-

Amxaaradi aan la dagaalamanay weey waasheen-Suuleey

Recommended Posts

For that news click the article below

http://soomaalinews.com/view_contents.php?articleid=9171

 

 

and

 

 

dabaqoodi is dhiibay, ka dib markii eey kaso gosteen kuwi ku hayay xeryooyinkooda.

 

Sarlkaal Itoobiyan Ah Iyo Ciidamo Ka Tirsan Dkmg Ah Oo Soo Goostey.

Beerdhiga 11.06.2008 21:42

 

Sarkaal xigeen ka tirsan ciidanka Gumeysiga Itoobiya, oo soo goostey ayaa maanta u soo qacan galey xoogaga MMI Soomaaliyeed, sida uu saxaafada uga sheegeey shir jaraa’id oo uu qabtey afhayeenka MMI Soomaaliyeed sh Ibraahim suuley.

 

Sh Ibraahim suuley, ayaa si rasmi ah saxaafada Muqdisho uga shaaciyey in uu maanta u soo gacan galey sarkaal xigeen ka tirsan ciidanka Gumeysiga Itoobiya, kaas oo uu sheegay in wixii warbixin ah ee dhaaraad ah ee ku saabsan sarlkaalkaas saxaafada u so bandhigi doonaan.

 

Mar uu ka waramayey sh Ibraahim sababta keentay in sarlkaalkan maanta gacantooda soo galo, ayuu sheegay in uu u adkeysan waayey sida uu sheegay isaguba waa sarkaalke dhibaatada dagaal ee mar walba uu kala kulmo xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyeed, taas oo ku kaliftey in uu ka soo baxsado ciidankii uu ka tirsanaa.

 

Sarlkaalka ayaa sidoo kale sheegay in dhibaatada joogtada ah ee har iyo habeen lagu hayo shacabka Soomaaliyeed u adkeysan waayey sida adaraadeedna uu go’aansadey in uu ka soo goosto ciidanka Itoobiya ee uu ka tirsanaa.

 

Sarlkaal ku xigeenka ka soo goostey ciidanka Gumeysiga Itoobiya ayaa sidoo kale saxaafada ka Hadley, waxa uuna xilligaas ku hadlayey af-amxaariga in kastoo hadalkiisa aan saxaafada loo farisin waxii uu ka Hadley iyo sababta keentay in uu ka soo goosto ciidankii uu ka tirsanaa.

 

Sh Ibraahim suuley ayaa sidoo kale ka sheegay shirka jaraa’id in ay soo dhaweynayaan Ciidamada Itoobiya ee diyaarka u ah in ay ka soo goostey ciidanka Itoobiya ee doonayo in ay iyaga u soo gacan galaan, isaga oo dhanka kale shacabka ugu baaqey in ay soo dhaweeyaan Ciidamada doonaya in ay ka soo goostey kuwa Itoobiya.

 

Dhanka Gaari cabdi-bille ah iyo ciidamo saarnaa oo watey 10 qori oo AK47 ah, 2 PKM iyo RBG 7, ayaa maanta waxa ay isu soo dhiibeen xoogaga MMI Soomaaliyeed, kuwaas oo ka soo goostey ciidanka DKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya.

 

Sh ibaraahim suuley oo ka Hadley ciidanka DKMG ah ee safkooda ku soo biirey, ayuu sheegay in ay si wanaagsan ula dhaq mayaan, dhamaan Ciidamada soo goosanaya, isaga oo ugu baaqey inta wali ku harsan safka taageerida Gumeysiga Itoobiya in arintaa ka wantoobaan oo walaalahooda Soomaaliyeed wax la qeybsadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am absolutely baffled by those who in the name of peace, want to give this confused woyane 4 months to rehabilitate.

 

Walaahi, if the islamist are not able to defeat the ethiopians know, and stop fighting, they may never have another chance at it. They (ICU) are at their strongest point since their retreat in '06.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

lol, Warya, Abtigis and Tolka click on the link and listen to the audio: bal no turjum wuxu yidhi the amhar officer!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

The captured is speaking in broken Axmaari. Most likely he is Canfari (from the Afar region). 99% probablity. Only Somali's and Afar's speak Amharic that way. He is saying "I am a muslim, and as I have no intention to harm another muslim, ...."

 

Good strategy by the Muqaawamaa but long overdue. Askarta axmaarata waa ina lakala qaybiyo si ay u kala shakiyaan. I know Oromos and Axmaaro will try to cross the ocean at every opportunity. Human traficking, sadly, could boost the struggle!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this