Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Intelligence Arrest 3 men over Terror Suspect

Recommended Posts

Sirdoonka Qaranka oo Madaarka Hargeysa ka Qabtay Laba Nin oo Lagu Tuhunsan Yahay Qaraxyadii Argagixiso ee 29 October 2008

 

 

Hargeysa (Jam)- Ciidanka Sirdoonka Qaranka Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay shalay laba nin oo ka dhoofayey Madaarka Hargeysa, kuwaasoo lagu tuhunsan yahay arrimo la xidhiidha in ay ku lug lahaayeen weerarradii argagixiso ee 29 October 2008 ka dhacay caasimadda Hargeysa.

 

Ma jiro wax war ah oo xukuumaddu ka soo saartay qabashada raggan, balse sida ay Jamhuuriya xalay cawayskii u xaqiijiyeen ilo xogogaal ah, waxa labada nin ee Sirdoonka Qaranku ka qabteen Madaarka Hargeysa ku sii jeedeen dhinaca magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

 

Waxa kale oo ilahaasi tibaaxeen in raggaas oo aan la caddayn dhalasho halkay ka soo jeedaan, balse sitay baasaaboorro Soomaali ah, waxa madaarka uga sii horreeyey oo ku sugayey saraakiil ka tirsan hay’adda Sirdoonka Qaranka, kuwaasoo gacanta lagu dhigay markii ay galeen xafiiska Laanta Socdaalka ee garoonka diyaaradaha, kadibna mid walba la saaray gaadhi xaajiyad ah oo sirdoonku leeyihiin, una qaaday dhinaca gudaha magaalada Hargeysa, haseyeeshee ilaa hadda si rasmi ah looma oga halka la geeyey nimankaas.

 

Labada nin ee laga qabtay Madaarka Hargeysa oo ah dhallinyaro, ayaa wararku sheegeen in ay dhowaan dalka yimaaddeen, isla markaana ciidammada ammaankoodu si weyn ula socdeen dhaqdhaqaaqyadooda, iyadoo la sheegay in ujeeddada qabashadoodu ka dambaysay tuhun la xidhiidha in lug ku lahaayeen qaraxyadii khasaaraha weyn dhaliyey ee 29kii October 2008 kooxaha argagixisadu la beegsadeen goobo muhiim ah oo ku yaal caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland intelligence arrested three men at Egal International Airport in Hargeisa over terror suspect. Reports say that the three men were travelling to Mogadishu using international passports. Some local newspapers say the Somaliland security forces have been following their movements since they arrived the country and the police forces were ready at the airport to arrest them before they depart to Mogadishu.

 

There is no official statement from the government about the issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

JB Did I tell you my cousin who went to visit his wife got arrested walking around in Hargisa. Something about no one knowing him and him looking suspicious. I laughed my head off, and worse thing is his Somali is broke so he could not tell them anything. He was detained and freed after a while when the family rescued him. I don’t think he is ever coming back to Hargisa, you guys are arresting everyone who does not fit in, looks and act different with a foreign passport. Take it easy, not everyone is a terror suspect.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

How big are the damn jails, anigu yaabayee? Meeshaad aragtaba qof baa laxiray bey lataagan yihiin!

 

Ibti, did your cousin look like a wadaad *gardheere*?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Poker, It is almost finished. I think they will have an opening ceremony or something.

 

We will put more of the Redsea's relatives who are coming back from Baidoa ,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this