Sign in to follow this  
General Duke

MAXAMED DHEERE : Four years as head of Middle Shabelle

Recommended Posts

MAXAMED DHEERE MASUUL KU DASHO MUDAN OO MIRIHII HALGANKIISU MUUQDO.

 

waxaa laga wada dharagsan yahay in dad badan oo wax badan ka qabtay nabadgalyada deegganada ay ka taliyaan ay yimiih xilligaan kuwo tusaale cad u ah bulshada soomaaliyeed waxaana ay tahay kuwo mar kasta qaluubta shacabka xaadir ku ah u dadaalayaasha masaakiinta iyo dadka u baahan nabadda iyo xasiloonida oo walibana u nugu dhibaatada dalka ka dhac-day 14ka sano aynu kujirnay dagaal mindhicireedyada oo fuuqsaday nabaddii iyo xasil-oonidii kala danbeyntii iyo wa-liba howlihii qaranka.

 

Haddaba inagoo ogsoon in wax waliba ay leeyihiin dad ka muuqda dadka kale oo waxqabadkoodu uu muuqdo ayaanana la ilaabi Karin dhib-aatooyinka soo taxnaa ee ka dhaceysay waddada isku xirta xamar ilaa Balcad,oo uu nabadeda ka qeyb qaatay Xaaji Muuse suudi yalaxoow dada-lkaa ayaa noqday mid ay ka sii horumariyan halkiisa ayna gaarsiiyeen dad ka naxaya dhibaatadaa oo waddada oo dheer darted dadkii gaadiidka rakaabka ahaa dhac iyo dhibka joogtada ah ee lagula kacayey wixii ka sii fog halka nab-adda laga aslaaxshay sutida u qabtay dhexdana u xirtay Hoggaamiye Maxamed Cumar Xabeeb oo ah nin ay ka muuqatay kalsooni badan lehna qimrad iyo waayo aragnimo isagoo nafsaddiisa u huray in uu si dhaqsi ah ugu soo dabbaalo nabad galayo ka dhacda

deegaannada gobol-ka shabeellaha dhexe ayaa dadaalkiisa waxaa uu noqday mid afka ay ku hayaan shacabka soomaaliyeed ee ku ganacsada wadadaa iyadoo dad-allada nabdeed dadkii ka qeybqaatay ay kamudeysteen markasta oo la marayo waddaaas in loo duceeyo maxamed ddeere iyo muuse suudi oo bi-lowga halka nabadda deegganadaas ahaayeen.

 

Guddoomiyaha gudiga siyaasadda maamulka Gobol-ka shabeelaha dhexe Md.Ma-xamed Cumar Xabeeba {M. Dheer} ayaa waxaa dadaalkiis uu noqday mid miro dhalo oo dadweyihii gobolkaa iyo gobl-lada dhexe isaga gooshayey ay had iyo jeer iyo laga dareemayo farxad iyo reynreyn markii ay maraayaan waddada iyadoo la ogaa markii hore in lagu mari jiray yaa-siinkow tabaaragoow, iaydoo qof wal-iba uu hore yaasiinka isasaari jiray haddii uu ku soo nabad noqdana uu caadada beelaha soomaliyeed ay aheyd inta badan in shrdi ay ka galaan Bun in ay dubaan ama xoolo ay qalaan qu;aanna isasaaraan.

 

Qarashkii iyo walwalkii alle ka sokow waxaa dadal muujiyey ciidanka nabadsug-Idda gobolka sh/dhexe gaars-iiyeyna nabadii balcad ka bil-abaty ilaa iyo tuulada Fiidoow oo nabadda lagu soo dabba-alay qof walba aysan dooneyn in looga sheekeeyo haseyee-shee taariikhdu ayaa ah mid soo taxan oo qofweliba buuggii uu wax ku qorto ayaa wax looga aqriyaa waxaana dhihi lahaa guddoomiyaha gudiga siyaasadda gobolka shabeel-aha dhexe iyo inta garabka ku siisay sugudda ammaaka go-bolkaa iyo deggannada u dha-w dhaw sanadkuuguuradii 4-aad habbalyo hambalyo geediga wadaay wadaay wadaay.

 

14ka maarso maalin waa maalintii nabadda gobol-ka Sh/Dhexe waana maalintii niyasamida gaadiidleyda iyo rakaabka waa guushii dadwe-ynaha deegaanka iyo hoggaa-nka gobolka waxaana ay tusaale cad u tahay inta jecel nabadda waa gobol nabdoon, waa gobol barwaaqeed,waa gobol dad walaalo ah ay deggan yihiin, waxaana u rajeynayaa in ay ka sii wanaagsan-aato sida hadda ay tahay nabaddadegaankaa iyo kan soomaaliya oo dhan oo la badiyo naxariista ayaa badata dadka iyo dalkulan way ku horuu-maraan waxay u

mahadcelinayaan bulshada nabadda jecel intii ka qeyb qaataday nabadda bilow ilaa iyo inta ay haatan mareyso waxaan diyaar u u yihiin in ay hiil iyo hoo la garab istaagaanu daneyay-ashabulshadauu kow hadda ka yahay Maxamed Dheer guddooyihaya maamulka siyaa-sadda gobolka sh/dhexe in aan xusno maalinta qiimaha inoo leh waana waxa keeni kara dhismaha qaraka qara-nka waxaa tusaale u ah qoftii waxqabdiisa muuqdo.

 

Tusaalaha xiligaan siy-aasaddadalka doorka shriifka ah ka qaatay waa M/dheer

waana udubdhexaadka tiirka nabdda iyo dhismaha qaran ee xilligaan waxqabdloo ayo ayuu u qabtay bulshada .

 

W.Q. Xabiibo Axmed Jimcale {Biibto}

 

 

Mogadishu Times

 

E-mail: mogtimes1@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good stuff. Seems like oh boy's leadership has been overlooked for some time. More informational investment ought to be carried out for Middle Shabelle, its politics, social activities and so fo forth. I can see Abdullahi Yusuf's strength southern Somalia derives from the support Mohamed Dhere extends to him, militarily or politically, making him the TFG's most important ally.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

I guess you could say he was over-looked before Abdullahi Was elected president. All good things came to light right now, thanks to the hopeful president. Bilaash amaan kuma mudanin hadda Mr.Aw-Dheere though I doubt a military support coming from him would do anything good for Abdullahi if there was a conflict.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mohamed Dheere is a new type of leader unlike any seen in the south. He has successfully brought about tangible benefits in his area of influance. He has usurpud the happless Musa Sudi as the power of the clan and thus his support has rattled the other big players in Banadir.

 

Underestimate this dude at your peril.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shabeelaha Dhexe oo u Dabaaldegtay Shalay Maamulka ka Hirgalay halkaas, haddaba Maxaad kala socotaa xaaladda dhabta ah ee gobolka Shabeelada Dhexe?

- Tuesday, March 15, 2005 at 10:07

 

 

Gobolka shabeelada dhexe, waxaa ka jira maamul ay samaysateen dadka ku nool deegaanku bishii Maarso 2001. Gobolku wuxuu ka koobanyahay degmooyinka; Jowhar, Cadale, Warshiikh, Raage-ceelle, Aadan-yabaal, Mahaday iyo degmada Balcad, waxaana maamulkaani ka shaqeeyaa dhamaan degmooyinkaas – marka laga reebo degmada Balcad oo uu ka taliyo wasiirka ganacsiga Soomaaliya Muuse Suudi. Gobolka Shabeelada dhexe, wuxuu xuduud la leeyahay gobolada kala ah; Hiiraan, Galgaduud, Shabeelada hoose iyo Banaadir

 

 

 

Waxaa shaqeeya guddiga siyaasadda gobolka shabeelada dhexe iyo wakiilo q aabilsan hay’adaha kala duwan ee maamulka sida; wakiilka beeraha, wakiilka arimaha gudaha, wakiilka warfaafinta iwm. Waxaa ka jirta nabadgalyo lagu tilmaami karo inuu yahay gobolka ugu xasiloon guud ahaan Soomaaliya.

 

 

 

 

 

Waxaa shaqeeya ciidan boolis oo ku hubeysan budad (uloh). Waxaa shaqeeya maxkamadaha darajada koowaad iyo tan racfaanka. Magaalada Jowhar oo ay iigu dambeysay muddo labaatan sano ku dhow ka hor – isbadalka qura ee aan dareemay waxaa weeye, maamul si fiican u shaqeeya oo dadku kuwada qanacsan yahay oo gobolku leeyahay. Waxaa si fiican u shaqeeya nadaamkii canshuuraha, waxaana maamulka gobolku mushaar siiyaa shaqaalaha hay’adaha sida kuwa; amniga, caafimaadka, waxbarashada iwm.

 

 

 

Magaalada Jowhar Gaadiidku ma istaagi karo meel aan ka ahayn meelaha loo cayimay, sidoo kale, BL-ku ma soconkaro asagoo albaabku furan yahay ama kor dad ka saaran yahay.

 

 

 

Dil iyo aano qabiil waa halkeedee, waxaa reeban in labo qof is feerto – waxaana ka xeeran labadii isfeerta in midka bilaabay laga qaado ganaax lagaceed.

 

 

 

Dadka deegaanka gobolku waxay mashquul ku yihiin; xoogsiga sida falashada beeraha, waxayna si wayn u ixtiraamaan maamulka iyo shuruucda u taala.

 

 

 

Wax soo saarka dhinaca beeraha ayaa gobolka ka dhigay mid badanaa waxyaalaha daruuriga u ah noloshu aan dibadda laga soo jejin. Beeraha gobolka waxaa sanadkasta ka soo go’an; bariis, digir, sisin, galay iyo qudaarta noocyadeeda kala duwan. Waxaa magaaladu leedahay biyo iyo koronto joogto ah, waxaana ka howl-gala hay’ado caalami ah oo ay kamid yihiin; UNCEF, MSF-Spain, CHAFA, UNDP iyo NGO-yo wadani ah oo wax ka shaqeeya dhinaca horumarinta gobolka.

 

 

 

Waxyaalaha ka soo go’a beeraha gobolka qaarkood ayaa loo iib-geeyaa gobolada kale ee dalka qaarkood sida; qaraha, mooska, liinta iwm – waxaana gobolka ka soo gala lacag badan.

 

 

 

 

 

Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ah guddoomiyaha siyaasadda gobolka shabeelada dhexe, waa masuulka ugu sareeya maamulka gobolka, waana maskaxdii ka dambeysay hirgalinta maamulkaas.

 

 

 

Maxamed Dheere, waa masuul ay ixtiraamaan jecelyihiina dadka uu maamulo isna isku si u ixtiraama dadka (madax iyo majaba). Waa nin furfuran oo aysan ku jirin wax isla wayni ahi. Sida ay ii sheegeen dad aad u yaqaan Maxamed Dheere, waa nin talaabo kasta oo uu qaadayo ka eega dhinaca danta guud.

 

 

 

 

 

Aadan Nuur Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Maxaamed Dheere has always been there.

Jowhar has alaways been guns free under his patronage.

Why the sudden intreast?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by Duke_Valantino:

Underestimate this dude at your peril. [/QB]

LOL. Well, This government to me is either for all or for a minority depending on how the process goes. It if crumbles, it will be "I told you so" on my end. My worries among other things include, the possible setbacks in Xamar and people fighting each other after they are devided over nonsense and false hopes by someone who isn't going to deliver for them.

 

PS: Remember, Abdullahi Yusuf is not my uncle and I have no inclination to take things personal because of him. Nor am I intoxicated by the prospect of some future good because of a relation to anyone in the so called government, or am enticed to be a hardcore supporter because uncle is being denied some right he gained by consent :D I want things to work based on realities, sacrifice and compormise, not on devisive issues. If it is my way or the highway, then let no one else take the blame hadhoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

though I doubt a military support coming from him would do anything good for Abdullahi if there was a conflict.

Why?

 

LIQAYE -

 

I didn't make the 'sudden interest.' Read Somali websites - there's more and more info coming from Jowhar and Mohamed Dhere's leadership. Let the guy get his 15 minutes of fame, fadlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I want things to work based on realities, sacrifice and compormise, not on devisive issues. If it is my way or the highway, then let no one else take the blame hadhoow.

 

You are making no compromise, no sacrafice for the national cause and instead using all your energy to promoting divisive issues such as "Puntland will keep their guns" and "Amxara is coming to destroy Xamar & our clan".

 

Its your group, Juma included who ignore the terrible figting in Hobyo/Galgaduud, never mentioning it once and yet defend the right of the clan.

 

You dance to every tune of the warlords who oppose peace out of clan pride. You attack the elected President's every move because of clan pride, and yet you tell me about sacrafice about compromise? All this moral idealistic talk is good, yet you defend those who occupy private and public property for over a decade.

 

As you might have heard the IGAD troops are going to Puntland as well, so much for that divisive argument hey. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by Duke_Valantino:

As you might have heard the IGAD troops are going to Puntland as well, so much for that divisive argument hey
.
;)

LOL. Bro, Okey, waa kaa aamusey marka lool. But seriously, wixiinna yaan la hadlin camal waaye haduuba Cabdullahi Yusuf Adeer kuu eheen. Wax maka sheegi karaa waxaan wax qaldan u arko? And it is more about the policies than anything else.

 

Galgaduud adaaba sheegaayo saxib. Gobolladey dariska la tahay xataa ma aqaannno. Gaalkacyo waa maqley iyo Hobyo. Balcad wixii dhaafsan xamar, oo dhinaca Mudug aadaayo makala aqaan. Kismayo iyo Koonfurta meelo badanaan soo marey qaxii oo aan ku Noolaa. Melahaas iga wareyso.

 

 

Wind.Talker.

 

The why is not what you thought I had in mind, like they are no match or blah blah of useless talk about tribal might. Military Support from M.DHEERE or from any quarter will never be useful in the sense that once a bullet is fired, every hope of this porcess to work will be completely dead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Wind.Talker-

 

I will try to make it clear, Mohamed Dheere has always governed Jowhar area well, personaly he is a cut above the rest, the fact remaining that jowhar is a homgenous entity compared with other areas of somalia.

 

Duke- He has touched a nerve in ceel-buur,people are tossing and turning with calool xanuun, even the camels have refused to be lead to the wells, until Dheere apologises most profusely.

 

Tell me have you found any life sized posters of Dheere yet?

 

But really do you expect people to divide on this issue.

Sorry bro there is no kismayoo to fight over in this case ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this