Sign in to follow this  
Juje

Why is Puntland irked by VOA?

Recommended Posts

Juje   

Maamulka Puntland oo mamnuucay in la dhegeysto Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da

 

Jimco, October 02, 2009(HOL): Maamulka Puntland ayaa mamnuucay in deegaannada Puntland laga dhegeysto Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da, taasi oo ay baahiyaan Idaacado ku yaalla Magaaloyin hoosyimaada Puntland.

 

Wareegtooyin si toos ah uga soo baxay Wasaaradaha Amniga iyo Warfaafinta ee dawladda Puntland ayaa lagu qeexay in ay idaacadda Codka Mareykanka ka shaqeyso ammaan la'aanta deegaanada Puntland.

 

"Dawladda Puntland waxa ay aragtay khatarta ay Codka Mareykanku galisay ammaanka iyo Siyaasadda Puntland, waxa ayna gashay dambiyo waa weyn, kuwaas oo aan layskaga hari doonin., waxaana amarnay in aaney Idaacadaha ku yaalla Puntland baahin karin Idaacaddaas wararkeeda" ayaa lugu yiri qoraalkaas ka soo baxay maamulka Puntland.

 

Sida lugu qoray Wareegtadan ka soo baxday Maamulka Puntland, todobaadkan VOA-da ayaa baahisay war khatar weyn galinaya xasiloonida deegaannada Puntland, isla markaasna ay maamulka Puntland iyo Shacabkeedu aad ula yaabeen, kaasi oo ah Xafiis la sheegay in Urur Hubeysan ka furteen magaalada Garowe ee caasumada Puntland.

 

Go'aanka dawladda Puntland ayaa ka hirgalay deegaanada Puntland, isla saakadii hore, markii ay Idaacadaha Puntland ka gaabsadeen in ay baahiyaan Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA-da, isla markaasna ay raaceen awaamirtii uga timid Maamulka Puntlan.

 

Qoraalkan sida wada jir ah waxaa ugu saxiixan Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta iyo Arrimaha Amniga Puntland, waxaana qeybta Warfaafinta ku saxiixan Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta C/shakuur Mire Aaden iyo dhinaca amniga oo uu ku saxiixan yahay Wasiirka Amniga Jen. C/laahi Siciid Samatar.

 

Go'aamadan deg dega ah ayaa ku soo beegmaya xili shalay, go'aan adag oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta shaqadii Wariyenimo ee VOA-da looga joojiyey, Seddex wariye oo Idaacaddaas uga waramayay Magaalooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo, kuwaasi oo kala ah C/qaadir Nuunow, Nuux Muuse Birjeeb iyo Maxamed Yaasiin *****.

 

Maxamed Cali Royter, Hiiraan Online

maxamedroyter@hotmai l.com

Garowe, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

faroole is scared of the media , inuu wax is dhaaf dhaafsho ayaa rabaa malaha. that is why uu u cabburinayo saxafaadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

I thought the VOA was the new denizen of impartial Somali reporting at least to some....

What have they done to fall of this perch assigned to them by some.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

The reason voa was removed from puntland is because they undermined the laws of the state by interviewing a man who called himself the "governor of hizbul islam for the puntland region"

 

This is a clear attack on the leadership that was LEGALLY ELECTED by the parliament of the state. Imagine if a news media was in america interviewing two presidents of america? just imagine abc kept the propaganda going and interviewing the an al-qaeda guy calling himself the president of the state? This will lead to societal damage and people might start listening to his judgements and not farole. Excellent move president farole.

 

 

Puntland oo Shaqadii ka Joojisay Wariyaashii VOA-da ee Gobolkaasi.

 

Maamulka Goboleedka Puntland ayaa maanta October,02,2009- shaqadii ka Joojiyay Wariyaashii VOA-da uga soo warami Jiray Gobolada Puntland, Maamulka ayaa Arinkaasi ku Macneeyay ka dib waraysi ay qaadeen Wariyaashaasi oo aan Loo Bogin.

 

Qoraal ka soo baxay Xafiiska wasaarada warfaafinta Pl ayaa lagu sheegay in wariyaashaasi ay waraysi ka qaadeen Nin markaasi sheegtay inuu yahay Gudoomiyaha Xisbul Islaam ee Gobolada Puntland
Arinkaasna Maamulka Faroole aad uga cadhooday .

 

Wariyaasha oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo cadeeyay shaqo Joojintaasi waxana ay ku Tilmaameen mid Hortaagan Saxaafada Xorta ah ee Puntland.

 

C/qaadir Maxmed Nuunaw, oo ah wariyaha VOA-da ee Bosaaso, iyo Nuur Muuse Birjeeb oo ah wariyaha Garoowe ayaa la sheegay in Shaqadii laga Joojiyay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Somalia

 

Puntland bans local radios to broadcast VOA Somalia Service

 

2 Oct 2, 2009 - 4:56:04 PM

 

BOSSASO, Somalia Oct 2 (Garowe Online) - A decree issued by Somalia's Puntland State government has banned local radio stations from broadcasting Voice of America's Somali Service programs, Radio Garowe reports.

 

The decree was jointly issued on Thursday by the Ministry of Information and the Ministry of Security in Puntland and signed by the ministers, Mr. Abdishakur Mire Aden and Gen. Abdullahi Said Samatar, respectively.

 

The decree, which was written in the Somali language, noted that the government and people of Puntland "welcomed the opening of VOA Somali Service, as they saw it [VOA] as beneficial towards promoting peace and the restoration of the Somali nation."

 

"Unfortunately, this hope did not materialize because the Somali members who lead the VOA Somali Section based in Washington, D.C., blatantly participate in the creation of instability in parts of Somalia, especially Puntland, as they take advantage of the VOA Somali Section for political and regional interests," read the decree.

 

Two examples were cited, with the first example dating to August 2009, when the VOA Somali Service reported that Somali politicians were arrested in Galkayo.

 

"This issue [arrests] was a fabrication and the intention was to jeopardize the peace in Puntland and to spread negative information about the Puntland Government," read the decree, adding: "At the time [in August 2009], Puntland's top leaders were in Galkayo."

 

On September 30, 2009, the VOA Somali Service "took information from people who do not have merit, who falsely said that Ahlu Sunnah Wal Jamee'a faction has opened an office in Garowe," the decree added.

 

Further, the decree noted that "there are no religious or political factions in Puntland" and that Puntland "only has the three branches of government."

 

Two decisions were jointly made by Puntland's Ministry of Information and Ministry of Security, which prohibited local FM radio stations to broadcast VOA Somali Service programs and ordered Puntland security officials to "ensure the implementation of this order and to take legal action against anyone who violates [this order]."

 

It is the first time that VOA Somali Service programs have been banned in Puntland since Dr. Abdirahman Mohamed "Farole" was elected as the state government's third president in January 2009.

 

Separately, the man who claimed that Ahlu Sunnah Wal Jamee'a has an office in Garowe, the capital of Puntland, was arrested by Puntland security forces on Friday and is currently in police custody.

 

Ahlu Sunnah is a ragtag militia that has fought against Islamist hardliners in the central regions of Somalia, especially Galgadud region where they have battled against Al Shabaab guerrillas.

 

Radio Garowe, an independent radio station based in Puntland's capital, is among a handful of radio stations in Puntland that regularly rebroadcasted VOA Somali Service programs, which had to stop following this new order.

 

However, Radio Garowe continues to rebroadcast VOA English-language programs, as the Puntland government's ban order pertains only to the VOA Somali Section.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

This is a clear attack on the leadership that was LEGALLY ELECTED by the parliament of the state. Imagine if a news media was in america interviewing two presidents of america? just imagine abc kept the propaganda going and interviewing the an al-qaeda guy calling himself the president of the state? This will lead to societal damage and people might start listening to his judgements and not farole. Excellent move president farole.

That makes no sense! All they are doing is reporting the news. That's what their job is, if some wacko is doing this, then we should know and they should be reporting it. If it is legitimate news, like this is, VOA shouldn't be punished. Two President of the US, if a news agency reported it the US gov't won't shut it down. There is far worse stuff said about Obama and other leaders. Can't go after them for reporting the news.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Puntland oo Xirtay Khaliif Ciraale oo isagu sheegay inuu yahay hogaamiyaha Ahlusuna ee Puntland

 

 

October 2, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (12)

 

 

Horseed Media

Garoowe

 

Ciidamada booliska magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa duhurnimadii maanta xabsiga dhigay Khaliif Cali Ciraale oo isagu dhowaan shir jaraa,id oo uu kuqabtay magaalada Garoowe ku sheegay in uu yahay gudoomiyaha Ahlusuna Waljameeca ee Puntland islamarkaana ay xiriir laleeyihiin Ururka Ahlusuna Waljameeca ee kadagaalama Koonfurta Soomaaliya.

 

Talaabadan xariga ah ayaa kadambeysay kadib markii wasaaradaha Amniga iyo Warfaafinta iyo xeer ilaalinta guud ay amar kubixiyeen in lasoo xero shaqsigani taasi oo howlgalo lagu baadi goobay kadib ay ciidamadu usuurto gashay in duhurnimadii maanta ay dhigaan saldhiga Booliiska magaalada Garoowe.

 

 

Booliisku ilaa hada ma aanay bixin wax faahfaahin ah oo laxiriirta ninkani ay hayaan iyo qaabka ay usoo qabteen iyo sidoo kale sida ay kayeelayaanba waxaana xarigiisa lala xiriirinayaa war ay dhowaan sii deysay idaacada Codka Mareykanka laanteeda afka Soomaaliga ah kaasi oo isagu sabab unoqday in laxayiro dhamaanba dhagaysigii idaacada VOA laanteeda Afka Soomaaliga ee deeganada Puntland iyo in sidoo kale shaqadii laga joojiyey wariyeyaashii idaacadaasi Puntland uga howlgalayey.

 

Hase yeeshee talaabadan hada lagu xiray Cali Khaliif Ciraale ayaa imaanaysa xili ay siguud uga dhaqan galeen magaalooyinka waaweyn ee Puntland amar ay siwadajir ah usoo saareen Wasaaradaha Amniga iyo Warfaafinta ee dowlada Puntland kaasii oo amrayey inaanan labaahin karin gebi ahaanba Laanta afka Soomaaliga idaacada Codka Mareykanka kaasi oo ay idaacado badan oo kuyaala Puntland ay sii deyn jireen.

 

Horseedmedia.net Web Editor

 

editor@horseedmedia. net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Sorry sir what do you want that VOA keeps saying that a govenor of puntland was elected, when it is not true? So that means if i am supporter of ahlul sunnah in puntland, i will just say i won't listen to farole, i will pick up my gun and follow this new govenor elected for the region.

 

War sxb caqli miyadan laheen? farole shut down the propaganda MOUTH-PIECE of ahlul sunnah which is voa-somali section, they use that to spread their propaganda to cause instability. Free-media is ok, however not when it comes to security related issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

President Faroole is showing his achilles heel, (which is negative press from the media), even if it is fair or not. He doesn't realize now that they will flood the media with negative news, using: the internet, radio and whatever else they can think of. He can give VOA a warning or use his son's website to counter them. Regardless, his actions show that their must be some truth to it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

This is bad news for the VOA-Somali as an alternative source to BBC, which has been the sole most dominant news-media in Somalia. They should have been circumspect about the reliability and verifiability of their reporting. For sure, interviewing a self-styled governor of Puntland with an Office in Garowe breeds confusion, terror and instability in the region. Sometimes, I wonder why the stated objectives of VOA and its journalistic ethics conflict?

It even promotes the dismemberment of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Originally posted by General Duke:

The state has a right to take such action an they need to close and fine this organisation.

Fine Interanational news agency like VOA? Is Butland that powerful?

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this