Sign in to follow this  
Maaddeey

SSC hang on! We are coming!

Recommended Posts

Maaddeey   

Allmuqdisho.com

 

Gogol ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga banaadir oo in mudo ah ka socday magaalada muqdisho ayna kasoo qayb galeen odayaal iyo culumaa’udiinka beesha dhulbaante ee degta gobolada sool,sanaag iyo ceyn islamarkaana ka kala yimid gobolada dalka somaliya.

 

Axmed cabdulaahi shanlo oo ka mid ahaa odayaasha beesha ayaa sheegay in ay garowsadeen beeshooda sidii ay isku garab istaagi lahaayeen xarakada shabaabul mujaahidiin kuwaasi oo ku amaanay sida ay shareecada islaamka ku dabaqayaan dadka.

 

Waxaa isna taariikhdii daraawiishta ka sheekeeyey siid cali oo ka mid ahaa odayaasha beesha dhulbaante isagoo sheegay in daraawiishtii uu hogaamin jiray geesigii sayid muxamed cabdulle xasan ay udagaalami jireen sidii kor unoqon lahayd diinta islaamka kuna baaqay in lagu daydo dariiqii daraawiishta.

 

Cali xasan cabdalla oo ka tirsanaa waxgaradka beesha dhulbaante ayaa si qayaxan usheegay in hiil iyo hooba ay lagarab joogaan xarakatu shabaabul mujaahdiin ayna ka go’an tahay difaacida diinta islaamka iyo ladagaalanka cadowga.

Cali xasan cabdalla ayaa xukuumada itoobiya iyo dawlad goboleedka putland ay ku duuleen deegaanda ay degaan beeshooda kuna baaqay in laga gacansiiyo ladagaalanka askarta itoobiya oo dhawaan gaaray degmada buuhoodle ee gob.ceyn.

 

Intaasi kadib waxa microfoonada lagu duway waaliga wilaayda islaamiga banaadir sheikh cali max’ed xuseen ayaa ugu horeyn umahad celiyey odayaasha iyo culimada beesha ****** ee ajiibay gogosha wilaayada fidisay waxaana shiikhu sheegay in ay wilaatyaatka islaamiga ay had iyo jeer utaagan tahay sidii loogu dhaqmi lahaa kitaabka munasalka ah ee qur’aanka kariimka.

 

Sheikhu ayaa tibaaxay in odayaasha ay kulanka kasheegayeen seddex gobol ay degaan hayeeshee sheikh cali max’ed calixuseen ayaa sheegay in waddan waliba ay joogaan shaqsi ku abtirsada beelweynta dhulbaante ee dalka somaliya degta.

 

Waaliga ayaa uga mahad celiyey beeshaasi jawaabti kululeyd ay ka bixiyeen duulaankii ciidamada itoobiya ku galeen degmada buuhoodle ee golkaasi ceyn oo askar itoobiyaan ah lagu dilay.

 

Ugudambeynti kulanka ayaa layskula afgartay sidii kitaabka qur’aanka wax walba lagu dhaqi lahaa islamarkaana labada dhinacba ay ku wada heshiiyeen in xariga alle lawada qabsado iyo ladagaalanka cidii shareecada islaamka kasoo horjeedo meel walba oo caalamkaba ha joogtee.

 

Mana ahan markii 1aad ee wilaayada islaamiga banaadir kulamo ceyn kaan oo kale ah la qadato qaar katirsan beelaha soomaliyeed iyagoona dhowr jeer oo hore sidaan oo kale ku dhaqaqay kuna guuleystay ahmiyadii ay beelahaasi ubandhigayeen iyana qabaa’ilka ka qaateen dacwadii loo gudbiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Muslimiinta waxna way isku khilaafaan waxna waa isku waafaqaan, wixii ay isku waafaqaan waa iska kaashadaan, ma garatay?

 

Teeda kale, Sayyidka & Dariiqadiisa way tageen, hadda waad maqleysaa in Odayaasha SSC & Shabaab wada hadleene, taas ka hadal duqa, hana is xiijinin!!, OK?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

The Sayid and his dervish movement where Sufis, if they were still around, they would have been fighting along the side of ahlu sunna, not the shabaabs

The Sayid and the Qadiriyah were opposed to each other. And the modern day Ahlul Sunta are Xabashi puppets, which the good Sayid was far from. ;)Besides, this is all irrelevant today.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now if it is me that is posting this news they would all say it is propaganda ,,, but thank you maadeey for the update ,,,, we should start from here now :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

^^ Where is the that Dalmar guys of yours. Watch his next article, " SSC signs deal with Alqaeda in Muqdisho to destabilise Somaliland" :D

 

 

ps. the SSC guys you are up against mainly support Shariff/TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

JB, haddii Hargeysa meel ka mid ah dadka dega say- bridgeka wixii ka shisheeya- la dulmo, Mujaahidiintu waa u soo hiillinayaan!, Haddii koox ama qolo kale go'aansato ku dhaqanka Shareecada Islaamka & kor yeelidda Raayada Jihaadka, hiil & hoo bey Mujaahidiintu la garab istaagayaan!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Sayid was opposed to qadiriya because he belonged to the salaxiya and not because he was opposed to sufism as you seem to suggest. How did that escape you? as for the xabash or even better the amxaar, that legendary boogeyman of our peoples, its my opinion that someone as smart as the sayid, would deal with the mortal threat right under his feet before an imagined one. The amxaar of the past and and the tigre of day, only simpletons would lump them together.

 

Lastly, its not irrelevant as you say because the violent surwalgaabs aspire to heros of foreign lands and terroristic cave dwellers but to cover up their foolish agenda pay lib service to the heros of the Somali people such as Ahmed gurey and the Sayid, not understanding the massive ideological difference and the fact that the peaceful sufis they harass and brand as heretics have more in common with those bygone legends of the Somali people then they will ever have...

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@jb, Somaliland and burcawis has a better chance of treaty with the shabaabs then SSC, if they could not pass ahlu sunna in the central regions, wait until they meet the xerta of SSC, also we know this is bogus regardless of who posts it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@jb, Somaliland and burcawis has a better chance of treaty with the shabaabs then SSC, if they could not pass ahlu sunna in the central regions, wait until they meet the xerta of SSC, also we know this is bogus regardless of who posts it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah ,, whoever published this is damaging the Somaliland Secessionist Camp (SSC) ,,,, They should denounce this if they're clever enough ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

madeey

 

so now the tribal motivated nonesense are mujahidiin, loool

 

sxb why dont you just concetrate on policing the bra and making sure no woman wears the xaram bras and make sure you keep digging the graves.

 

 

the funny things is somaliland has been hearing the same tune from those men in veils that they will be coming for ever.

 

i assume they mean they will blow themselves up in some market and kill few children and masakiin looool how brave.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this