Sign in to follow this  
nuune

Latest developments taking place in Somalia

Recommended Posts

Emperor   

The Haka, Inkastoo aadan ila saxnsanayn completely, I agree with you to some extent, what is ONLF doing in Somalia having military bases. That's dead wrong, it will only prolong and give excuse to the Ethiopian troops presence in Somalia. Even should they have to be inside Somalia why use the codename ONLF, they need to hide that and use the clan name instead.

 

PS: The Haka ma AT-baa :D , war ninyahow isbadali badnidaa, Saaxib salaan sare adigoo kale wiil hoog baan dhahnaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

This whole thing

seems joke to me,

horta maxuu ahaa

waxa dhabta ah ee

la isku qoonsaday.

 

Ma dhulba?

Ma dhaqalla?

Ma dhaqamaadba?

Ma dhabihii xornimda

loo mari lahaaba,

Maxuu ahaa awowe?

 

Haddii sida la shegi

waxa la isku haysto

uu dhulyahay.Dhul

madax banaan oo ay

qolyahni ka taliyaan

aaba iska yar.

 

Dhul Somaliyed

oo saas ah oo

xor ah aanba

manta jirin.

 

We all Somalis

get no Land

at the moment.

We're all under

Gumaysi.

 

First let our

lands be freed

from the Tigre,

those are the

ones who rule

ourlands living

like a king

while inhabitants

are dying for

hunger, silic

iyo sakaraad.

 

Awowe, let this

chicken fight

be stopped and

the real fight

be taken to the

Tigree, period.

 

Originally posted by THE HAKA:

I repeat waa in la kala socdaa, oo ONLF meeshaa Alshabab faraha uga qaadaa, GAR IYO GAR DARABA.

 

Hadii kale, both sides will lose and Ethiopia will win.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

-ethios move out of kalabeyr back to the border

 

Ciidamadii Ethiopia ee maalmo ka hor fariisimaha ka samaystay deegaanka Kalbeyrka ee gobolka Hiiraan oo saakay halkaasi isaga ruqaansaday.

Posted: 12/11/2008 6:45:00 AM

Shabelle: KALABEYR

 

Ciidamadii Ethiopia ee maalmo ka hor fariisimaha ka samaystay deegaanka Kalbeyrka ee gobolka Hiiraan ayaa saakay halkaasi isaga ruqaansaday.

 

 

 

Ciidamada Ethiopia ee dhawaan soo galay gobolka Hiiraan gaar ahaan isgoyska Kalabeyrka ee deegaanka Jawiil ayaa saakay kadib salaadii subax waxaa ay isga guureen halkaasi kuwaasi oo la sheegay in ay u dhaqaaqeen dhanka degmada Feer Feer ee dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia halkaasi oo la sheegay in ay markii hore ka soo dhaqaaqeen.

 

 

 

Sida idaacada Shabelle ay u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka Kalabeyr-ka ciidamada Ethiopia ayaa waxaa ay halkaasi ka rarteen dhamaan agabyadii yiilay kuwaasi oo saakay la arkayay iyagoo gawaaridooda ay u raranyihiin.

 

Dadka deegaanka ayaa arintaan si weyn u soo dhaweeyay kuwaasi oo qaarkood saakay lagu arkayay iyagoo soo indha indhaynaya fariisimihii ciidamada Ethiopia ay ka gureen.

 

 

Agagaarka deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ku suganaa xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada shisheeye ee dalka Soomaaliya kuwaasi oo laga cabsi qabay in ay weerar ku qaadaan fariisimaha ciidamada Ethiopia ay ku lahaayeen isgoyska kalabayrka ee gobolka Hiiraan.

 

www.shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

- Heavy fightings in Muqdisho and it's sorrounded area.

 

- The villa somalia is under attack as well.

 

- African Union asks the International Community to send peacekeeping troops to Somalia to replace the Ethiopians.

 

- America discusses the Security Council the possiblity of fighting against the pirates inside Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Aabbo dee adna in aad kaftami

& in ay dhab kaa tahay lama

kala gartee ka waran,,,,,? :D

 

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by THE HAKA:

quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,,

:D:D:D:D:D

LOL^ :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

The little drama...is still goin on....no need for updates. Look back at the whole thread, ....

 

 

Nuune ma Yemen baa haysata? Intuu maray ... yaa indho saaray.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this