Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Galeyr: C/llaahi Yuusuf, Caydiid Jr., Cigaal wanted Mareykanka to bomb Soomaaliya

Recommended Posts

Old news, yep; nonetheless, it is still shocking to hear it again.

-------------

 

Dr. Cali Khaliif Galeyr oo Shaaca ka qaaday in Xuseen Ceydiid, C/llaahi Yuusuf iyo Cigaal ay waligood Mareykanka ka dhaadhicin jireen sidii ay u weerari lahaayeen Goobo ay Bakaaraha kamid tahay
[/b]

 

Taariikhda Soomaaliya waa tariikh aad u yaab badan iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana waxaa kasii daran in taariikhda dadka sameeya ay kasii yaab badan yihiin.

 

Hadaba Dr. Cali Khaliif Galeyr oo dhowaan ka qeyb galay Kulan ka dhacay Dalka Britain isla markaana ay iskugu yimaadeen Soomaali aad u fara badan ayaa Mr.Galeyr waxa uu halkaasi kusoo bandhigay Cadeymo Muddo ay Shacabka Sugayeen in Shaaca laga qaado.

 

Galeyr oo Khudbad halkaasi uu ka jeediyay kaga hadlay Arrimo aad u fara badan ayaa waxaa kamid ahaa Kudbaddiisii dhinaca uu kaga hadlay Xilli uu Booqasho kutagay Dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalooyinka Washington iyo New York xilligii ay qaraxyadu ka dhaceen kadib ayaa waxa uu sheegay in halkaasi uu kala soo kulmay wax aad u yaab badan.

 

Waxa uu sheegay in
Mareykanka ay u geeyeen 3 shaqsi oo Soomaali
ah kana mid ahaa Hoggaamiye Kooxeedyadii Soomaaliya waraaqo ay ku sheegayaan Goobaha loo baahan yahay in laga duqeeyo Soomaaliya kuwaasi oo kala ah
Xuseen Ceydiid, C/llaahi Yuusuf iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
Allaha u Naxariistee.

 

"
Waxaan anigu tegay Ayaamo kabacdi Washington iyo New York September 11, Washington baan tegay wasaaradda arrimaha dibadda baa wafdi aanu soconay Meesha ku tagnay, waxaa nalagu yiri idinku hadal baad heysaan oo waxaad leedihiin aanu wax wada qabsanee hadaanu nahay waaxdii arrimaha dibadda arrintani waa naga wareegtay file-ka soomaaliya wasaaradda Gaashaandhigga baa loo gudbiyay, wasaaraddu gaashaandhiggana waxay kala xulaneysaa meelaha la garaaci doono ee Soomaaliya
, war bal u kaadiya ugu horeyn meelaheed garaaceysaa Nin baa lasoo baxay File oo wuxuu yiri
Camuud, Garoowe, Boosaaso, Shimbiraale, Laascaanood, yaabka waxaa lahaa Bakaaraha, Raaskambooni, Ceelwaaq
," ayuu yiri Dr. Galeyr oo Dadkii kasoo qeyb galay Kulanka sirtaasi culus uga sheekeynayay.

 

Wuxuu yiri Mr. Galeyr isagoo ka dambqaday Garaacista lala damcay Bakaaraha “War yaa Alle yaqaan, sideed Bakaaro u garaaci kartaan, waxyar baan ka gil gilay oo waxaan ku iri bal intaydan bakaaro garaacin markii aad intaasi oo dhanna aad garaadaan oo 24-saac kadib aanan la oran Maxaynu garaacnay ee inagu ayaaba horey isku garaacnay iskana duduminayee guryaheennii bal Media u dira oo warbaahintiina iyo TV-yadiina u dira markaasi ayay direen” ayuu yiri Dr.Galeyr.

 

Waxa uu sheegay markii ay wariyeyaashoodii soo direen in ay booqdeen raaskambooni oo ay sawiro kasoo qaadeen waxayna halkaasi kusoo arkeen 4-cooshadood oo yar yar iyo sidoo kale Shimbiraale halkaasi oo markii ay warbaahintu aadeen ay aad ula yaabeen.

 

Waxa uu sheegay Galeyr in yaabka yaabkiisa kale ay leeyihiin dadka Liiskaasi bixinaya oo leh hala weeraro halkaasi oo kala ah Maxamed Ibraahim Cigaal Allaha u Naxariisto, C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid, waana dadka liiskaasi bixinayay oo si aad ah u jeclaa in la duqeeyo goobaha ay tilmaameen.

 

Sirtani uu shaaca ka qaaday Dr.Cali Khaliif Galeyr ayaa noqoneysa tii ugu horeysay oo Cadeyneysa in raggani ay waligood gaalo ka rajeyn jireen in ay ka dhigan Mustaqbalka Madaxda Soomaaliya iyadoo midkood uu baxay inkastoo labadii soo hartayna ay iminka u muuqdaan in ay iska soo horjeesteen lakin aanan la hubin.

 

Qudbadda oo cod ah inta ka dhageyso. Aniga qudbadda ma dhageysan, marka ma hubi in uu Galeyr dhab ka hadlaayo iyo in kale, but the news does not surprise me, especially Shimbiraale oo CNN iyo NBC wariyaal ka socda tageen 2002 markuu that Frail Stooge idaacadaha caalamka ka lahaa 'argagaxiso' ayaa joogaan tuuladaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Berriba Mr. Geedi markayy dawladdani shaqyn waydo wuxuu noqon karaa waddani, oo lagayaabe inuu sir badan oo markaa loobaaahnayn soosari doono.markaa i dont know wuxuu kagaduwaanaan doono galeyr.

 

Insha-allah hadii alle idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Adduunoow adduun ma Galayr iyo Geedi baa la is barbardhigi karaa, wax walba waa la iskaga hadli karaa. Malaha waddaninimadana waa la bedeley oo kuwa dulliga iyo shisheeyaha u shaqeeya ayaa hadda loo upgrade-gareeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Galayr is a opportunist,Yeeyna si xun buu ugu galey Imbigaathi, Laakinse arinkan uu sheegay dhab waa noqon kartaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Ali Khalif Galyr & The Art of Political Opportunism

Browsing through some English Dictionaries the most frequently mentioned attributes of a hero is altruism, self-sacrifice, and unselfishness. Reflecting on Professor Galyr’s political career none of these attributes comes to mind. On the contrary, as Dr. Bahar aptly insinuated, Professor Galyr time and again exhibited a troubling tendency for blatant opportunism and an insatiable ‘lust for power’ at any cost, thus indirectly contributing to the continuation of the anarchic situation of the past 17 years and the incalculable human cost associated with it.

 

Dr. Galyr’ Patriotic Credentials

 

On May, 1991, few months after the collapse of the central government, the **** dominated Somali National Movement (SNM), in collaboration with Ethiopian Military senior officers, hastily convened a conference in the northern Somali city of Burco and unitarily declared the northern regions of Somalia as a separate state they named ‘Somaliland’. …… Ali was one of the first diasporas delegates to attend the conference and actively participate in it.

 

But this wishful magnanimity was thrown to the winds when in January 1993 Professor Galyr flew from the United Arab Emirates to attend the Somaliland Borame Conference, where

he actively but unsuccessfully campaigned for the Vice Presidency. The Vice Presidency was given to an SNM loyalist from Awdal, Abdirhaman Aw Ali.

 

After Professor’s Galyr disappointment in Borame he quickly discarded the separatists’ label and put on the unionist anti-Ethiopian shirt.

 

Dr. Galyr’ Patriotic Credentials

Unfortunate for Dr. Galyr, in spite of his enthusiasm to go along with Abdiqasim’s destructive clan-driven agenda, he was unceremoniously dismissed as Prime Minister while on a trip to the United Nations.

 

 

Dr. Galyr at the Imbaghetti Peace Conference

Soon it became apparent that he was not there to facilitate or mediate but to lobby and run for the Presidency against his adopted nemesis, Abdulahi Yusuf, the current President of the Transitional Federal government (TFG). However, he failed miserably and in a sour loser mood returned to the US complaining that the conference was rigged and that Ethiopia was pulling the strings. We should remember the conference venue was not Ethiopia but rather Imaghetti, Kenya,

 

Dr. Galyr and the Union of Islamic Courts

According to sources in Mogadishu who were present in the capital at the time, Dr. Galyr, after many unsuccessful attempts to meet with the top leadership of the UIC, sought the help of a young man from his clan, who happened to be in the inner circle of the Shabaab Wing of the UIC, and persuaded him to introduce him to the top leaders of the organization, namely Dahir Aweys and Sheikh Shariff Sheikh Ahmed.

 

 

Dr. Galry and the next Somali Conference

However, I will not be surprised to read tomorrow that he is either organizing or attending another anti-TFG Somali Conference, promoted as a reconciliation conference.

 

 

Conclusion

 

To be fair, as Dr. Bahar rightly observed in his article, Dr. Galyr is not the only one who adopted the trait of opportunism at a time when the country is hanging on the balance.

 

I hope Dr. Ali Khalif takes my advice: please ‘conquer your urges’ to seize and take advantage of every political opportunity and instead follow Arthur Ashley’s road map to ‘heroism’:

“Heroism is Not the urge to surpass all others at whatever cost, but the urge to serve others at whatever cost”.

 

source: Hiiraan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Dr. Galyr and the Union of Islamic Courts

 

 

 

Dr. Galyr, on a constant hawk-watch over Somalia’s political shifting sands, saw a window of opportunity to dip one more time onto his favourite ‘power’ dish when in the summer of 2006 the Union Islamic Courts (UIC) emerged as a serious contender for power and drove the Mogadishu Warlords from the capital. He quickly packed his suitcase and flew to Mogadishu from his current residence in the United States, where he lectures when not attending Somali Opportunity Conferences.

 

 

 

According to sources in Mogadishu who were present in the capital at the time, Dr. Galyr, after many unsuccessful attempts to meet with the top leadership of the UIC, sought the help of a young man from his clan, who happened to be in the inner circle of the Shabaab Wing of the UIC, and persuaded him to introduce him to the top leaders of the organization, namely Dahir Aweys and Sheikh Shariff Sheikh Ahmed.

 

 

 

Judging from his hasty exit from Mogadishu after wards it became clear that his overture to work with the UIC did not bear fruit. Not to be discouraged, he returned to the US where out of the blue he announced to his friends that he is on his way to the Hajj. His friends were completely taken aback by this sudden transformation of the Professor from a self-styled Secular Muslim to a Born-Again one, determined to suddenly embark on fulfilling one of the five pillars of Islam.

 

 

Dr. Galyr’s detractors interpreted this sudden change as an attempt to curry favour with the UIC. Perhaps he was told by the UIC Leadership to first upgrade his religious credentials before associating with them

 

Know Somali armchair experts have developed the capacoty to read peoples hearts and intentions?Also notice the "sources said" and "rumour has it"....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this