Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President rayaale cancelled his visit to the Saudi kingdom

Recommended Posts

Madaxweyne Rayaale Oo Baajiyey Socdaalkii Uu Ku Tagi Lahaa SucuudigaKadib Markii Layku Afgaran Waayey Baratakoolkii Lagu Qaabilayey

 

Hargeysa January 4, 2010 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka baaqday socdaal uu ku tagi lahaa dalka sucuudiga kadib markii laysku afgaran waayey maqaamkii baratakoolka lagu qaabili lahaa markuu tago dalkaasi.

 

Sida lagu sheegay warbaahinta Somaliland todobaadkii hore madaxweyne Rayaale oo la filaayey inuu todobaadkan u kicitimo dalka sucuudiga ayaa haatan gabi ahaanba joojiyey booqashadii uu ku tagi lahaa dalkaasi.

 

Sida ay ilo xogogaal ahi ay noo sheegeen waxa booqashadan madaxweyne Rayaale ee sucuudiga lagu sheegay inuu qaban qaabinayey ganacsadaha sucuudiga ah ee gacanta ku haya mamulka maxjarka xoolaha ee dalka Jabuuti.

 

Si rasmiya looma sheegin sababaha ganacsadaha sucuudiga ee Abu yaazir ugu hawl galayey googol xaadhka booqashada madaxweyne Rayaale ee dalka Sucuudiga hase yeeshee sida la ogsoon yahay waxa ganacsadaha Abu yazir uu tartan xoolo dhoofinta ahi uu ka dhaxeeyaa ganacsadaha kale ee Sucuudiga ah ee Al jabiri oo isagu ku guulaystay sanadkii hore ee 2008-dii Maxjarka caafimaadka xoolaha ee uu ka hirgaliyey duleedka magaalada Barbera ee gobolka Saaxil.

 

 

Source Haatuf.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Duke,

 

Jaw!! Dee Boqorka Sucuudiga ayaa diiday inuu Boqor Riyaale of the Kingdom of the 3 Habros, uu aqoonsado. So, if the Saudi king won't respect the Shankaroon King, then what is the point in paying the homie a visit. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

I was always suspicious about this "invitation" from an Arab country ..... Good that the President made a stance in this early stage.

King Riyaale made a good move.

 

Xaji, that was funny, hahaha, yeah right. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Which king are you talking about?

 

If you is talkin 'bout da Shankaroon King... this homie got his shoes on lock down. He gotz 3 habros taking turns polishing his shoes and all his other personal paraphernalia. :D

 

By the by Sherbaan, do you know what a 'habar' is?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The mugging continues, I thought Xaji will not fall for the cheap propoganda. Riyaale is a Govorner of an important state in Somalia just like Faroole and so he will be be welcomed as such.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this