Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Hiiran front Latest: War concentrating in Jiracle 25km from Beledweyn!

Recommended Posts

Pi   

Originally posted by Paragon:

Illaahoow ceebtayada astur...reerka ma Ethiopia u alalaas ayuu ku dambeeyey?

Dude, things don't look too good for the saints? Why has Allah forsaken them? *Sheds a a few tears* Anyways, fadhi kuuma yaal, it's high-time aad buraanbur ku dhufato. It should go along these lines:

 

Bandiiradleyiyo Beledweynay, qabsadeen badowdiiye

Buntuq iyo rasaas bay ku dileen, innamadii buurnaaye

Beladaa naloo geystay waa buraanbur, waxaan ka miisaye

 

Gax Gax Gax. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

General Duke me being a proud Somali doesn't make me smaller. You supporting the Ethiopian invasion makes you wonderful. I just wonder how do you justify your actions to yourself?

 

Our country is being attacked by Ethiopian, Ethiopian jets are bombing Somali towns and killing Somali people and you are supporting them, I wonder how do you justify this to yourself?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

Me, the war is far from over, I think. I don't really believe reports from either side yet. I'm just tryna work ole Paragon up. See, I want him to contribute his life to the cause- join the front lines. I know he won't though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

me don't mind these traitors

 

the fact they ''try'' to justify 500kg bombs dropped on civilians by comparing it with a burned flag shows there hearts are empty and replaced by greed and qabiil

 

^^^ sxb bla bla bla

 

^^^ sxb bla bla bla

 

^^^ sxb bla bla bla

 

is usually the reply

 

disgusting

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^PI, funny indeed. ME, I never doubted you are a proud Somali. But emotive arguments where never your style. You was a man of reason. Thus I hope even in anger you at leats try to control your outburts..

 

As for war, no such thing, this is a small escelation from what we are used to. Beledweyne, Bandiradlay are in TFG hands. Thus Hiiraan, Galgaduud are in play as we speak.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buur Hakaba oo hadda gacanta dawladda ku wareegtay

 

Baydhabo 24-12-06 [Olol News]

Warar lagu kalsoon yahay oo aan hadda kala xiriirnay Baydhabo ayaa noo xaqiijiyay in ciidamadda dawladdu soo afjareen dagaalkii aagga Buur-Hakaba.........

 

 

Ayadoo dagaallo qaraar ay ka socdeen 6dii maalmood oo u danbaysay aagagga Buur-Hakaba iyo Diinsoor,haddana maanta ay dagaallo ka wada qarxeen degaamada Bandiiradleey.Balad-weyne ayaa hadda na loo xaqiijiyay in ay ciidamadii dawladdu gacanta ku dhigeen dhammaan degaanada Buur-Hakaba,inkastoo weli dagaaladii Diinsoor weli aayan soo afjarmin hadda oo aan qormadan qorayno,walow ay mas'uuliyiin aan kala hadalay Baydhabo noo xaqiijiyeen in saacadaha soo socda uu aagaasina soo af jarmi doono.

 

Dhanka kale wararka aan ka helayno aagagga Guri Ceel iyo Balad-Weyne waxay sheegayaan in ciidamada dawladdu guulo ka soo hoyeen dhammaan goobahaas,inkastoo ay ka gaabsaden inay noo qeexaan khasaaraha dagaaladaas.

 

Olol.News waxay xaqiiqsatay in dhaawac 12 qof ah la keenay isbitaalka guud ee Gaalkacyo, labo ka mid ahina xaaladdoodu culus tahay.

 

Olol News

Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^such anger and personal attacks. Lets stick to the issues,,

the issue is that Xabashi Planes are Bombarding Somali cities killing Somali ppl and you have the audacity to say anything else?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Dabcan dad badan oo inaga mid ah ayaa waxaa u muuqda isla markaa aaminsan in yey iyo geedi ay sii heyn doonaan xilalka markii horeba ay Xabashida u dooratay, marka taa ayaa ka dhigtay ama u diiday in ay arkaan the bambardment of the regime in addis.

 

 

Waxaase xaqiiqo ah oo aan marna meelmarayn in yey and his follows traitors inaysan sii sheeganayn waxa ay maanta sheeganayaan ee ah in ayagu yihiin masuuliyiin Soomaaliyeed. Waxaa markii horeba aheyd maangaabnimo in ay adeegsadaan xabashi maantana runtii xabashida ma caawin yey and follow traitors balse fursadii yaray ay ku sheeganayeen masuuliyad baaba meesha ka baxday.

 

Ninka maanta ka qaba rajo in yey iyo xulufadiisa ay sii jirayaan waxaa la oran karaa wuxuu u baahan yahay caqli badan runtii.

 

Go figure:.........................

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Wiiloy, wadaada iyo diinta islaamka cid diidan malahayn balse culamadii iyo kacdoonkii shacabka waxaa afduubtay koox yar oo gangs ah oo Kitaabkii Alle ku qaraabanaya!

 

Haka xaxaabshaan wataas amxaaradii aay dalbdeen oo intaa u ooyi jireen wataa u timidee maxaay la carareen? Waxaa ka naxsanahay wiilal badan oo islaamnimadu iyo diintu ka dhab ahayd oo aay raggaasi dabka saareen iyagiina hadda xamar aay ku dhuudhuumanayaan!

 

Allaha u naxariisto dhamaan intii ku dhimatay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

If for nothing else, ICU needs to be made an example, so other imposters and fly by night "Mahdis" don't play with religion.

 

Making Islam like a Mcdonald's or Cocacola commercial in Mugadishu with Arab and Pakistani garbs will bring a deserved punishment.

 

Moslems in east africa did not become or stayed moslems, through so much obstacle and difficulty, by being imposters and using Islam in theft, deception, crime and murder of innocents.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Yusuf Dabgeed oo Bandow kusoo rogay gobalka Hiiraan iyo Beledweyne

 

Last Updated::2006-12-25 16:53:31

 

yusuf_dabageed1.jpg

 

Beledweyne:- Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa maanta lagu soo rogay Bandow socon doona 3 cisho.

 

Yusuf Dabageed Guddoomiyihii maamulka gobalka Hiiraan oo ay horey halkasi uga saareen Maxaakiimta oo soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa shacabka magaalada kala hadlay meel fagaaro ah.

 

Yusuf Dabageed oo uu wehliyo Duqii magaalada Beledweyne ee Mr.Garaase ayaa khudbadihii ay halkaasi ka jeediyeen ku sheegeen in dib loo soo celinayo maamulkii iyo kala danbeyntii gobalka Hiiraan, waa say hadalka u dhigeenee.

 

Waxay sidoo kale shaaca ka qaadeen in bandow lagu soo rogay xarunta Beledweyne iyo waliba guud ahaan gobalka Hiiraan oo ay sheegeen in ay ku hawl jiraan sidii ay maamulkooda u geyn lahaayeen dhamaan degmooyinka gobalka.

 

Xaalada magaalada Beledweyne ayaa degen ayadoo ay jiraan dhaq dhaqaaq xoogleh oo ciidan oo ka socda nawaaxiga Beledweyne.

 

Guuxa diyaaradaha dagaalka ayaa saaka laga maqlayey magaalada Beledweyne inkastoo aysan jirin wax duqeyn ah oo laga soo sheegay gobalka Hiiraan.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Wararka laga helayo magaalada Baladweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in magaalada ay iskala baxeen saakay dhinacyadii shalay ku dagaalamay duleedka magaaladaasi.

 

Wararka ayaa sheegaya in meel ka baxsan magaalada Baladweyne uu saakay ka socdo dagaalka, iyada oo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayo magaalada gudaheeda.

 

Maamulkii gobolka Hiiraan ee dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ay horey ugu soo magacawdey halkaasi ayaa sheegay in goor dhow ay hadal ka jeedin doonaan halkaasi.

 

Magaalada Baladweyne ayaa xalay ku seexatay cabsi, iyada oo labada dhinacba aysan xalay soo gelin magaalada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this