Sign in to follow this  
Kamaavi

ONLF Military Communiqué.

Recommended Posts

Kamaavi   

On the 16th of April 2010 Commando Units of the National Liberation Army captured three Ethiopian military bases at Qorile and Miir-Khalif in Dollo region, Marsin in Qorahey region , and Negadi- Weyne in Shabelle region. ONLA destroyed military facilities in these bases including three Russian made (Ural) trucks and captured sizable quantities of Ammunition and weaponry. The Ethiopian casualties in these operations are 216 dead and more than 345 wounded.

 

Also in this operation a number of Ethiopian troops surrendered to the ONLA and after disarming them the Liberation Army have set them free as a gesture of not harbouring any ill-will against the Ethiopian people. The aim of the O'gaden people’s struggle is to obtain the right of self-determination through a plebiscite and live in peaceful coexistence with other nations in the region.

 

The O'gaden national liberation Army command takes also this opportunity to inform all expatriate NGO’s and foreign Workers that ONLA will be conducting extended operations against the Ethiopian occupation Army in the O'gaden from now until mid May and would advise all concerned to be extra careful in all their movements outside their bases.

 

O'gaden National Liberation Army Command Center

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Ferguson:

The O'gaden national liberation Army command takes also this opportunity to inform all expatriate NGO’s and foreign Workers that ONLA will be conducting extended operations against the Ethiopian occupation Army in the O'gaden from now until mid May and would advise all concerned to be extra careful in all their movements outside their bases.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Walee ONLF Military khatar ah weeye wayba sii sheegaysaa inay Xabashida ugaadhsanayso ilaa May...kkk :D

 

Guuleysta!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

oo adi maxaad ku keentay dad aloobaad oo meel iska fadhiya intaad dhex imaato inaad ooga sheekeyso halganka o.n.l.f. ,"walaal inagu dawladda itobiya shaqo ku ma lihin!"

 

aniguba intaan shirarkiina jaaliyada dhex imaado aan idhaahdo ...."meeshani waxay ku haboontahay hawlihii kacaankeena ... musikadii iyada aheyd ee loogu yeeri jiray jimanka kacaanka inoo shid"

 

soo dageey .... we somalis invented downloading !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Ciidamadii Ebid oogu Badnaa ee ONLF oo Jidadka Dhooban.

 

b6xa3k.jpg

 

Wararka naga soo gaaraya Ogadeeniya ayaa sheegaya in Ciidamada ONLF ee Abid oogu badnaa oo Maamulka Kililka ka Naxeen ay Isa Soo Dhoobeen Wadooyinka Gala, Jigjiga, Dhagaxbuur, Qabridahar, Godey Iyo Wardheer, Xoogagan oo ahaa kuwo aan Wajigooda Horey loo arag oo Si Xoogan u Hubaysan 20 Nin wata Phone Gacanta ayaa lagu arkay Wadooyinka.

 

Dadka Indha Indheeya Siyaasada Iyo Dagaalada ka socda Ogadeeniya ayaa Tilmaama in Xoogaga ONLF ay awoodooda Ciidan iyo Tactic Mulatri ay sii xoogaysatay Labada Sano ee oogu Danbeeyay, Lama oga Sabab Dhabta ah ee ka danbeeya Xoogaas.

 

Balse Dad aan wax ka waydiinay ayaa sheegay In Maalin Walba Jabhada ONLF ay Raaceen Dhalinyaro Dalkooda Iyo Dadkooda Inay u Halgamaan Isu Xil qaamay Kuwaas oo ah Naftood Hurayaal.

 

Jabhada ONLF ayaa loo aas aasay Sannadkii 1984, Gobanimo Doonka Dhulka Soomalida Ogadeeniya ee Xukumadii Ingriiski Ku wareejisay 1948-1954 Dowlada Abasinaya ee loo yaqaan Itoobiya.

 

Jabhada ONLF ayaa halku Dhageedu yahay Midnimo, Isku Duubni, Isku Tashi, Gobanimo Guul.

 

******today.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Jacaylbaro:

and why the NGOs ??? ,,,,,,,,,,,,,,

They have to be extra careful ,,,, for their safety. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

ONLF said it killed 289 Ethiopian soldiers

 

Thursday, 29 April 2010 12:02 O'gaden Online

 

O'gaden National Liberation Front [ONLF] forces have intensified attacks against Ethiopian troops. At least 289 Ethiopian soldiers have been killed in the last 10 days, among them many officers. The fighting took place as follows:

 

On 11 April 2010, a unit of O'gaden National Liberation Front fighters clashed with Ethiopian soldiers in Jerar province. Five Ethiopian soldiers were killed and six others were wounded in the battle. On the same date, Ethiopian troops stationed in Gosololey, Jerar province, suffered massive losses in a nocturnal attack. Also in Gosololey, two Ethiopian soldiers were killed in a skirmish with an ONLF scouting party.

 

On 15 and 16 April 2010, O'gaden National Liberation Front forces carried out fierce attacks against Ethiopian troops, inflicting devastation on them. The battles occurred in Dhala'ad, Marsin, Qoriley, Nagadiweyne and Gunagado, located in Jerar, Korahey, and Dolo provinces. More than 243 Ethiopian soldiers were killed and countless others were wounded in the battles. Six Ural trucks were also destroyed.

 

On 20 April 2010, eight Ethiopian soldiers were killed and 10 others were wounded in Daremeley, Korahey province. In a separate battle in Babile district, 20 Ethiopian soldiers were killed.

 

On 22 April 2010, an Ural truck carrying 11 soldiers were destroyed in Harad, Korahey province. All occupants of the vehicle died in the attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Qorshe Dhagareed Cadowgu maleegayay oo la Fashilay.

 

April 29, 2010 (QOL) Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadeenya Mudane Maxamed Ismaaciil Cumar oo ka xog waramay fashilka & khalkhalka ku dhacay gumaysiga Itoobiya oo dhagartii uu maleegayay ay ku rogmatay.

 

Gumeysatada Itoobiya oo maanta ah Neef Gawracan Geedo kama gudo waxaa ku dhacay khalkhal ay iskaga murugtay qorshe dhagareedyada badan ee ay ku talo gashay rajo xumo darteed inay ku curyaamiso halganka xaqa ah ee shacabka Somalida Ogadeenya ugu jirto gobonimadooda, waxaa iskaga gadmaday qorsheyaalkii ay horey ugu guul daraysatay iyo kuwa cusub mana jiro qorshe dhagareed ayna sameynin oo u hadhay.

 

Haddii aan in yar ka sheegno gumaysatada Itoobiya waxay isku dayday inay sumcadda ka disho halganka xaqa ah oo ku tilmaanto waxyaalo uunan ahayn sida

 

1-Waxay isku dayday inay sumcadda ka disho halganka xaqa ah oo ku tilmaanto waxyaalo uuna ahayn sida waa koox argagixiso ah, waa qoys kali ah iwm si uuna taageero caalam iyo degaan midna u helin.

 

2-Waxay geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay inay u adeegsato curyaaminta halganka qaar ka mid ah shacabka Somaliyeed.

 

3-Waxay isku dirtay qoysas ka mid ah shacabka Ogadeenya si ay midnimadooda iyo mintidnimadooda u dhantaasho.

 

4-Waxay naf la caarigii soo uruurisay maxaysatada dhul jiifka ah oo badankood la soo qasbay inay gaashaan u noqdaan ciidanka gumeysatada bahdilan ee goobta dagaalka ku fashilay.

 

5-Cuna qabatayn iyo xasuuq dadka laga rarayo degaankooda iyo dalkooda waa xaaladda shacabku ku jiro.

 

Waxayaalaha lagu gumaadayo shacabka waxaa ka mid ah in la caydheeyo oo gaajo ay u dhamaadaan taas oo lagu qasbayo inay mag dhabaan kuwa Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadeenya ka dishlo ciidanka gumeysiga ee qawlaysatada ah, waana hab ay ugu mar-marsoodaan markay doonayaan in ay dadweynaha hantidooda dhacaan.

 

Sida Idaacaduhu sheegayeen waxaa gudaha Ogadeenya lagu dilay Nin Ingiriis ah oo shirkad Shidaal ka socday Ninkaas in la dilay waxaa laga maqlay gumeysatad Itoobiya waxayna u dhowdahay in dilkiisu la xidhiidho shirqoolka Itoobiya ay doonayso inay colaad aan loo baahnayn u abuurto halganka JWXO hogaaminayso kuna beer laxawsato dalalka ajaanibta ah ee Ingiriisku ka midka yahay.

 

Sababta aygumaysatada Itoobiya ugu boorinayso Shirkadaha inay Ogadeenya shidaal ka baadhaan iyada oo og inayna suura geli karin iyo ciidanka ay raacinayso shirkadahan waa mid la xidhiidha inay ku dhintaan shaqaalaha shirkadahu weliba intay iyagu dilaan kuna masabitaan JWXO. Jabhadduna mar badan ayey digniin ka bixisay shirkadaha khayraadka Ogadeenya raba inay baadhaan inayna ahayn waqti ku haboon oo ay tahay goob dagaal raalina laga ahayn baadhista gumeysatadu soo adeegsatay kana fogaadaan si ayna waxyeelo aan loo baahnayn u soo gaadhin.

 

Iyada oo ugu mar-marsoonaysa ninkii Ingiriiska ahaa ee Gobolka Doolo lagu dilay waxay gumeysatadu diyaarisay qorshe dhagreed hantida dadweynaha lagu dhacayo si ay ugu masruufto ciidankeeda ay biilka u la'dahay, waxay magaalada Marsin iyo Qorile ku soo ururisay ciidan aad u badan oo la rabay inay weerar ku qaadaan xoolaha dadweynaha laguna soo xereeyo dhamaan xoolihii Gobolkaas joogay wixii ay gaadhaan waxay qorshahaas CWXO u diyaariyeen Halwgalkii Dharaar eed maqasheen ee fulay 16kii bisha May, 2010.

 

Waxaa ciidanka Gumeysiga ka mid ahaa ciidan xul ah oo woyaanuhu soo diray oo ay wateen Saraakiil xul ah sida aad la socotaan, waxaa lagu jebiyey ciidankii oo cagta la mariyey. Inta la hubo waxaa laga dilay 216 Askari oo 4 sargaal oo sar sare ku jiraan.

 

Dhaawacu wuu ka badan yahay dhimashadooda waxaa Askarta dhimatay ka mid ah 96 woyaane ah oo ciidanka Joogtada ah ee Itoobiya iyo saraakiishoodii.

 

Guulaha laga gaadhay Hawlgalka Dharaar waxaa ka mid ah fashilinta Qorshihii in dadweynaha maalkoodii la dhaco oo halkaas ku burburay waxaa kale oo gumeysatada war laga soo xigtay sheegayaa inay Shirkadii gogosheedii laabatay markii ay xaqiida Itoobiya ka qarinaysay aragtay.

 

Guusha Gobonimadoonkaa leh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this