Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

Clanism and Tribalism in the notion of Somaliland and Puntland!

Recommended Posts

NASSIR   

Lacagta Maraykan waxaa ku qoran E Pluribus Unum which means 'Out of Many, One'

 

macnaha ka dambeeya waxa weeye, dadka isku duuban no matter what race they belong to can't be divided wayna ka wanaagsan tahay dad isku mid ah oo kala qaybsan.

 

Labadan maamul Somaliland iyo Puntland runtii waa maamulo ku dhisan Qabiil, tasina maahan mid la iska indha tiri karo. Qofkii isku daya inuu dadka ka dhaadhacsiiyo waa maamulo aan ku dhisneen qabiil, isaga ayaa is ceebeeyey , hadalkiisana waa hal bacaad lagu lisey wax macquul ay sameyneyso ma jirto.

 

 

Laakiinse sababta jirtaa waxa weeye dadkani waa Daruufta ku kaliftey iney maamul sameysteen si ay u wada noolaadaan.

 

Waxaa hubaal ah in maamuladani aysan weligood sameynin Horumar taasi waa hubaal. Horumar waxaa lagu sameeyaa markii umad balaaran ay qaran sameysato isku si ahna wax u samaysato. Waxaad baartaa, "Somaliland Fact Sheet" ama "Puntland Fact Sheet" ka dibna aqriso dhibaatada jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caamir iyo Aqyaarta kale ee sida hufan uga qeyb galay doodan runtii waad ku mahadsan tihiin. Dareenka aan qabaa aniga wuxuu yahay maadaama aad qirteen in maamul kusheegyadaas aysan wax isbadal ah ku dhalin karin umada soomaaliyeed, dibudhac mooyee, maxay tahay qadiyada aan uga bixi karnaa hadii la doonayo in lasoo afjaro mixnada iyo aafada uu qabiilku xambaarsan yahay?

 

Shacabka soomaaliyeed xaq ma u leeyihiin ineey helaan damaanad looga kaaftoomayo amniga iyo qaaraanka uu qabiilku ku boqno gooyo dadkiisa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaam all,

Waxaan arkaa rag utafaxaydan amaanidda maamul

kuna taageerayaan calashaan sababo qabiil.

Waa run waa lawada ogyahay Puntland &

Somaliland-ba labaduba waxay salka ku hayaan

hal qabiil. Mid way ku amaanan yihiino ka

shaqeynta xagga nabada low and order, waxbarashada

meelahaasi oo dhan way ku amaanan yiihiin marka

loo fiirsho gobolada kale ee illaa iyo hadda

aafaadku ka taagan yahay.

 

Markaan ka soo gudubno intaas kore ayaa haddana

labaddan maamuli annagoo eegaynin waxaay salka ku

hayaan ee qabiil ku salaysan, ayaan haddii la is

barbardhigo labadooda waxaa darran Somaliland, oo

waxay leeyihiin annagu waa go'aaynaa, hadde ha

go'aane hal qabiil dawlad ma noqon karaan weeye

su'aashu? Puntland way ku amaanan tahay in afkeeda

waligeed laga maqal waanu go'aaynaa. Halka

Somaliland illaa iyo al aanka 15 sano ka dib ay

weli u suxul duuban yihiin in la aqoonsado.

 

Waxaa cajaa,ib Raaqiya maalin dhow la wareystay

dhahaysay reer somaliland soomalida kale waxba

lama wadaagaan haddii aay dhaqan, dad ahaan, af

ahaan iyo dhaqan ahaab noqon lahayd, WAA YAABAYE

goorma sidaa lookala fogaaday. Marka dadoow runta

Eebaa kugu jecele in Somaliland taa ku qaldan

tahay taa ha la ogaado.

 

Allamagan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Alle-ubaahne:

Caamir iyo Aqyaarta kale ee sida hufan uga qeyb galay doodan runtii waad ku mahadsan tihiin. Dareenka aan qabaa aniga wuxuu yahay maadaama aad qirteen in maamul kusheegyadaas aysan wax isbadal ah ku dhalin karin umada soomaaliyeed, dibudhac mooyee, maxay tahay qadiyada aan uga bixi karnaa hadii la doonayo in lasoo afjaro mixnada iyo aafada uu qabiilku xambaarsan yahay?

 

Shacabka soomaaliyeed xaq ma u leeyihiin ineey helaan damaanad looga kaaftoomayo amniga iyo qaaraanka uu qabiilku ku boqno gooyo dadkiisa?

Ninyahow you're a double-edged sword { ;) } ee u daa dadka maamulka iyo kala-dambeeyntee dhisteen. It's called law and order; something the rest of Somalia needs to catch up on. smile.gif Qabiil ma xumee, sida loo isticmaalaa xun. Cidahaasne siday u isticmaaleen is called "constructive" use of qabiil. They have managed to achieve peace and a certain level of prosperity, and only a xaasid stands infront of that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Alleubaahne, qadiyada looga bixi karo waa tan hadda uu waddo Cabdilaahi Yusuf: Dowlad loo wada dhanyahey ama ha noqoto fadaraaal ama mid sentraal ah.

 

 

Maamuladani waxay qabteen maahan wax xun. (Waxan dareemaya in Kashanre uu doonayo in uu hadalka dhinac u leexiyo)ee habka ay u dhisan yihiin ayaan aheen mid u wanaagsan mustaqbal dadka iyo dalka Soomaliyeed. Haddii dadka Somalida ay aragtidooda is bedesho sidani iney sida dhaameyso ayaan rajeynayaa.

 

 

Waxaa laakiin Aqoonsi and praise mudan Shacabka Puntland iyo Somaliland. Horumarka maanta la taaban karo waxaa ka dambeeya shacabkooda. Horumarkaas oo ah: Nabad iyo Wada Noolaansho.

 

 

Qoraaladii aan kor ku sheegeyna waakuwan linkigooda.

Somaliland Fact Sheet

 

Puntland Fact Sheet

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Times change so do we therefore those of us who can't see trees from the forest are stuck with the twisted idea that PL and SL are clan-free administrations :D .

 

First of all thanks to the citizens of these areas in discussion for heaven's sake they brought some sort of stability in their respective territories smile.gif . Having said that in order we go to the next stage of nation building we've to start a method of abandoning from clan ideology of governing to where the merit of the individual becomes what determines his/her destiny.

 

The die-hard PLs and SLs should come out of the box and see the benefits of having transparency government where wealth and power shared evenly, we’ll be better off or represented for having federal government thus give a boost the current government with its shortcomings :mad: .

 

PL and SL are in thier transient moment and they should embrace the dynamics and mechanisms that this contemporary world demands

Share this post


Link to post
Share on other sites

very intersting topic

 

 

maaansha alaah hadii qofkasta si daacad ah uuga hadlaayo mawduucaan meel ayaa lawada gaari lahaa.

 

lawa bilood ka hor koox aan aniga kujiro ayaan ka wada hadleeynayne mustaqbalka somalia. waxaan aheen 80 arday ah iyo 10 oday oo rug cadaa ah oo soomaliya xilal badan u soo qabtay waxaa la isku raacay in aan newska laga sheegin mowduucaan oo aan anaga dhaxdeen kawada hadalno sidaan u aragno mustaqbalka soomaaliya. Kama aaysan maqnee qof qabiil soomaali ku ab tirsada . kuligeen waa aan isku qilaafnay waxyaalah aan kawada hadleenay.

 

 

marka hadalkeeyga waxaan ku soo koobaayaa soomali makala godo mana kala qeebsanto wax kastoo la iskudayo soomaali meel uma kala socoto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this