Sign in to follow this  
MoonLight1

15 years old Slaughtered like a GOAT.

Recommended Posts

Dagaal goos goos ah oo goordhow ka qaray Isgoyska Siinaay degmada Wardhiigleey, iyo meydka wiil lagu qiyaasay 15-jir oo isaga oo qalan laga helay aagaasi

 

Dagaal ku bilowday madaafiicda hobiye yaasha loo yaqaan ayaa goor dhow ka qaraxay xaafadda Siinaay ee degmada Wardhigleey, halkasoo muddooyinkan uu ka socday dagaal dad badani ku dhinteen

 

Sida ay xaqiijiyeen dadka deegeenka oo u waramayay warbaahinta waxaa isgoyska siinaay yaala meyd la qalay oo ah wiil lagu qiyasay da’diisa 15-jir, iyo haweeney lagu sheegay iney ka mid aheyd dadka deegaankaasi, oo ahed mid garab rarato ah , iyadoona lagaraneyn cidda dishay meydadkaasi.

 

Dagaalka oo la sheegay inuu u dhaxeeyo dowladda Soomaliya iyo mucaaradkeeda oo dhawaanahanba ku herdamayay qeybo badan oo ka tirsan xaafadaha magaalada Muqdisho, iyadoona uu si xowli ah u socdo barakaca dadka rayidka ah, ku waasoo nafsadooda kala baxsanaya madaafiicda iyo rasaasta ay is weydaarsanayaan dhinacyada dagaalamaya.

 

Majirto ilo wareedyo kale oo xaqiijin kara dhacdadasi, mana laga warqabo qasaaraha kale ee uu geystay dagaalkaa goorta dhow dib uga bilowday xaafada siinaay ee degmada Wardhiigleey.oo malmlihi dambey ee dagala ka ocday ayaa waxa la hsegeya in goor hdhow madaafic ahlaka la isku dgasaay uu sababay dhimasho 2-ruux 3dhaawac school ku yaalaxay xaafadas uu dhaawac ka soo gaaray ismail maxa’ed “ qaf la qalay oo wiil 15-jir ah ayaa lagu arkay isgoyska siinaay, iyo meydka haweeney garab rararto ahed oo ka mid ahed dadka deegaanka, waxaana si goos goos ah u socda dagaal iyo is rasaaseyn.

 

 

Dayniile:muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this