Sign in to follow this  
Kamaavi

Maamulka Faroole oo markale Nin ********ya u dhashay gumaysiga Tigreega u gacan ....

Recommended Posts

Kamaavi   

Maamulka Faroole oo markale Nin Ogadadeenya u dhashay gumaysiga Tigreega u gacan galiyay.

 

35hiero.jpg

 

March 26, 2010 (QOL) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Faroole ayaa sheegaya in ay maamulkaasu sidii caadada u ahyd gacanta cadawga Tigreega ah ku wareejiyeenNin dhalin yaro ah oo ********ya u dhashay Ninka la dhiibay oo lagu magacaabo Maxamed Ilka Case ayaa kamid ahaa dadka shacabka ah ee halkaas ka xamaasha in mudo ahna ku noolaa oo aan wax dhib ah cidna u gaysanin

 

 

Kaganacsiga shacabka ********ya oo wax iska caadi ah ka noqday Gobolada W/Bari & W/Galbeed Soomaliya ayaa marba marka ka dambaysa sii kordhaysa waxaana tartan ku jira labada maamul ee goboladaas ka arimiya oo ay dhexdooda colaadi ka oogantahay isla markaasna uu midiba kan kale uga dheeree is leeyahay gumaysiga Tigreega iyagoo quud daraynaya in uu mid waliba kan kale uga dhawaado gumaysiga cadowga ah oo isagu ku guuraya maskaxda dumaayoowday ee Soomaalida si uu xoogooda u qafiifiyana isku khuukhinaya mid walbana u sheegaya in uu kan kale wax kala qabanayo.

 

Waxaa xaqiiqa ah in aysan maamuladaasi ganacsiga shacbka ********ya guulo ku gaadhaynin Itoobiyana aysan ugu sad kordhinanaynin sidoo kale waxaa xaqiiqo ah in aysan shacabka ********ya dhibka loo gaysanayo kaga tanaasulaynin baadi goobka xaqooda godobtoodana aysan iloobaynin, hagaadho hagaadhee godobta shacabka ********ya laga galayo waa mid aan la cafiyi doonin waana mid ay cidii gashayi ka qoomamoon doonto.

 

Isha warka!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

I wonder if Maxamed Ilkacase was singing the naftii hure song when he got handed over to Ethios,,

 

Hadii aanan soo noqon calankayga nuurow Allahayow ku nabad geli...

 

6o0j91.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this