Sign in to follow this  
MoonLight1

Hizbul Islam Alshabab Will form new Governmet.

Recommended Posts

SH. XASAN DAAHIR AWEYS, MUKHTAAR ROOBOW IYO SH. XASAN C.TURKI OO KULAN XASAASI AH KU LEH DEGMADA AFGOYE ..

 

 

Gudoomiyaha Isbahaysiga Asmara Sheekh xasan daahir aweys , gudoomiye ku xigeenka Ururka Xizbul islaam ahna madaxa Kaambooniyiinta Sheekh xasan cabdullahi Turki iyo waliba afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Mukhtaar roobow cali abu Mansuur ayaa kulan xasaasi ah ku leh maanta magaalada afgoye

 

Saaka subaxi hore ayaa dhamaan raggani u amababaxeen dhanka Afgoye sii loga wada hadlo maamul loo dhiso gobolka banadir kaasi oo mid ah

 

Kulankan ayaa warar hoose oo ka soo baxaya waxay sheegayan in lagu dhisi doono maamul ku meel gaar ah oo u yeesho gobolka banadir madama ay iyagu intaa badan gacanta ku hayan magaalada moqdisho in yar mooye, warar aan lagu kalsooneyn ayaa sheegaya in shaqsi ka socda Ururka xizbul islaam loo magcaabi doono gudoomiyaha maamulka gobolka banadir halka ku xigeena u noqon doono shaqsi ka socda ururka Alshabaab in kasta oo wararka aan sii toosa loo shaacin

 

Sheekh xasan turki oo saaka subaxii hore soo garay magaalada moqdisho ayaa isla maanta shirkan dib u galay waxana la suugaya waxii ka soo baxa shirkan xasaasiga ah

 

Dhanka kale Maamulka iyo odayaasha beesha mududlood ee magaalada jowhar ayaa sheegay in aay iska difaaci doonan waxii soo weerara magaalada jowhar

 

Magaalada jowhar ayaa wxa ka jiray xiisad hub urursi tan iyo markii aay degmada cadale soo gareen ciidanka ka amar qata Xizbul islaam kuwas oo la filayo inay weerar ku qadan dhanka degmada jowhar malmaha soo socda , odayaasha iyo maamulka degmada oo taageera dowlada KMG ayaa sheegay inay is difaaci doonan waxayna sheegan in degmada jowhar aan marnaba laga bixin doonin gacanta maxkamada sidaa aay hadalka u dhigeen

 

http://boondheere.co m/index.php?news=132 9

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this