Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Who is the enemy of puntland?

Recommended Posts

Cadowga Puntland waa mid aan seexan

 

calan_1.jpg

 

BOOSAASO:Maalmahan danbe waxa ku soo badanaayey Degaanada Puntland Qaraxyo iyo Dilal ah, kan loo yaqaan toogashada oo Qofka Madaxa laga tooganayo,ayna fuliyaan dad afka soo duubtay markaa ka dibna ay baxsadaan meesha ay wax ku dileen ,hadaba Allsanaag oo baaritaan ku samaysay sababaha keenay amaan darada Puntland lana xiriirtay Bulsha weynta iyo Ciidamada u qaabilsan amniga Puntland ayaan wxaan ogaanay in amaan xumada ka jirta Puntland ay ka danbeeyaan dhowr kooxood oo reer Puntland ah oo midba Koox kale oo aan rabin jiritaanka Puntland u shaqeeyaan.

 

 

Kooxahan Gacan saarka la leh Quruumaha kale oo aan rabin Nabada iyo horumarka Reer Puntland ayaa waxay ka kooban yihiin Siyaasiyiin,Isimo,Wadaado iyo qaar ka mid ah saraakiisha.

 

 

Kooxda kowaad waa kuwa ugu khatarta badan,una shaqeeya argagixsada Xamar joogta oo wata Magaca Diimeed,waana kuwa bilaabay inay ka shaqeeyaan sidii ay isaga hor keeni lahaayeen Shacabka iyo Ciidanka Amniga ka dibna uga dhigi lahaayeen Puntland foodo iyo meel ay ku noolaan karaan sidii uu sheegay Sheekh Aweys.

 

 

Kooxdani waa kooxda Bixisay magaca Ashahaado la dirirka iyaga oo ka dhigaya Ciidanka Amniga oo ka kooban Q'abaailda puntland ka kooban yahay oo loogu talo galay inay difaacaan Dalkooda, Dadkooda iyo Haraagii Maalkooda oo ka nabad galay Bililiqadii Koonfureed waxayna isku dayaan had iyo jeer ama u hirgashay inay ka dhigaan in Ciidankan reerah puntland yahay kuwo Islaamka neceb uma u shaqeeya Cadow dibadeed, hase ahaatee ay iyagu yihiin kuwa Gurigooda dabka ku soo wada,.ahna budhcad la adeegsanayo.

 

 

Kooxda labaad waa koox u shaqaysa Beesha Dirta Waqooyi oo Xarunteedu tahay Hargaysa, Ragan oo loogu talo galay inay khal khal iyo rabshado ka abuuraan Sanaag Sool iyo Galbeedka Bari, markaa ka dib ay Ciidamada SNM ay si sahal ku soo galaan Goboladan gacantana u geshaan Degaanka jabhada SNM,iyaga oo aaminsan in arintani soo dhowaynayso aqoonsi la siiyo Somaliland, sidaad awgeedna ay abaal marin uga heli doonaan Faysal Cali Waraabe iyo kuwa la midka ah howshan ay qabteen.

 

 

Kooxda Sadexaad waa Raga wata Magaca Isimada oo iyagu is caleemo saaray, hase ahaatee Bulshada inteeda badani ayna u aqoonsanayn Duubkan ay wataan oo la mid ah duubka uu wato Axmed Diiriye oo ah mid lagu qadhaabto oo ahayn dhaqankii ay lahaan jireen duubabakii Puntland oo ah kuwii Soomaali ugu horeeyey,kamana hadlaan haba yaraateei wax Maslaxad u ah Bulshada ay ku dhex nool yihiin oo had iyo jeer waxay hor taagan yihiin warbaahinta iyaga oo isticmaala ereyga ANAGA oo ah mid kala qaybinaya ama kala qoqobaya Bulshada Hart.

 

 

Kooxda ugu danbaysa waxay joogtaa Mudug oo ay mudo badan ka talinayeen Gobolka Mudug kooxdan danbe jiritaanka Puntland, waxa kala weyn nabad ay la galaan Beesha degta Koonfurta Gaalkacayo waxa kasta ha ku qaadatee ,Sadexdii Bilood oo ugu danbaysay waa markii labaad oo si g'ardaro lagu garaacayo Madaafiic iyio Hoobiyaal Xaafado ay degan yihiin Shacab hase ahaatee Ciidankii loogu talo galay inay bad baadiyaan Shacabka ay ku sugnaayeen Xeryahooda iyadoo Madaxda qaarkood dano gaar ah leeyihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

we are plain and simple, the future "Libensrum" look it up, thats puntland is for Somaliland. the same with Somalia, Ethiopia and Djibouti. All they are is future living space for the growing mass populations of somalilanders. while you wait for it to rain oil and gas and somalia falls further into oblivion all it takes is the world to reach a level of dissatisfaction with somalia to recognise somaliland. If any of you read the TFG charter it clearly says that Somaliland is not included in the government but the issue of Somaliland will be examined once the TFG government in Somalia conducts a fair and free election in the whole of southern somalia. If the government can no achieve that within 5 years of holding office, the issue of Somaliland will be discussed by the world community and possible recognition will be granted if the security council unanimously dicides.

 

- England will say yes, former territory

-U.S.A will say yes due to the growing threat of terrorism, and a potential military all in the greater middle east

- China will say yes due to oil or obstain

- russia will probably obstation

 

all these factors hint one thing, in a few years given the current climate, the republic of Somaliland will be an independent recognised state

 

then, the games will begin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this