Sign in to follow this  
Juje

Xassan Dahir Aweys Speaks...!

Recommended Posts

Juje   

20080907011829203x152sh.aweys.jpg

Xassan Daahir: Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose

 

Guddoomiyaha Xisbul-islam Sheikh Hassan Daahir Aways, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaaladda u dhaxeeya xisbul-islam iyo Al-shabaab.

Sheikh Xassan oo BBCda la soo xiriiray waxaa uu ugu baaqay kooxaha Xisbul Islam iyo Alshabaab ee Jubada Hoose, in ay wada hadlaan oo joojiyaan dagaalka.

uxuu sheegay in si nabad ah lagu dhameeyo wixii qilaaf ah.

Xisbul Islam iyo Alshabaab ayaa isku haysta meelo badan maamulka.

 

AUDIO

 

Listen to the audio clearly Sheikh Aweys clarifies that Shabab are instigators of this conflict. He also confirms that Axmed Madobe is a Mujahiid and a respected member of Xisbul Islam.

He repeats several times the necessity to end the conflict through dialogue. In the interview Xassan Dahir is humble and more diplomatic than he was ever before.

Anywayz I am waiting for Libax Sakabtabte to come tell me how he differs with the Sheikh by insisting that Axmed Madobe is a tribal leader and was a tribal footing in Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Che -Guevara:

He's the last of the harded-headed old timers. I believe his time is up.

How many more hard heads do you intend to get rid of, and what will you remain with?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Che -Guevara:

All Barre's haraagii, and finally Sharif and his jolly boy Ina Rashid.

Indeed...bal marka hore idinka isa so kala reba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^well, time is on our side, eight months of Sharif and nothing to show for, and soon enough his term will be up.

 

 

Aweys and his boys will be disbanded.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Che -Guevara:

^well, time is on our side, eight months of Sharif and nothing to show for, and soon enough his term will be up.

It is surprising his term limit concerns but what ever gave you the thought that you will replace him upon its end is bewildering.

If it will give you any comfort please note emphasis is on the term he requires to eliminate and bring an end to you guys rather than the opposite.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^History is on my side and it's ironic that you wholeheartedly support today will meet the same as the one you mocked one.

 

Bring an end to Al-Shabaab, how...?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zinki   

Hizbul Islam started this war(Madoobe) and portraying that the Shabab are the instigators of this war just shows how they want to play around the truth. In time we shall see where this ends.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fulay. Aweys waa fulay, at least the boys in Jubbooyinka are making a stance while he is speaking from both sides of his mouth.

 

TFG has an oppurtunity to reach out...

Share this post


Link to post
Share on other sites

perhaps this is what Aweys was looking for,namely that alshabaab will never fight 'Xizbul Islam'. And that means him :D

 

Muqdisho: Al- Shabaab oo ka hadlay hadalkii Hogaamiyaha Xisbul Islaam.

6. oktober 2009 - APL

 

Muqdisho(AllPuntland)- Sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al- Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in hadalkii Hogaamiyaha Xisbul Islaam oo ahaa mid aan loo dhameyn, wuxuuna cadeeyey in dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Kismaayo, aysan masuuliyadooda laheyn, ayaga kaliya ah, balse ay qeyb wanaagsan ku lahaayeen Madaxda Ururka Xisbul Islaam.

 

Sarkaalkan oo ka hadlayay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay Xisbul Islaam, qaarkood hoos ka taageersan yihiin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo uu sheegay in ay ka been sheegayaan dagaalada ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya, isagoo markaas ula jeeday dhinacyadii dhawaan kula dagaalamay gudaha magaalada Kismaayo.

 

Al- Shabaab ayaa sheegay in aysan marnaba diyaar uaheyn dagaal ay lagalaan Xisbul Islaam, balse waxa ay sheegeen in ay la dagaalameen shaqsiyaad ka soo horjeeday Shareecada Islaamka, waa sida ay hadalka udhigeene.

 

Sheekh Axmed Madoobe Islaan ayaa dhawaan la dagaalamay Al- Shabaab,waxa ayna ka saareen gudaha magaalada Kismaayo, isagoo hada ku sugan deegaano ka baxsan magaalada Kismayo, halkaasi oo lasheegay in ay Xarakada Al- Shabaab udirtay ciidamo kula sii dagaalama.

 

Dagaaladii ugu dambeeyey ayaa dhacay xalay, waxaana guulo sheegtay Xisbul Islaam, balse Al- Shabaab ayaan wali si toos ah uga jawaabin, qaraarka ah in wada hadal lafuro, isla markaasna ay xabada joojiyaan, inkastoo ay shaaciyeen in aysan marnaba la dagaalameyn Xarakada Xisbul Islaam.

 

Labadan Urur ee dagaalamaya ayaa horay uga soo horjeestay dawladda Soomaaliya, waxa ayna ugu dambeyntii dhinacyadooda ku dagaalameen gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada hoose oo ay hada isku hayaan.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Faarax-Brawn:

quote: Xassan Daahir: Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose

He is for ceasefire,but just some areas and not for ALL of Somalia.
:(loool...malla yaabtay...markii laga awood roonaado oo bannaanka lagu helo wuxuu leeyahay "halla joojiyo dagaalka walaalayaal", markii uu dumarka iyo carruurta ku dhex gabbanayana wuxuu leeyahay "Is qarxiya oo dagaallama"!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this