Juje Posted December 27, 2008 Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somalia oo goor dhoweyd lagu toogtay bartamaha magaalada Baydhabo Daqiiqado ka hor ayaa bartamaha magaalada Baydbabo ee gobolka Bay waxaa lagu toogay Xildhibaan ka tirsan baarlamanka federaalka Somalia oo lagu magacaabo jiray ALLAHA u naxariistee marxuum Ismaaciil Xasan Timir, ka dib markii ay rasaas ku fureen kooxo hubeysan. Dilka xildhibaanka ayaa yimid ka gadaaal markii xili uu ka soo baxay hotel ku yaala magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo Isku Aamow kuna soo jeeda hoygiisa ay weerar ku soo qaadeen kooxo bastoolado ku hubeysan kuwaasoo rasaas ku furay, iyadoo xildhibaankana uu isla goobtii ku geeriyooday. Kooxdiil dilka u geysatay xildhibaan Timir ayaa si dg deg ahh goobta uga baxsaday iyadoo daqiiqado ka dib ay goobta soo gaareen ciidamo ka tirsan DF oo baaritaano kaa bilaabay nawaaxiga goobta uu dilku ka dhacay iyadoo xaalada magaalada Baydhabo ay cakiran tahay iminka, mana jiro war arintaasi ku saabsan oo ka soo baxay maamulka gobolka Bay ilaa hadda. Xildhibaankan la dilay ayaa ahaa wasiir ku xigeenka dib u heshiisiinta ee xukuumada Nuur cade issagoona aha shaqsigii warqada ka hor aqriyey barlamaanka markii la dhalilaayey madaxweyne Yuusuf Dilka daqiiqado ka hor loogu geystay magaalada Baydhabo Xildhibaan Ismaaciil Xasan Timir ayaa noqonaya kii labaad ee loo geysto xildhibaanada baarlamanka Somalia,. Iyadoo bartamihii sanadkan lagu dilay magaalada baydhabo Xildhibaan Maxamed Cismaan Maye oo ka mid ahaa xildhibanada baarlamka iyadoo mudooyikan ay sii kordhayeen weerarada lagu hayo xildhibaada baaraamanka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 27, 2008 ^Ilaahay naxariisti jano ha ka waraabiyo. Col. Yey si sahlan u tagi maayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 27, 2008 Alaha u naxariisto, Laakiin Suldaanow maad nifaaqa joojiso? What is happening in Baidoe is political war, not clan war so why wish for civil war for Somalia, your own country? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 27, 2008 ^Cajiib Awoowe, halkee ka keentay warkaa? That I "wish for civil war for Somalia"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted December 28, 2008 ILAAHAY naxariistii jano haka waraabiyo AAMIIN. Hadii xaq daro lagu dilay ILAAHAY baa ka abaal marin doona. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 28, 2008 He is originally from Somaliland. I'm glad he died in that way ..... Allah ha u naxariisto though ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 28, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: He is originally from Somaliland. I'm glad he died in that way ..... Allah ha u naxariisto though ,, You are glad???????? Wallahi waad kaso dartey markaan JB...lafaha ayad ka jiran tahey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 28, 2008 Yes i'm glad sxb ... he chose that for himself. A brutal death after long isolation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted December 28, 2008 ^ He chose what for himself? :confused: Alla ha u naxariisto Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted December 28, 2008 Allah yarxam. JB,Eebe haku caafiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 28, 2008 Aamiin ,,,, dhamaanteenba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 28, 2008 You would think the secessionist chief propagandist inoo tusaalo qaato wixii ku dhacey his TFG colleague. Alla Ha unaxariisto Marxuumka, reerkiisana samir iyo iiman haka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted December 28, 2008 has jb lost the plot now? Illaahay ha u naxariisto marxuumka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 31, 2008 Marxuumka qoyskiisa iyo reerkiisaba samir iyo iimaan, asagana Eebba ha u dambi dhaafo una naxariiso -- aamiin, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites