Sign in to follow this  
General Duke

PM returns from a successful AU summit+ Pictures of Somali FM in Brazil

Recommended Posts

_41154439_ghedi_ap.jpg

 

:: Ra’iisal Wasaare Geedi oo Go’aankii Midowga Afrika ku tilmaamay guul u soo hoyatay Umadda Soomaaliyeed :: (162 Reads)

 

Posted by webmaster on Wednesday, May 18, 2005 - 04:32 AM

 

 

Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dib ugu laabtay xalay magaalada Nairobi kadib markii uu muddo lix maalmood ah ku qaatay booqasho uu ku tegay dalka Itoobiya.

 

Socdaalka Ra’iisal wasaaraha ayaa ku saabsanaa ka qeyb galka shir Golaha ammaanka Midowga Afrika uga hadlay ciidamo u diritsta Soomaaliya, ayaa ku tilmaamay ansixinta midowga Afrika ciidamadaasi guul u soo hoyatay umadda Soomaaliyeed.

 

Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa oo maalmo dheeraad ah ku sugnaa Adis ababa ayaa la sheegay inuu kulamo kala duwan la yeeshay madaxda Itoobiya gaar ahaan Ra’iisal wasaaraha Meles Zenawi.

 

 

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites

R. W. Rrof. Geedi iyo wafdi uu hogaaminayey oo xalay ku laabtay magaalada nairobi, ka dib lixmaalmood oo ay joogeen itoobiya

 

Wafdi uu hogaaminayay R/wasaaraha dowlada fedralka ah ee soomaaliya Prof Cali Max'ed geedi ayaa xalay fiidkii ku soo laabtay magaalada nairobi iyaga oo ka soo anba baxay magaalada Adis ababa ee dalka itoobiya halkaas oo ay u joogeen ka qeybgalka kulanka golaha midowga afrika oo hlkaasi ka dhacay loogana hadlayey arimaha soomaaliya gaar ahaana arinta ku saabsan ciidamo loo soo dirayo dalka soomaaliya oo ka qeyb qaata nabad soo celinta.

 

Wafdigan oo uu hogaaminayay R/wasaaraha waxaa ka mid ahaa wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ah iyo xubno kale waxaana horay u soo raacay xubno halkaasi horay u joogay oo ay ka mid ahaayeen wasiirka hantida qaran iyo qalabeynta Maxuud Sayid aadan Gudoomiyaha gobalka banadir ahna duqa magaalada muqdisho Dr maxuud xasan cali (cade) gudoomiyaha gudiga siyaasada ee gobalka shabeelaha dhexe maxed cumar xabeeb (maxed dheere) iyo c/kariin faarax laqanyo oo horay u sheegtay in uu yahay madaxweynaha maamulka mid land.

 

ra'salwaasaraha ayaa la filayaa in uu maanta ka warbixiyo socdaalkiisii iyo natiijadii ka soo baxday isaga oo u faahfaahin doono golahiisa wasiirada, waxaana soo baxayo dhinaca kale warar sheegayo in maalimada sabtida uu u kicitimi doono qaar ka mid ah dalalka yurub sida talyaaniga iyo faransiiska.

 

Abdirahman Mahamed xudeyfi4@yahoo.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof.Geedi iyo Meles Zenawi oo shalay ku kulmay Addis Ababa iyo Geedi oo dib ugu noqday Nairobi

Nairobi :-

 

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo shalay dib ugu noqday Magaalada Nairobi ayaa intii uusan ka bixin dalka Itoobiya kulan ay albaabada u xiran yihiin la yeeshay Ra'iisul Wasaaraha dalkaasi Mr.Meles Zenawi.

 

Kulanka labada hogaamiye ayaa lagu sheegay inuu ahaa mid horey loo sii qorsheeyey isla markaana la xariiray wadahadalka labada dowladood ee la xariira siyaasada dalka Soomaaliya.

 

Prof.Geedi iyo Meles Zenawi ayey wararku sheegayaan in ay si qoto dheer uga wadahadleen ansixintii Midowga Afrika ee ciidamada la geenayo dalka Soomaaliya.

 

Waxaa sidoo kale kulankaasi looga hadlay wakhtiga ay dowlada Soomaaliya u guureyso dalka gudihiisa.

 

Sida ay sheegayaan xubno safarka ku wehliyey Ra'iisul Wasaaraha waxay dowlada Itoobiya balan qaaday in wixii karaankeeda ah ay ka caawin doonto dowlada Soomaaliyeed.

 

Dowlada Itoobiya oo kamid ah dowladaha safka hore ee IGAD ayaa sheegtay in ay taageeri doonto ciidamada laga keenayo dalalka Yugandha iyo Sudaan.

 

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Nairobi u kicitimay isla shalay ayaa halkaa gaaray shalay gelinkii danbe.

 

Prof.Geedi iyo xubnihii safarkiisa ku wehliyey ayey si diiran ugu soo dhaweeyeen Airporka Wilson ee magaalada Nairobi xubno ka kala socda labada Golaha ee Wasiirada iyo Baarlamaanka.

 

Xubnihii halkaa kusoo dhaweeyey oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Arrimaha Guddaha Md.Xussen Caydiid, Wasiirka Maaliyada Saalim Caliyow Ibrow, Guddomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Prof.Maxamed Cumar Dalxa iyo xildhibaano kale oo badan.

 

Ra'iisul Wasaaraha ayaa markii uu gaaray Nairobi saxaafada u sheegay in safarkiisa uu si wanaagsan kusoo dhamaaday asagoo intaa ku daray in muhiimada safarkiisu ahayd in uu ka qeyb galo shirkii Golaha Amaanka ee Midowga Afrika.

 

Prof.Geedi ayaa sheegay in ay Golaha Amaanka ee Midowga Afrika hordhigeen go'aanadii kasoo baxay Xukuumada iyo Baarlamaanka Soomaaliyeed isla markaana uu Midowga Afrika uu si shuruud la'aan ah ku aqbalay codsiga ah in ciidamo dalka Soomaaliya la geeyo.

 

Ansixintaasi oo uu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ku tilmaamay in ay ahayd guulweyn oo usoo hooyatay shacabka iyo dalka Soomaaliyeed.

 

Prof.Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay taageerada Beesha caalamka ayaa sheegay in qorshaha Midowga Afrika ay taageereen dowlada Maraykanka iyo Midowga Yurub oo uu sheegay in ay si buuxda usoo dhaweeyeen go'aanka Midowga Afrika.

 

Ra'iisul Wasaaraha oo dalka Itoobiya ku maqnaa muddo 5 cisho ah ayaa lagu wadaa inuu magaalada Nairobi shirar kula yeesho xubnaha kamid ah Dowlada, waxaana jira wararka sheegaya inuu u gudbi doono dalka Talyaaniga oo laga yaabo inuu Prof.Geedi booqasho rasmi ah ku tago.

 

Ahmed Musse

HorseedNet.com

Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Mr Geddi and the winding road ahead

Wed. May 18, 2005 11:18 am.

 

Somali PM

After a weeklong visit to Addis Ababa, Ethiopia, Somali Prime Minister Mr. Ali Mohamed Geddi came back to Nairobi, his government’s temporary headquarters.

 

Mr. Geddi, a former veterinary professor has very hard and complicated work ahead of him.

 

One third of parliament members left for Mogadishu without consulting him. Mogadishu warlords refused to accept African troops. Baydabo, one of the two cities he and the president planned to use until the capital is secured fell into the hands of their opposition last month.

 

Despite of all of this and many other problems like financial shortcomings and corrupt politicians, Mr. Geddi is determined to turn Somalia around. However, many people do not take him serious since he is not one of the warlords and doesn’t have militia and heavy weapons.

 

The PM says all Somalis would love to see Somalia liberated from the handful of warlords who control all aspects of everybody’s life. His agenda is to isolate them by gaining public trust. He says the warlords who crippled Somalia will not continue their dominance if the little boys they use are given a better alternative.

 

One of his soft rivals is the Speaker of the House, Mr. Sharif Hassan Adan who allegedly sided with Mogadishu warlords for political and other reasons we decided not to publish.

 

Mr. Geddi’s hope to make Somalia a habitable and safe place depends largely on world community and the success of the African troops. No matter how much public support he is enjoying now, use of force is necessary in order to accomplish some of the tasks ahead.

 

Few individuals made fortunes from the absence of government and will do whatever it takes to bring down anyone who tries to establish one. For instance, there are over sixty roadblocks where armed men extort money from drivers and passengers in Mogadishu alone. A Somali website (midnimo.com) published the ownership of these roadblocks a couple of months ago. According to midnimo.com most of them belong to well-known warlords who are now campaigning to bring the new government down. These same men are now beating the patriotic drum and saying we don’t want Mr. Geddi because he is going to bring foreign forces into the country.

 

The prime minister argues the armed men who oppose him have no vision except make fortunes at the expense of the general public. He says his govenment will open an office in the heart of Mogadishu and nobody can stop him from coming to the city. He hails from Mogadishu area native ****** tribe and has good support among his clansmen.

 

News Category: Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

QUOTE:The prime minister argues the armed men who oppose him have no vision except make fortunes at the expense of the general public. He says his govenment will open an office in the heart of Mogadishu and nobody can stop him from coming to the city. He hails from Mogadishu area native ****** tribe and has good support among his clansmen.

 

MEN OUR PRIME MINISTER TALKES THE TRUTH AND THAT'S WHAT I LIKE ABOUT THIS GUY HE IS NOT AFRAID TO SPEAK HIS MIND. HE IS GOING TO SHOW THEM WHO THE REAL REER MOGADISHU HE IS TELLING THEM WHEN IT COMES TO POWER THAT HE IS QUIT POWERFUL THAN THOSE THAT CLIAM POWER.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

capt.xkp10305121607.ethiopia_somalia_xkp

Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi , left , is greeted by African Union Chairman Alpha Omar Konare at the The African Union headquarters in Addis Ababa, Thursday, May 12, 2005.

 

52802489.jpg?x=x&dasite=MS_GINS&ef=2&ev=

ADDIS ABABA, ETHIOPIA: Somalia Prime Minister Ali Mohammed Gedi (L) arrives 12 May 2005 at the Africa Union headquarters in Addis Ababa, Ethiopia. The African Union (AU) Peace and Security Council was set Thursday to hold a meeting to discuss the much-delayed troop deployment to Somalia to help the exiled government return to the bullet-charred capital of Mogadishu.

 

 

52613287.jpg?x=x&dasite=MS_GINS&ef=2&ev=

ADDIS ABABA, ETHIOPIA: Somali President Abdullahi Yusuf (L), Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi (2nd L), Sudanese president Omar El Bashir (3rd L) and Djibouti President Ismael Omar Guelleh attend 11 April 2005 the opening ceremony of the Regional Assembly of heads of State and government for the establishment of the Eastern Africa Stand by Brigade (EASBRIG) in Ethiopia.

 

52783097.jpg?x=x&dasite=MS_GINS&ef=2&ev=

BRASILIA, Brazil: (L to R below) Minister of Foreign Affairs of Sudan Mustafa Osman Ismail, President of Uruguay Tabare Vazquez, President of Paraguay Nicanor Duarte Frutos. (LtoR above) Minister of Foreign Affairs of Somalia Abdullahi Ismail, Minister of Foreign Trade and Cooperation of Morocco Mohamed Benaissa, Foreign Minister of Kuwait Mohammed Sabah Al-Salem Al-Sabah and the Sec. Gen. of the Arab Maghreb Union, Habib Boulares pose for the family picture of the South American and Arab Countries' Summit at the Ulysses Guimaraes Convention Center in Brasilia 10 May 2005.

 

52458560.jpg?x=x&dasite=MS_GINS&ef=2&ev=

ALGIERS, Algeria: Exiled Foreign Minister of Somalia Abdullah al-Sheikh Ismail (L) talks to the press in Algiers 20 March 2005. Arab foreign ministers enter a second and final day of talks to prepare for a summit later this week, as a Palestinian official said they had overcome differences over a new draft of a controversial Middle East peace plan.

 

 

52783016.jpg?x=x&dasite=MS_GINS&ef=2&ev=

BRASILIA, Brazil: Minister of Foreign Affairs Somalia Abdullahi Ismail(L toR above), Minister of Foreign Trade and Cooperation of Morocco Mohamed Benaissa, Minister of Foreign Affairs of Kuwait Mohammed Sabah Al-Salem Al-Sabah, Foreign Minister of Ecuador Antonio Parra Gil, Foreign Minister of Bolivia Ignacio Siles. President of Iraq Jalal Talabani(L to R below), President of Djibouti Ismail Omar Guelleh, President of Argentina Nestor Kirchner, and President of Peru Alejandro Toledo attend the opening session of the South American and Arab Countries' Summit at the Ulysses Guimaraes Convention Center in Brasilia 10 May 2005.

 

52782671.jpg?x=x&dasite=MS_GINS&ef=2&ev=

BRASILIA, Brazil: Family picture at the South American and Arab Countries Summit in Brasilia, 10 May 2005. Bottom L-R: Minister of Foreign Affairs of Sudan Mustafa Osman Ismail, President of Uruguay Tabare Vazquez, Pres. of Paraguay Nicanor Duarte Frutos, Pres. of Iraq Jalal Talabani, Pres. of Djibouti Ismail Omar Guelleh, Pres. of Argentina Nestor Kirchner, Pres. of Peru Alejandro Toledo, Pres. of Brazil, Luiz Inacio Lula de Silva, Pres. of Algeria Abdelaziz Bouteflika, Secretary General of the Arab League Amr Moussa, Pres. of Chile Ricardo Lagos, Pres. of Guyana Baharrat Jagdeo, Leader of the Palestine Authority Mahmoud Abbas, Emir of Qatar Hamad bin Khalifa Al-Thani, Pres. of Venezuela Hugo Chavez. Middle L-R: MofFA of Somalia Abdullahi Ismail, Min. of Foreign Trade and Cooperation of Morocco Mohamed Benaissa, MofFA of Kuwait Mohammed Sabah Al-Salem Al-Sabah, MofFA of Ecuador Antonio Parra Gil, MofFA of Bahreim Mohammed bin Moubarak Al-Khalifa, Prime Minister of Syria Mohammed Naji Al Otri, Prince Ali bin Hussein of Jordan, PM of Mauritania Sghair Ouid Barek, Vice-President of Colombia Francisco Santos Calderon, Advisor to the President of Yemen Abdulkarim Ali Al-Eryani, MofFT of Egypt Ahmed Abul Gheit, Director General of the Andean Community Hector Maldonado Lira, , MofFA of Libya Abdelrahman Mohamed Shalqam, a respresentative for Mercosur, MofFT of Saudi Arabia Prince Saud Al-Faisal bin Abdul Aziz Al-Saud. Top L-R: Sec. Gen. of the Arab Maghreb Union, Habib Boulares, Sec. Gen. of the Cooperation Council of the Gulf Abdul Rahman bin Hamad Al-Attiyah, Vice Minister of Economy of Oman Nasser Mansoor Al-Khasibi, MofFA of the United Arab Emirates Rachid Abdulla Al-Noaimi, PM of Lebanon Nagib Mikati, MofFA of Suriname Maria Levens, MofFT of Tunisia Abdelbaki Hermassi, Pres. of Comores Mze Soule Abdou ElBack.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this