Sign in to follow this  
Khalid2

Where is abdi Cawaalle Qeydiid

Recommended Posts

Khalid2   

maalmo kahor ayaa cabdi qeydid iyo gawaari diknikadiisa ah ay mareen Gobalka bakool, waxaa is kahor imaad uu kudhexmarey ciidamo aadan saansoor wata iyo kuwa qeydiid magaalo u dhow huddur, waxaa hada warar aan lahubin sheegayaan in ciidamo katirsan ONLF iyo kuwaqeydiid uu dagal xoogan kadhexdhacay, oo seddax gawaarida hubeysan ee qeydiid lagu gubey, waraarka ayaa hada kuu sii daya in aan loogeyne meesha ay ku dambeeyaan ciidakaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

According to someone I spoke to earlier today who I think knows his whereabouts he is at Laan Waaleey, where the forces ousted from Bandiiradley by ICU are.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

Waliba ibartey ariito widaayene oo roogti meeli adiroogto, widaayow mifeylihhidiyaa, sideew may waaba way kiwaayey, arlaadi weykifeyliye

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

abdi qabiid milities where hit hard from an none milites that hit in the bushes ,

 

 

also abdiqabiid has lost support from his subclan and Gallmudug admin , therefore he is unlikely to attack Icu forces .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by waajid:

Waliba ibartey ariito widaayene oo roogti meeli adiroogto, widaayow mifeylihhidiyaa, sideew may waaba way kiwaayey, arlaadi weykifeyliye

Eey eta ariirta? Bil'aan la goroda etee? Ani eed ii eed in feylana, wal dhib jara maleh. Arlaadi barafka haaye iinga ogaatay lee rooga. Adeerkaa Maad Taruuri intee deganya iinsheeg. Wali Waajidaa roogee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

Haa widaayow ee waliba kiin sheegeey ini unnune eed inbarwaaqoysiney roob badin helni eelinjeedi i eel wiini hanii burin magaalada walmikideerni lakiin, wali iin ku warimaase widaaykey mad huseen imaan, mahaay sidi emailjey walaalow isiyikorteee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

Qeybdiid is still kicking in southern mudug. That dude deserves much respect for standing up to this ruthless agression from the clan courts of mogdishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this