Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Filin korkaaga ha lagu jilo adoo dulman

Recommended Posts

"When two maroodi fight, it is the crass that..." [You can finish it, I guess]

________________

 

"Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu labo maleeshiyo ku dhex maray maanta degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho.

 

Dagaalkaan oo u dhaxeeyay maleeshiyooyin deegaanka ah iyo kuwo kale oo taabacsan Cabdi Nuurre SIyaad oo xubin ka ah isbaheysiga la dagaalanka argagixisada la iskuna adeegsaday hubka fudud..."

 

[Shabeelle.com Abriil 23, 2006.]

 

What is wrong with those news paragraphs above? I will tell you what is wrong.

 

"Dagaalkaan oo u dhaxeeya maleeshiyooyin deegaanka iyo kuwa..." For a moment, I thought finally reer Xamarweyne, Xamarjajab, C/casiis, Shibis iyo Boondheere had enough and formed a militia to defend their native turf. Sad.

 

The ciidamada 'deegaanka' Shabeelle reports don't know B from T meelahee Xamarweyne u kala bixi jirtay before the war. I bet any of them heard what and where Fiya Eejito was; what Bacaadlaha was; what Dahablaha was; where Ceelgaab was; where Cabdalla Shideeye was (noo, not the infamous one now everybody seems to know at Bakaaraha); where Geellaq was and why it was called; bet they have never ever watched a filin hindi, ajendi, kumaandoos, kaawbooy at functioning Shaneemo Xamar, Shaneemo Subar, Shaneemo Soomaali, Shaneemo Banaadir.

 

Deegaanka my dabo. Filin si fiican u jila reer Idaacada Shabeelle, beentiina banaanka taagan loo wada jeedo.

 

Finally, it is hard to agree anything Dayniile.com reports, but on this occasion it is rarest of rare, and one can't resist but concurring completely:

 

"Degmada Xamar weyne oo ah meel qadiimi ah dadka degana ay yihiin kuwa jecel samaanta iyo nabada ayaa 16kii sano ee u danbeysay ku jirey gumeysi lamid ah kii Talyaaniga ama mid aad ka xun iyadoona la baneystay dhiigooda iyo maalkooda taasoo keentay in la waayo cid muslinimo sheeganeyso oo mar uun ka hadasho dhibka lagu haayo shacabka reer Banaadiriga ah.

 

Iyadoo ay arintaasi ku jiraan ayaa waxaa maanta ka bilaawday degmada Xamar weyne dagaal aad u qaraar kaasoo ay isku heystaan laba beelood oo kawada tirsan beesha [qabiil], kuwaas oo mid waliba dooneyso in ay dadka reer Banaadiriga ah ay ka qaadaan baad ,waxaase cajiib ah markii saxaafada Muqdisho ay warka u sheegtay in dagaal aad u qaraar oo ku dhexmarayo degmada Xamar weyne dadka deegaanka iyo kuwa ku soo duulay. Haddaba su'aasha la is weydiinayaa durbaba ayaa ah ma dadkii reer Banaadirka ahaa ayaa bartay ridida qoryaha waaweyn sida Suuga iyo shilkaha mise iyagaa lagu gor gortamayaa sidii loogu sii heyn lahaa dhibka markii hore ay qaatiga ka taagnayeen."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

"Dagaalkaan oo u dhaxeeya maleeshiyooyin deegaanka iyo kuwa..." For a moment, I thought finally reer Xamarweyne, Xamarjajab, C/casiis, Shibis iyo Boondheere had enough and formed a militia to defend their native turf. Sad.

adi wax ma fahmaysid, cayaalkii dhashay 91 hadda waa dagaallami karaan Noooh, 15-16 jir waaye nooh, see camal! adiga wax faham nooh smile.gif

 

Shabeelle runtiis waaye, degaanka ma ku dhalaanoo! adi wax faham yaaqay

 

Xamar waynoo burbursan lee ma ku dhalanoo mana ku korinoo? maxaan u bixinaa? maleeshiyooyinka degaanka lee maahoo? magac kale adi u raadi hadda waaye ;)

 

See waaye nin Beysaani aaba u egtahee. :D

 

Cayaalka cayaalkii kacaanka waaye nooh! ;)

 

Finally, it is hard to agree anything Dayniile.com reports, but on this occasion it is rarest of rare, and one can't resist but concurring completely:

Dayniile, warkiisa riqiis waaye, ceeriin waaye, markii Airoportka laga xiray, duqiina gurigiisa 'HOUSE ARREST' looga dhigay aas matagaa nooh, asi liwaax oo hurdaayo ma isku daandaasanoo :mad: ha iska celiyo nooh

 

 

Madaxda inaas caayaas bilaabay

 

Madxada ma lagu mantago u sheeg!

 

TUKULLUSH TIMIR GAARI WAAYAY QARAARAAS KEENAA

 

 

Fradheertana waxay dhahaan:

 

FALLAARI GILGILASHO KAAGAMA GO'DO

 

Shalay maanta kii dhahaayay Xabashiyaa lala dagaalaa maahoo? aaway Xabashidii? Xamar weyne may galeen mise 4ta jardiino?

 

mise Duqa in ILKAHA laga bixiyaas ka cabsahaa

 

Amiin Caamiraa si fiican duqa u sawiray :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muraad, abaaba manooleed, widaay. Dhufeyskii aa kula jirtay shirkaddii diyaaradda ahayd yaa raaye?

 

Nin yahoow, haddii kuwaas deegaanka u dhasheen, anigana magaaladaan Koronto aan u dhashay oo qabiilka Mowhawk aan ahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Dayniile, warkiisa riqiis waaye, ceeriin waaye, markii Airoportka laga xiray, duqiina gurigiisa 'HOUSE ARREST' looga dhigay aas matagaa nooh, asi liwaax oo hurdaayo ma isku daandaasanoo ha iska celiyo nooh

 

Madaxda inaas caayaas bilaabay

 

Madxada ma lagu mantago u sheeg!

 

TUKULLUSH TIMIR GAARI WAAYAY QARAARAAS KEENAA

LMAO! :D

Muraad waxaan kuu qabay reer waqoonyi :D .. maxaa tiri? Liwaax ? Kixxkixx.. Haram! Qosolka caynkanoo kale waa dambi. Ma nooli, ya dhindhay, dhindhay. L000L. :D

 

mise Duqa in ILKAHA laga bixiyaas ka cabsahaa

^^ L000L..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Muraad waxaan kuu qabay reer waqoonyi ..

Reer Wokhooyi aa! Reer Wokhooyi Farodheerta miyaa?, mise wixii KHAAD cuno lee waaye oo khorraxduu ku gubeyso haddii saacad warsatid "DEE WAA KOWDII" ku dhahaayo.

 

Liwaax ? Kixxkixx.. Haram!

Cabdulahi Yuusufaas oo la iska caacaayaas LIWAAXA u maleeyay nooh,

aaway hee? Amiin caamira BAAFINTAAS ku daray asi iyo A-xaaji Muuse waa la baafinooyaa Laankhayrta casaa magacyadooda la geeyay.

 

 

Nin yahoow, haddii kuwaas deegaanka u dhasheen, anigana magaaladaan Koronto aan u dhashay oo qabiilka Mowhawk aan ahay.

MMA, adi 16kii sano la soo dhaafay KORONTAAD fadhisay.

 

Huge demographic change has taken place in Mogadisho as well as many parts in the South of the country.

 

adi dadaa ka hadlooysaa maalin dhoweyd DHURWAAyaa lagu dilay Afar-irdoodkii dahabka lagu gadi jiray hadda aragtay maakhaan :D

 

 

Hadalkii oo kooban ninkii LIWAAXA isku taabto waa la wayhaa smile.gif , BBC iyo LAANKHEERTA casaa laga baafaihaa Amiin Caamir fiiri.

Khanyare iyo Xaajiga yaa arkay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muraad, adiga marka sheeko 'mukulaal madoow' aa wadaa nooh. Labo reer Banaadiri markee maanta Xamar ku sheekeystaan, salaanta ka bacdi waxaa laga bilaabaa, "Aymaano, minankaa maloos soo dhuuntee maxaas ka jirana?"

 

"Ayiisho, ma'ogid miyaana minanka inaas mukulaal madoow ii fadhiyo lamadaan bari, yaaba juuq iyo jaaq ii dhihi kare hee. Macaleesh."

 

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

MMA sheekadaan ka warran XAMAR weynay ka dhacday

 

Telefoonaa soo dhacay Riiiiing

 

MACOW : ar Maano iisho aaway? ar telefoonka khabo telfoonaa dhacooya ...

 

 

MAANO IISHO : Hallo yaa waaye

 

 

BATUULO CADDEEY : HOOYO ani waaye Batuulo gebertaadii Batuulo caddeey waaye!

 

MAANO IISHO : Geberteey aa? geberteey Batuulo acddeey! gabarteey ma noolee khofkii tahay ii sheeg? dheedheel wakhti ma u haaye!

 

 

BATUULO CADDEEY : HOOYO WALLAAHI gebertaadii waaye, Cadaado aan kaala soo hadlooyaa

 

 

MAANO IISHO : Cadaabka aa! ar anaa dhintayee ar gabartay cadaab may ku jirtaa ar macow kaalay makhal gabartaa cadaabtay ka soo hadlee ar anigaa! habartay maxay ii dhalaysay?

 

BATUULO CADDEEY : HOOYO Cadaado aan ku dhahay, cadaabkaa sheegaysid maxaa waayeh, Cadaado ma kasaysidoo?

 

MACOW : Ar ha ku jirto haddii rabto, maxaa ka rabtaa ayada ******** ma raacinoo, ha ku jirto iska deey....

 

 

MAANO IISHO : ar seen u deeyhaa gabartay maan cadaab ku deeyn karaa? ar anigaa intee aadaa? ar muslinkii deriska aaway? ....

 

 

BATUULO CADDEEY : Hooyo adi ma waalatay, Cadaado aan ku dhahay cadaab ma oho cadaado waaye, lamo wiil iyo lamo gabaraan dhalay gadaashaay haddana uuraan leeyahay.

cadaado awal telfoon ma khabin, hadda lee telefoon loo sameeyay nooh .... :D

 

MAANO IISHO : waraaba keentee! cadaabka carruurna ma lagu dhalaa? smile.gif ar Macow adi gabartaada maa la hadashidoo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muraad, LooooooooooooL. Macoow Awdiinle waaye yaa ogaado. Mise Xaaji Macoow Canjeero? Ma xasuusataa Xaaji Macoow Canjeero? Afisiyooni iyo Martiini agagarkaas uu ku lahaa biibito, nin laga dambeeyo uu ahaa aan maqlay. Mise koleey adiga Cismaan Sheekh Macoow aa xasuusataa deganaa Taleex.

 

Widaaygiis, markaan Xamar '03 tagaaye, maalin ayaa kuwa aan horey isku ciyaal xaafad u ahayn ii waday Xamarjajab ee markaas deganayeen.

 

Maadaama intii ka horeysay aan ku sugnaa Xamar aan ku arkin wax dhalaalaayo, waxaa islahaa Xamarjajab ee joogaan kuwii dhalaali jiray. Markaa taagay xaafaddaas, kuwa kasii daran ayaaba jidadka fafadhiyo. Makulaal madoow iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this