Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Al-Shabaab Vs Ahlu Sunnah Wal Jamaacah

Recommended Posts

Dagaal dhismasho iyo dhaawac Sababay ayaa galabta waxaa uu ka dhacay degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud.

 

Dagaalka oo bilowday Abaaro 5-tii maqribnimo ee galabta ayaa waxaa uu dhexmaray ciidamada Ururka Al Shabaab iyo ciidamo kale oo la sheegay in ay taabacsanyihiin Ururka Ahlu sunna Waljameeca waxaana la heegay in uu sababay khasaare fara badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka ku sugan degmada Guraceel.

 

Inta la ogyahay ilaa 2-ruux ayaa ku geeriyootay halka 5-ruux oo rayid ahna ay ku dhaawacantay dagaalkaasi kuwaasi oo loola cararay cusbitaalka degmada Guraceel,waxaana sidoo kale wararku ay sheegayaan in uu jiro khasaare intaa ka badan kaasi oo ilaa iyo hadda aan si dhab ah loo ogeyn.

 

Saraakiil ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in markii hore iyaga weerarka lagu Soo qaaday waxaana ay sheegeen in dhaawacyo fudud ay soo gaareen qaar ka tirsan ciidamada Ururka Al Shabaab.

 

Gudoomiyaha degmada Guraceel Cali Sheekh Max'ud oo ay xariir la samaysay idaacada Shaballe ayaa sheegay in dagaalkii galabta uu u dhexmaray ciidamo ka tirsan ururka Al Shabaab iyo kuwa Ururka Ahlu Sunna Waljameeca,waxaan uu intaa raaciyay in dagaalkaasi ay qeyb ka ahaayeen gaadiidka dagaalka oo ay ku rakibanaayeen qoryaha loo yaqaan Suugaga.

 

Waxaa uu sidoo kale sheegay Cali Sheekh Max'ud in dagaalku uu ka dhashay waxyaabo horay la isuku heystay oo uusan carab baabin,waxaana wararaka qaar ay sheegayaan in dagaalkaasi uu ka bilowday Maxkamadayn la isku qilaafay taasi oo dhalisay in galabta halkaasi uu dagaalku ka qarxo.

 

Xaaladda goobihii ay galabta dagaaladu ka dhaceen ee degmada Guraceel ayaa Caawa dagan waxaana si tar tartiib ah u bilowday howlihii ganacsiga ee degmadaasi inkstoo ay jirto cabsi ku aadan dagaalkii galabta in uu mar kale soo laabto,waxaana Caawa cusbitaalka degmada Guraceel buux dhaafiyay dad fara badan kuwaasi oo wax ka ogaanaya xaaladda dadka ku dhaawacmay dagaalka.

 

Dagaaladaana ayaan ilaa iyo hadda si dhab ah loo ogayn waxa dhaliyay waxaana dadka degmada Guraceel ay caawa hadal hayaan dagaalkii galabta iyo waxyaabihii dhaliyay,waxaana uu noqonayaa dagaalkii ugu horeeyay ee degmadaasi ku dhexmara Ururo Diimeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I thought they were one and the same. Does Al Shabab fall under the other??

 

All these bloody groups.

 

A lot sub groups now come under Ahlu Sunnah Wal Jamaacah, the ones in Somalia as the Salafis or the Tabliqis?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ibti,

Ahl Sunnah is like xerta Somalida ama dariiqada such as Abdulqadir Jaylani dariiqa etc. They usually follow particular shaikh. Alshabaab are ultra salafi even more Saudi then the saudi hence cimaamadda cas iyo surwaal gaaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

Is this General Petreaus's Anbar awakening ploy to rout out the extremist "Al-Qaeda affliated" Shabaab?

Guriceel, the birthplace of Aweys, the spiritual leader of Shabaab is now the Anbar of Somalia. I guess the signing of the Djibouti agreement and the proposed withdrawal of the Ethiopians from Somalia would create frictions and cleavages among the Islamist groups and insurgents. Is it going to be doctrinal clash? or just an inevitable power-struggle of loosely affiliated Islamic factions with different agendas?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hope to Eebbe not another 20 years of dagaal diimeed bilowdo now. Kii qabaa'ileed quus laga taagnaa.

 

This is the worse cabsi aan dalkeena ugula cabsanaaye and unfortunately saan saantaas ku socotaa. Eebboow help us Soomaalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Islamist groups clash in central region, 2 dead

 

 

GURI EL, Somalia Dec 2 (Garowe Online) - Islamist groups fought against each other in central Somalia Tuesday afternoon in a fierce battle that killed two fighters and wounded six other people including civilians, Radio Garowe reported.

 

The violence sparked around 5pm local time between fighters loyal to al Shabaab and another Islamic group, called Ahlu Sunnah Wal Jamee'a, a government official said.

 

Ali Sheikh Mohamud, the mayor of Guri El town in Galgadud region, told reporters that the two groups are fighting over court-related issues but he did not elaborate.

 

It was the first round of violence among Islamist groups in Galgadud in history, according to local officials and residents.

 

The situation in Guri El town was calm but tense Tuesday evening, with locals worried about renewed violence.

 

Since 2006, Somalia's Islamic groups have fractured into rival camps and engaged in direct attacks against each other in at least three separate incidents.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this