Sign in to follow this  
General Duke

Government troops step up security operations.

Recommended Posts

Howlgallo Baaritaano Ah Oo Ka Socda Mag. Muqdisho

 

Muqdisho(Calanka.com) 27-May-2007

Wadooyinka waaweyn iyo isgoysyada caasimadda Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya maanta howlgallo lagu sugayo amaanka magaalada iyadoo la baarayo gaadiidka iyo wax ala wixii looga shakiyo in ey amaanka khalkhal galinayaan.

 

Howlgalladan baaritaanada ah oo bilowday saakay aroortii ayaa waxaa si wadajir ah u wada ciidamada amniga magaalada iyo kuwa boliks gobolka.

 

Maalmahan danbe ayaa waxaa kusoo badanayay caasimadda Muqdisho kooxo tuura ama adeegsada bomb gacmeedyo kuna qariya meelaha qashimada & wadooyinka ey sida aadka ah ey u isticmaalaan ciidamada dolwadda iyo kuwa kaleba, waxaana gabi ahaanba adkaatay in hub muuqda ama waaweyn lagu dhex arko magaalada taasooo ku kaliftay kooxaha kasoo horjeeda dowladda in ey aad u isticmaalaan bomb gacmeedyada eyna ku qariyaan goobaha qashimada iwm.

 

Si kastaba ha ahaateen amaanka guud ee caasimadda ayaa ah mid aad u dagan kuna soo laabatay sidii lagu yiqiin dagaalada sokooye ka hor aadna ku arkeyso meelkasta ciidamo bolis ah iyo kuwa wata baabuurta boliska oo ku roondeynaya wadooyinka magaalada.

 

Maalintii shalay ayey aheyd markii ey ciidamada bolisku soo qabqabteen rag lagu tuhunsan yahay in ey ka danbeeyaan qaraxyada loo adeegsado bomb gacmeedyada ee badankod ka dhaca degmada Huriwaa oo ah meesha kaliya ey kooxahan kasoo horjeeda dowladda ey khalkhal ka abuuraan dhinaca amaanka, waxaana tirada lasoo qabqabtay shalay ey kor u dhaafayaan sodomeeyo ruux.

 

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Even Ahmed Diriye and Abdullahi Shiekh Xasan did not make anything close to that outrageous and hopeless claim. But hey the clan courts & other opposition groups resided in a house built on lies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

let me put it this way to you...maybe you would understand it better then

 

how many dead mothers and kids would it take until the Tigranyan boys gets what they want?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer, no one much cares for who think is right. The TFG train is moving one can critise but thats all you ahve left.

 

Remember dear Rudy Yusuf is basking on the sun in Mogadishu. :D

 

furitaan_safaarada_itoobiya12.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

gross, hes sun bathing! tell him to cover it up...we dont want him to scare away the lil kids.

 

its temporary homie, tfg will never have peace. dont kid yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lol,

as much as i'm ever impressed by your unwaivering enthusiasm, call me old fashioned but, i'd like to be able to feel like i could trust our leaders

 

dude, what kind of assurances do u think 'yeey got before he sat with his back to them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I trust Yey in two important thing, he is no nonsence when it comes to security isswues and he does not want to stay forever.

 

I dont know but I agree the old man is brave.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this