Sign in to follow this  
MoonLight1

.........Are these men STUP!D or AGENTS............

Recommended Posts

Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu duulaan ku qaadi doono dalalka Itoobiya iyo Kenya ee deriska la ah Somalia

 

Gudoomiye ku-xigeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose C/qani Max’ed Yuusuf ayaa markii ugu horeysay dabioolka ka qaaday in ciidamada maamulkooda ay weerar ku qaadi doonaan wadamada deriska la’ah Soomaaliya gaar ahaan wadamada Kenya iyo Itoobiya.

 

“Maanta waxaan doonayaa in aan baraarujiyo Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah in wixii hadda ka dambeeya ay waajib inagu tahay in aan duulno oo cadowga ILAAHAY, godadkiisana ugu tagno, guryahoodii iyo halkii ay nooga suu duuleena ugu galno” ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Kismaanyo C/qani Max’ed Yuusuf.

 

Waxaa uu intaa ku daray in ciidamada labada dal ay yihin kuwo fashilmay oo aad u taag daran ayna mujaahidiinta oo kaashanaya ALLE iyo shacabka Soomaliyeed dagaal toos ah ku qaadi doonaan, isagoo sheegay iney tusi doonaan awooda mujaahidiinta, waana markii ugu horeysay ee ciidamada maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ay hanjabaad noocan ah u jeediyaaan dalalka Itoobiya iyo Kenya ee deriska la ah Somalia.

 

dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose oo sheegay in ay weerarayaan gudaha Wadamada Ethiopia iyo Kenya.

Posted: 6/30/2009 2:59:00 PM

Shabelle: KISMAAYO

 

Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in weeraro ay ku qaadayaan gudaha Wadamada Ethiopia iyo Kenya.

 

 

 

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo C/qani Max’ed Yuusuf oo xalay hadlayay ayaa shaaca ka qaaday in ay weeraro ku qaadi doonaan dalalka dariska ah ee Ethiopia iyo Kenya.

 

 

 

Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu sheegay in ay si toos ah u beegsan doonaan Wadanka Ethiopia waxaana uu xusay in cadowgii uu jabay mujaahidiintuna ay tahay in ay weeraradaasi ku talaabsadaan.

 

 

 

“Waxaan Rabaa in aan baraarujiyo Shacuubta Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah in wixii manta ka dambeeya ay waajib inagu tahay in aan duulno oo cadowga Ilaahay aan ku duulno oo gudadkiisa aan ugu tango oo guryahoodii iyo halkii ay inooga suu duuleen aan ugu tango kuwa joogana aan meeshooda ugu tango”ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Kimaamyo.

 

 

 

Waa hadalkii ugu horeeyay ee ka soo yeeray Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo si toos ah ay shaaca kaga qaadaan in ay weeraro ku qaadi doonaan dowladda Ethiopia oo maamulku uu sheegay in ay ku jabtay in ay Soomaaliya soo fara galiso.

 

Shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

It must be one of these

 

A) These guys are the most stup!d group we have ever witnissed.

 

B) They are agents sent to provoke then run, giving the "enemy" the excuse to invade again.

 

or Thy are both, but who would recruit a stup!d agent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is getting beyond ignorance, some times you wonder whats pushing them from behind, its absolute childish to just talk provocative irresponsible talks, our ppl are dying of hunger, thirst, disease, tahriib, and then a stup!d brainless ignorant comes along and says we are going to attack Ethiopia and Kenya. redface.gifredface.gifredface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Shabaab cut a hand and a foot each off four thieves in Mogadishu last week and paraded the limbs in the streets.

 

On Tuesday, the hardline insurgents beheaded two residents and shot dead a clan chief in Wajid district of Bakool region in which borders Ethiopia in southern Somalia, witnesses said.

 

Another man was beheaded in the region on Monday. [
]

Waa wareey. I am glad my hooyo left that town, Waajid, last week. My brother and his wife do live in there with my ayeeyo, though. Eebboow ka badbaadi, oo ka samatabixi waxaas waalan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this