Sign in to follow this  
General Duke

More Ambassadors named...Suprises.

Recommended Posts

Safiiro dhawr ah oo hor dhac ahaan loo soo saaray

 

(Muqdisho)-warar hor dhacay oo soo baxaya ayaa sheegaya in safiiro gaarayey 35 oo la filayey in la magacaabo si hordhac ah loo soo soo saaray dhawr ka mid ah.

 

Safiiradda hadda la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah safiirka Soomaaliya u jooga dalka Suuriya oo loo magacaabay C/raxmaan Nuur Max’ed Diiraani iyo safiirka isna Soomaliya u jooga dalka Uganda oo loo magacaabay Cali Axmed Sheekh.

Waxaa iyana lagu soo waramaya in taliyihii hore ee ciidanka Booliiska General Cali madoobe loo magacaabay inuu noqdo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzaania.

 

Warar iyana aan la hubin oo soo baxaya ayaa sheegay in Wasiirkii hore gaashaandhiga dawladii dhexe Soomaaliya max’ed Cali Samatar loo magacaabay safiirka Soomaaliya u jooga dalka Taliyaaniga, halka Bari-Barina la geeyey dalka Switzerland, oo laga wareejiyey dalka Belgium-ka.

 

Wixii ka soo kordha kala soco Waayaha.net

 

Editor@waayaha.net

 

waayahanet@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Dadkii baa la gumaadayaa, jaga magacoowna waa socotaa, bal labadaas arrimood hala is fahansiiyo si loo kala ilaaliyo.

 

 

This whole magacoow thing is total disaster,and won't help Somalis in need.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Wasiirkii hore gaashaandhiga dawladii dhexe Soomaaliya max’ed Cali Samatar

 

What in the world is going on

Whats going on kulahaa. Mar haddii Morganba chago loomagacaabay why aad cali smatar ugudiidaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

Wasiirkii hore gaashaandhiga dawladii dhexe Soomaaliya max’ed Cali Samatar

 

What in the world is going on?

Maantana ma Cali Samatar baa la rabaa in dhiiqada Itoobiyaanku adiga iyo kuwa kula midka ah ay mariyeen la mariyo?

 

Safiirro ku lahaa, soo nidaamku ma ahan in la is-dhaafsado Safiirrada oo weliba haddii aan kulli la fili karin ugu yaraan la helo dhowr waddan oo iyaguna Safiirro Soomaaliya keensada oo kuwa kooxda Amxaarada u adeegtaa ay adeegeyaashii abaal-gud uga dhigtay?

 

Dowladeey xaal qaado: C/llaahi Yeey oon aragnay Madaxweyne, Geedi Wasiirka Koowaad, Gacmadheere Wasiir Arrimo Gudaha, Salaad Jeelle Wasiir Gaashaandhig ku xigeen, Xuub-sireed Afhayeen Dowladeed, Diinaari Safiir.

 

Qosol gariir badana toloow.

 

Waan ognahay the usual ones; maybe Yemen inay dheheen safiir baan keensannay ee xittaa Liibiya oo waagii TFG C/Qaasim mid keentay hadda warkaas kuma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miskin   

Guys,

 

The young and educated Somalis don't want to get involved in politics, why are you so surprised when these old guys are named.

 

Miskin

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

Why you surprised. this kind of thing has been happening for a while and will continue to happen as long as the useless TFG is in power.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

They have no functioning local government let alone a national one. The so called TFG has decapitated let alone progressing as a reconciliation government - it is non existant and the country is occupied by Ethiopian troops. Mogadishu is being shelled from left to right, humanatarian relief is being blocked.

In mist of all this it is naming foreign envoys, is this a joke or what?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't understand why most people in this site are crying when icu where in power most of you were against it. some of you avotars were sheek aweys looting shabelle hoose

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by XOG-ogaal:

I don't understand why most people in this site are crying when icu where in power most of you were against it. some of you avotars were sheek aweys looting shabelle hoose

What makes you think we have 'repented' and want the icu back in power? You could not be more wrong.

Axmaro in Xamar , not mentioning in the whole of Southern Somalia, who should we blame the TFG or the ICU sxb? For the sake of staying united and focussed against this common enemey sxb I suggest you put this ICU banner down and out of sight, the animosity we have against it is only superceded by the wrath we hold towards the Ethiopian occupation and their 'dabakadhilif'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^you have a point, but I think the animosity we have for each other supercedes anything else. There was time that I thought Ethio boots in Somali soil would unite us, but sadly that's not the case. If anything, it is about to explore in the north as well, and I could see more Ethio boots there while we shred each other to bits.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this