Sign in to follow this  
Emperor

Hargeisa:- SL militia use Heavy technical guns to disperse civilian demonstrators

Recommended Posts

Emperor   

BaabuurtaTiknikada Dagaalka Oo Dad Shacab Ah Maanta Ku Laayay Magaalada Hargeysa

 

 

Laba qof ayaa ku nafwaayay mudaharaadkii saaka ka dhacay magaalada Hargeysa, xagga lix kalena ku dhaawacmeen kadib markii Xukumada Somaliland adeegsatay gaadiidka dagaalka ee loo yaqaano Tiknikada kuwaas oo iskugu jiray Suugag ,Shilkayaal ,Baraano. Sida ay noo xaqiijiyeen goob-joogayaal iyo wariyeyaal kale duwan.

 

Waxa saaka subaxii hore ka bilaabmay magaalada Hargeysa Mudaharaadyo aad u balaadhan oo dadka ku dhaqan waaxda Maxamuud Haybe iyo Waaxda Maxamed Mooge ay ku muujinayeen sida weyn ee ay uga soo horjeedaan go'aanka cadaallad darada ah ee Madaxweyne Riyaale ku amrayo in Riiga loo raro Boorama.

 

 

Talaabadan Xukamada Somaliland ku doonayso inay riiga urarto Boorama ayaa ka dambeysay kulan gaar ah oo dhexmaray Madaxweynaha iyo Badhasaabka gobolka Awdal oo habeen saddexaadkii ku dhexmaray guriga madaxtooyada, taasina ay dhalisay in isla subaxnimadii doraatooleba amarka Madaxweynuhu uu sidaas kusoo baxo.

 

Dhanka kale wararka ilaayo imika naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in tirada dadka dhintay ay yihiin hal qof ilaa laba qof, sidoo kalena dadka dhaawacmay ay gaadhayaan lix qof. Dhimashadan iyo dhaawacan ayaa dhacay kadib markii Ciidamado ku hubeysan gaadiidka dagaalka ay dadkii mudaharaadayay kufureen rasaas aan loo kala aabo yeelin.

 

 

Ugu danbeyntii waxaa la sheegaa in inta badan degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa si weyn looga dareemayo hadal haynta qorshaha fashilmay ee Madaxtooyada. sidoo kale guud ahaan dadweynaha magaalada Hargeysa ayaa walaac xoog leh ka muujiyay falalka cadaalad darrada ah ee uu maamulka Daahir Riyaale Caadaystay, isagoo imikana dharaar cad usoo badheedhay shacabkii oo yidhi waliba Tikniko ayaan idinku maquuninayaa.

 

 

Khadaryare

Hormoodnews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

What is the point of using such BIG guns against the unarmed demonstrators. The whole scene put a question mark on the whole idea of the over-rated peace in SL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

A guy that supports the shelling of residential areas in the Southern part of Somalia is now shedding crocodile tears for the situation in the Northern part of Somalia

 

you make me sick and your going to have to live with that!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Young son go back to the General section, otherwise you will get sick over here...

 

Mogadishu is a war-zone, has been for many years, one is to expect the sight of such gunships but Hargeisa is a different story. The secessionist militia are firing at civilian domonstrators who are unarmed. That's all, the over-rated 'peace' has become a fork tale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Tough luck boys.

 

Ciyaal dhagax tuur sameeyey, for whatever reasons, is nothing but a very local issue.

 

In this case, it was due to misinformation on the side of the kids and miscommunication from the side of the authorities.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Huh? Of course the problem has to lie with one side, now mentioning both sides and thus the obvious isn’t gona sweep this incident clean. The use and display of muscle and gunship technikals in the middle of the Market and at the heat of Hargeisa city, and for what? against unarmed civilians?

 

What happened to the ‘overly-peaceful’ Hargeisa and that of Africa’s best kept secret :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Adam-Zayla:

A guy that supports the shelling of residential areas in the Southern part of Somalia is now shedding crocodile tears for the situation in the Northern part of Somalia

 

you make me sick and your going to have to live with that!

lol..Exactly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Nothing funnier than reading exchanges between collaborator-cheerleaders and secessionists.

 

Dameer: donkey

Dhago: ears

 

Take your pick boys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Emperor:

^Young son go back to the General section, otherwise you will get sick over here...

 

Mogadishu is a war-zone, has been for many years, one is to expect the sight of such gunships but Hargeisa is a different story. The secessionist militia are firing at civilian domonstrators who are unarmed. That's all, the over-rated 'peace' has become a fork tale.

matter of fact it's my xaafad in hargeysa where this is happening. laakin waxba kaama galin ee shaqo yeelo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this