Qudhac Posted February 2, 2010 12 wasiir oo ay hogaaminayso islaanta wasiirada Caasha Geele oo Garaadada la fadhiya Warkii 02-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS Wararka aan ka helayno tuulada Buuro-wadal oo ay halkaas uga socdaan shir ay kaga tashanayaan aayaha dhulkoda,isla markaana markii hore shirka lagu sheegay shir u khaas ah Garaadada keliya ayaa waxa maalmihii uug danbeeyey iska soo daba-dhacayey wufuud kala duwan oo ka soo qulqulaysa magaalada Garoowe,kuwaasoo ay ka mid yihiin wafti ka kooban isimada reer Puntland ee reer Garoowe oo uu horkacayo islaan Ciise,waxayna fadhiyo badan la yeesheen Garaadada iyagoo siiyey talooyin haboon oo ay ka codsadeen inay talada ku darsadaan,waxayan u balan qaadeen inay siin doonaan taageero buuxda. Dhnaka kale waxaa maanta soo gaadhay buurowadal wafti ka kooban dhowr iy toban wasiir oo ay hogaaminayso islaan wasiir ka ah maamulkaas oo la yidhaahdo Caasha Geele,waxayna Caasha odayaasha soo gaadhsiisey waraaq ay uga siday madaxweynaha Puntland,waxayna shirar kala duwan la qaadanayaa maanta Garaadada,iyaga oo sheegay in maamulka Puntland ay markan ka go'an tahay inay dhulka Xoreeyaan,waa siday hadalka u dhigeene,taasoo muujinaysa arin la rabo in shirka wadadii uu ku socdey laga leexiyo,Puntland ay la wareegto talada reerka. hanka kale waxaa weli Garaadadu isku mari la'a yihiin labadii mawqif ee kala ahaa in laga madaxbanaanaado labada maamul oo la taageerro maamulkii Nayroobi,meesha inta badan Garaadadu weli ku dhegan yihiin in laga sii mid ahaado Puntland. Isimada ayaa tuulada Holhol kula shiray wasiiro iyo wafti ka socda maamulka Somaliland,waxayna isla soo qaadeen arimaha nabdgelyada ee gobolka,waxayana ku heshiiyeen inay yeeshaan kulamo danbe,shirka kadib. Ilaa iyo hada ma cada in waftiga ay Caasha hogaaminayso iyo Garaadadu ay ka wada hadli doonaan,waxaase la hubaa inay awood weyn saari doonaan inaan laga bixin maamulkooda,isimadana ay Garoowe dib uug soo celin doonaan. Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com Afnugaal News Desk. Contact:xassand2000@yahoo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 2, 2010 loooooool walahi farole waa funny, islaan buu usoo diray garadadii oo tidhi sool waanu xoreynaynaaye naga war suga..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 2, 2010 ^^ qudhac iyo xaaji waa classic inta garaadyadii soo cayrsadeen bay waxay leeyihiin maxay puntland u salaamaysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 2, 2010 maha waxaan ku qoslay islantan casha Geele ee garaada ku tidhi anagaa sool soo xoreynaynee qaylada joojiya, she is genuis.. xagay ka timi Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 2, 2010 Awoowe is ka sug. Garaadyada shir weyn baa usocda, oo arrimo yar yar oo jiraa meesha lagu xallinayyaa. Burjiga xaabsadaa meesha si tartiib ah looga saarayyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 2, 2010 xiin i dont think bunland has any intrest in seeing somaliland leave and thats the bottom line. indeed thats something garowe and hargeisa agree on. so dadka riwaayada iyo casha geele ka daa Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 2, 2010 ^^Awoowe Lascanod Gaza maaha ee ogow, it is a matter of familial dispute and as soon as that one gets resolved, the separatist nonsense will recede towards north. Garaads are working hard to bridge the gap...there is no reason to fight with your own brother when the goal can be achieved through other means. The Sool community shall overcome thier internal bickering... adigu haka caroon markii walaaluhu heshiiyyaan awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 2, 2010 Qudhac, any other news portal other than Afnugaal that is reporting this news? Shirka Cabdisamad Cali Shire looga soo yiri arrimahan Garaadada u dhaaf, wassiiro maxay ka doonayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2010 cabdisemed albaabkaa laga furi waayay dee ,,,, ka dibna dumar baa la soo diray aheeeey ah ,,,, beebeegii baaba dhaamay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted February 3, 2010 Originally posted by Qudhac: loooooool walahi farole waa funny, islaan buu usoo diray garadadii oo tidhi sool waanu xoreynaynaaye naga war suga..... Qudhac habartu waa frm MUDUG,,,, mise islaamaa reer Mudug baa aqooni kuuqu dhiman tahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 3, 2010 ma waxaad leedahay gabdhaha reer Mudug baa Ragga reer Sool u dhigma ??? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted February 3, 2010 Originally posted by Qudhac: loooooool walahi farole waa funny, islaan buu usoo diray garadadii oo tidhi sool waanu xoreynaynaaye naga war suga..... Mr. Faroole rag ayuu waayey shaqada soo dhameeya oo wax tar ah, markaa bal xagga dumarka ayuu ku deyayaa in ay wax ka qaban karaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 3, 2010 Horta nimankan garaadadu shirar badana,Shirkadooda go aankay ka so saraana ma oofiyaan. waxan xasuusta boocame markay ku shirayeen 2007 ku Somalidiida Ka Socota golaha garaadada Ku Mamuulka tolka puntland Ka isimada Puntland. wa ina la tageero mamuulka puntland wa ina la xoreyo laascanoood. Imikana tallow maxay so saari , markay caashe geele la so qadeyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 3, 2010 Faroole waa wax dhintay. Koleba sidii loogu hanweynaa ma noqon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted February 3, 2010 Where are the SOL sisters, Qudhac is full of misogyny, he needs re-education. Quote Share this post Link to post Share on other sites