Sign in to follow this  
Dhubad.

Mogadishu Peace-March - in pics

Recommended Posts

Wadaada are politically savy....They knew perception is everything,Whistling da tunes of peace while preparing for war. They definately out-maneuvered Yeey who is only chanting about war and destruction.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Indeed very colourfull!Not only wadaado, but the whole city is in celebratory mood, Ilaahaa mahadleh. We know Ethiopia and its alies the west does not want to see united Somalia, also Kenya is also coming out of the closet. May allah unite Somalis and Muslims as well agains the shirqool of the enemy of Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

kuwa dhargey amey ku roon yihiin, ileen kuwa hada bahaan gor ay dhergi donan Illah a og, iyo inta ay qudan donan si ay ku garan dheragoda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Bannaanbax Nabadeed oo Muqdisho ka dhacay.

Friday, July 21, 2006

 

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta salaaddii jimcaha kadib ka dhacay Bannaanbax nabadeed oo ay kasoo qayb galeen boqolaal qof oo leh , haween, dhallinyaro ,iyo wadaadada maxkamadaha.

 

Bannaanbaxan ayaa ahaa mid lagu soo bandhigayay is beddelka Muqdisho , gaar ahaan ammaanka oo is beddelay markii ay maxkamaduhu qabsadeen magaalada Muqdisho ee caasimadda ah.

 

Dadkan Bannaanbaxayay oo watay gaadiid aad u badan oo badankiisu ahaa nooca yar yar ayaa waxay socod kusoo mareen waddooyinka Ex-Controll, Makka Almukarama, Martiini, Dekeddii hore,Beexaani, Siisii, Lafweyn, Ramadan iyo waddooyin kale.

 

Waxay dadkani muujinayeen in magaalada Muqdisho ay nabadowday, isla markaana gaadiidkooda ay waardiye la'aan la mari karaan dhammaan waddooyinka Muqdisho.

 

Xaafadaha ay maanta socodka kusoo mareen dadkii bannaanbaxayay waxaa ku jira xaafado dadku aysan naftooda ku aamini jirin.

 

Si kastooy ahaataba Isbeddelka Muqdisho ka dhacay ee ammaanka ah waa mid aan la inkiri karin, hase ahaatee hawsha u taalla maxkamadaha fari kama qodna.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

MUQDISHO: Socod nabadeed ayaa ka billowday Waddooyinka Muqdisho si loo muujiyo nabadda Caasimadda

Posted to the Web Jul 21, 12:18

 

 

Muqdisho (PP) - Waxaa dhawaan ka billowday Magaalada Muqdisho socod nabadeed oo ay ka qaybqaadanayaan Gawaari iyo Dadweynaha Magaalada Muqdisho oo lugeynaya, waxaana socodkaan nabadeed lagu sheegay inuu yahay mid lagu xaqiijinayo Nabada ka dhaltay Magaalada Muqdisho kaddib Maxkamadaha Islaamiga ah guushii ay ka gaareen dagaallo ay la galeen Dagaal-oogayaashii isbahaystay.

 

Socodkaan oo ay soo abaabuleen qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa ka mid ah kooxaha soo abaabulay dadwyenaha Muqdisho, Ganacsatada, Ururrada Bulshada iyo kooxo kale oo ka shaqeeya arrimaha bulshada, waxaana socodkaan ka kaalmeynaya qaybahaas Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho oo soo dhaweeyay socodkaan nabadeed.

 

Socodka nabadeed oo ka billowday salaaddii jimcaha kaddib albaabka hore ee Hotelka Nabadda ee magaalada Muqdihso oo ku dhow Warshaddii hore ee Tarraqa iyo Sigaarka ayaa waxaa lagu wadaa in lagu soo maro dhamaan waddooyinkii xirnaan jiray ee Magaalada Muqdisho, si loo xaqiijiyo nabadda ay maxkamadha Islaamiga ah ka gaareen dagaalki magaalada Muqdisho.

 

Gawaari lagu qiyaasay inay kor u dhaafayaan boqollaal ayaa waxaa la xaqiijiyay inay qayb ka yihiin socodkaas, waxaana sidoo kale socod ku maraya waddooyinka Magaalada Muqdisho dadweyne aad u fara badan oo is abaabulay, waxaana mas'uul ka tirsan Ururrrad Bulshada rayidka ah uu u sheegay Puntlandpost in socodkaan u yahay mid lagu ogeysiinayo dadka Soomaaliyeed e dibadaha ku nool inay nabad ka jirto Magaalada Muqdisho isla markanaa ay dib ugu soo laaban karin.

 

Waa socod nabadeed kii ugu horreeyay oo magaalada Muqdisho lagu maro tan iyo intii ay dalka ka curteen dagaallada Sokeeye oo baabi'iyay dhammaan ilihii dhaqaale ee dalka, waxaana tani ay fursad u noqonaysaa Midowga Maxkamadaha oo Muujiyay siday guulaha la taaban karo uga gaareen dagaalladii ay ka galeen qab-qablayaashii deegaanka Muqdisho.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

War wat is wrong with the latter ones, warya that is racism, or is it tribalism, or should I say qooxoism, or any other ism. You saw ICU in parade in Xamar and I presented a dignified and honourable government parade, which you should actually be proud of, yet you are bitter. Somali waxa kala dilaya wa waxaas.

Saxiib aceept both and pray they find a solution among them, then you can classify as a patriot, like moi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

Saxiib for me actions speak louder than words, ones choices defines his or its character.

Now you want me to applaud the savages who have just invited foreign occupier just so that they can be in power a day longer.

It reminds me of the fake Khaliifs of Granada who swore allegiance to the Christian north so that they could rule over their brothers by force.

 

Now bring me tangible reason on why I should praise the men who want to see the end of a resurging nation.

If they repent call of their puppet masters and make some serious concessions in Khartoum then I might give them a stump

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Thierry.:

Now you want me to applaud the savages who have just invited foreign occupier just so that they can be in power a day longer.

Widayo dacad ma uu hadashido. Ok I accept your point abouth Ethiopian forces, but are you brave enough to accept that there are also foreign troops on the ICU side. If you are not then there is no reason to continue the debate , if you are then join my camp which continuosly hopes and prays for mutual and concrete understanding and solving the dilema between the TFg and the ICU. Cause by the end of the day the sufferes are not the foreign troops and their hosts from both sides but people like moi.

So lets just hope reasons and peace works and we dont come to actual conflict, that will have a disasterful side effect on the somali citizens.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this