Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Good News

Recommended Posts

While many of the nomads here have been arguing about politics in the past few months, many Somalis were going hungry back home because of the draught which has decimated millions of their livestock.

 

Good news: it seems the Gu' season(Spring) has started for them alittle early.

 

Alxamdullilah. Nabad iyo Caano.

 

 

Gobaladda Somaliland, Puntland, Hiiraan iyo kuwo kale ayaa lagu soo waramayaa inuu ka da’ay Roobkii xilliga Gu’ga

 

roob1011.JPG

 

(HorseedNet.com) -- Magaaladda Hargaysa ee Caasimadda u ah Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa saaka ilaa iyo galabtay waxaa ka da’ayay Roobabkii gu’ga, waxaana lagu soo waramayaa inay ku diirsadeen dadka Hargayso Raxmadda Eebe ee Cirka uga soo hoortay. Gobalka Hiiraan oo dhaca Bartamaha Somaliya ayaa ka mida meelaha ay Roobabku ka da’een Rooba, Waxaana roobabkaasi ay ka socdeen deegaanadda Gobalka Hiiraan shalay illaa iyo xalay, iyadoo ay dadku billaabeen inay ka dhaansadaan Xeraada Roobka Baliyadda ay biyuhu galeen.

 

Deegaano kale oo ka tirsan Gobaladda Mudug iyo Nugaal ayaa iyagana lagu soo waramayaa inay ka da’een Roobabkii gu’ga, waxaana roobabkan ay wax wayn ka tari doonaan abaaraha xoogan ee ka jira Meelo kala duwan oo Somaliya ka mida. Sidoo kale gobalka Sanaag ayaa goobo badani ay hada ka da'een roobab, sida magaalooyinka Badhan, urur iyo goobo kale oo kamid ah gobalkaasi.

 

Somaliya ayaa muddooyinkan dambe waxaa ka jiray Abaaro xoogan oo saamayn ku yeeshay Nolosha dadka iyo duunyadda ku dhaqan Somaliya, Waxaana abaarahaasi ay keeneen in meelaha qaarkood ay ka hayaameen Dadkii iyo duunyadii ku noolaa kadib markii ay waayeen baad iyo biyo ay iyaga iyo xoolahooduba ku noolaan karaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

DU'A WHEN IT RAINS

 

Allahumma sayyiban naaf'ian.

 

(O Allah, (bring) beneficial rain clouds)

 

[sahih al-Bukhari;, (Al-Asqalani's) Fath al-Bari - 2:518]

 

 

 

DU'A AFTER IT RAINS

 

MuTirnaa bi Fadhlil-Llahi wa Rahmatihi.

 

(It has rained by the Bounty of Allah and His Mercy)

 

[sahih al-Bukhari; 1:205, Muslim; 1:83]

 

 

Du'as related to the weather

 

 

 

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this