Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf doing well. new Pics he has rested well

Recommended Posts

M/weyne C/Yusuf oo dhex mushaaxaya mag. London

 

London, UK (Calanka.com) 17-Janaayo-08

 

Madaxweynaha dowladda federalka Somaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo baaritaano caafimaad uga socdaan magaalada London ayaa waxaa markii ugu horeysay shalay lagu arkayay goobaha ey Somalidu u badan tahay ee magaalada London, isagoo halkaasi ku gacan qaadayay muwaadiniin Somaliyeed oo aad u tiro badan.

 

Mushaaxa madaxweynaha ee magaalada London ayaa waxaa ku wehliyay marwadiisa Xaawo Cabdi Samatar iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa iyo waliba lataliyayaashiisa kuwaasoo ilaalo xoogan ka hayay hareeraha madaxweynaha.

 

 

Waxaa sidoo kale ku wehliyay madaxweynaha safarkan magaalada dhexdeeda ah saxaafadda madaxa banaan sida taleefishinada Al-jazeera, Universal-TV iyo shabakadaha kala ah Boocame.com iyo shabakadda wararka ee Calanka.com oo uu wareysiyo siinayay.

 

Dadka uu kula kulmay madaxweynaha goobaha Somalidu u badan tahay ee magaalada London ayaa u muuqday kuwo ku faraxsanaa la kulanka madaxweynaha, waxaana inta badan doonayeen in ey gacan qaadaan madaxweynaha oo ey salaamaan.

 

 

Kadib mushaaxa goobaha Somalida ku badan tahay ee magaalada London ayaa waxaa madaxweynaha loo kexeeyay goobo PARK ah oo doog miiran halkaasoo ey dadku isaga leyrsadaa kuna nastaan.

 

Madaxweynaha ayaa magaalada London ka dagan Hotel halkaasoo uu ku sugayo natiijooyin la xiriira caafimaadkiisa.

 

 

Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The man is looking better, stronger and all those curses, and clan organised hate filled media reports had no impact as we all knew.

 

May you live long Mr President.

Share this post


Link to post
Share on other sites

London: Madaxweynaha Soomaaliya oo Socdaal ku dhexmaray London lana kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee London.

17. januar 2008

 

APL

London(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed oo hada booqanaya Magaalada London ,una joogo nasiino ka dib markii uu dhameystay Baaritaano caafimaad oo ku joogey Magaalada London.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay ku dhex lugeeyey Magaalada London ,isagoo socdaalkiisa ay ku wahelisay Marwo Xaawo Cabdi Samatar ayaa socdaal dalxiis ahaan ku tagey goobo kuyaala London ,isagoo si gaar ah ubooqanayay goobaha ay Joogaan dadka Soomaaliyeed.

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa caafimaadkiisu ahaa mid wanaagsan mana jirin wax caafimaad daro oo ka muuqaneyso ,wuxuuna bilaabay la kulmida Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada London ,isagoo kala hadlaya sidii Soomaaliya loo mideyn lahaa loona taageeri lahaa dowlada Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Md. Yuusuf ayaa la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyeed wuxuuna kala hadlay sidii ay wax uga qaban lahaayeen arimaha Soomaaliya ,una gacan siin lahaayeen dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo dadkii day dagaaladu sameeynta ku yeesheen.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa socdaal dheer ku soo dhexmaray Dukaamada ay Soomalidu leedahay ee Magaalada London ,isagoo booqanayay goobahaasi sida ay ucamiran yihiin waxaana socdaal walba ku waheliyay qaar ka mid ah Xogheymihiisa gaarka ah.

 

Wuxuu Madaxweynuhu joogi doonaa 2 todobaad ee soo socota sida uu kula taliyaya Dhaqtarkiisa gaarka ah ,waxa ayna sheegayaan wararku in markaasi ka dib Madaxweynuhu Soomaaliya tagayo Magaalada Baydhabo ee dalka Soomaaliya halkaasi oo uu ka bilaabayo Howlaha Qaranka Soomaaliyeed.

 

Waa markii ugu horeysay oo Madaxweyne Yuusuf socdaal dhulka ku maro goobo taariikhi ah oo kuyaala Magaalada London ,isagoo sidoo kale booqday Dukaamada ay Soomaalidu leedahay ee ku yaala Magaalada London.

 

Faarax Cabdulqaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

He is having a nice holiday in london, while Ethiopians continue to butcher his people back home, and yet you applaud for him that? shame on you!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

He does well indeed while Muqdisho people bleed and suffer, here is the latest from Muqdisho.

 

 

In ka badan 100 qofood oo rayid ah oo maanta la geeyay isbitaal madiina kuwaasi oo ku dhaawacmay dagaalada ka socda Muqdisho.

Sh, M network 17 Jan 08, 08:51

 

Mogadishu 17 Jan. 07 (Sh.M.Network)- Dhaawac kii ugu Badnaa Mudooyinkani ayaa manta soo gaaray dadka rayidka ah iyadoo madaafic aan loo meel dayin algu garaacay suuqa Bakaaraha iyo Xaafadaha ka ag dhow kaasoo geeystay qasaaro dad rayid ah.

 

 

Dadkani ayaa u badnaa caruur,haween iyo dad dhalinyaro ah oo madaafiicda iyo rasaasta ay ugu tagtay xaafadahooda Iyo suqa bakaaraha.

 

 

 

 

 

Wariye Shabelle ka tirsan oo gaaray isbitaalka ayaa soo sheegay in dhaawac kii ugu baadnaa la dhigay isbitaalka ayna soo gaarayaan baabuur sida dhaawacyo kala duwan.

 

 

 

 

 

Dhaqaatiirta Isbitaalka Madiina ayaa mashquul kii ugu badnaa maanta ku jira iyagoo dabiibaya dhaawacyada laga keenayo magalada Qeeybaheeda kala duwan oo qaarkood ay soo gaareen dhawacyo halis ah kadib markii madaafiicda karaha ay ugu tagtay guryahoda iyo suuqa Bakaaraha oo madaafiic fara badan lagu garaacay maanta.

 

 

 

 

 

Daqiiqadba daqiiqada ka danbeeysa waxaa sii kor dhaya dadka la geeynayo isbitaalka Madina waxaana sidoo kale la geeyay tiro dad ah isbitalka Keysaneey Ee Duleedka Muqdisho.

 

 

http://www.shabelle.net/view_contents.php?articleid=569

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xogsade, have you ever told the Al-Shabaab, the clan courts, the Ahmed Diriye group not to attack government troops?

Ever once?

 

Thus why cry about the consequneces when you always wnat attacks, assasination, landmines and root for battles in heavily populated neighbourhoods.

 

These groups will continue to lose untill they are like Ahmed Diriye in jail, like IndaCade hiding in the bushes and like Sharif Ahmed making phone calls from Asmara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

S-SLASH Calm down with the hot air, no mass rapes ever occured outside the imagination of the clan court media such as dayniile.com and Shabbele.

 

Pardon, even the NGos; have stopped making wild accusations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this