Sign in to follow this  
Emperor

Somaliland dream to halt as Riyaale meet Somali President in Adis

Recommended Posts

Emperor   

Addis Ababa: Dowlada Itoobiya oo wada wada hadal siinta Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Madaxweynaha gobalada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya.

8. september 2007

Addis Ababa(AllPuntland)- Dowlada Itoobiya ayaa wada wada hadalo la doonayo in layskugu keeno Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamulka La baxay Somaliland Daahir Riyaale Kaahin.

Wada hadaladan ayaa lafilayaa in ay dhacaan sida laga soo xigtay dowlada Itoobiya todobaadyada soo socda mar lafilayo in uu halkaasi booqdo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed.

Dowlada Itoobiya ayaa cadaadis xoogan waxa ay ku saartay Maamulka Hargeysa in ay ka soo dagaan mowqifkooda ku aadan in ay Soomaaliya ka go'ayaan ayadoo taasna dowlada Soomaaliya siweyn uga soo horjeedo.

Raysal wasaaraha Itoobiya Meles Sanewi ayaa horay usheegay in dowladiisu wado qorshayaal Soomaaliya lugu mideynayo isagoo dhawaan aqalka Madaxtooyada Addis Ababa ku qaabilay Daahir Riyaale Kaahin lamana yaqaan waxyaabaha ay ka wada hadleen ,inkastoo labada Masuulba ay ka gaabsadeen.

Saxaafada Caalamka ayaa labadii todobaad ee ugu danbeysay waxa ay ka faalooneysay wada hadalo dhexmara dowlada Faderaalka ee Jamhuuriyada Soomaaliya iyo maamulka La baxay Somaliland.

Wararkan ayaa waxa ay kaloo sheegayaan in Daahir Riyaale lafilayo todobaadkan in uu tago Addis Ababa ,markaasina uu dhaco wada hadalan la sheegayo in uu la yeelanayo Masuulka ugu sareeya dalka Soomaaliya.

Madaxweynayaal African ah oo fara badan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Kenya ,Madaxweynaha Jabuuti ,Madaxweynaha Ghana ,Madaxweynaha Ugandha iyo Madaxweynayaal fara badan ayaa lafilayaa in ay goobtaasi joogayaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa dhowr jeer oo la weydiiyay in uu ka waramo xaaladaha gobalada Waqooyi galbeed ee Soomaaliya ayuu ka gaabsaday.

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dowlada Itoobiya oo wada wadahadal siinta Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Madaxweynaha gobalada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliy

Mogadishu, Sabti , September 08 2007 SM

Soucer: AllPuntland

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

Hey guys, :D

Come on I thought you were all saying that Somaliland would be brought into the fold by force, wazzup? instead of waiting for melez to do it for you why don't you come and get it done yourselves? :eek:

bunch of fulay. :cool:

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

Listen, I think it's really shameful that you have to admit that Melez will do everything for you.

For you info Melez is an EThiopian and you are a somali, so when you say what will they 'say to melez' tell me that you admit to being his enslaved servant and he melez is a master of yours hence your eyez light up when news like this comes about.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Emperor   

Oodwayne, like your usual old rants, what you produced is high class daac-daac ala style of Oxford Uni Fadh-kudirir, I would have prefered a lot had I seen anything more like a pure Somali fadi kudirir.

All I did is post a report, today's headlines, bring yours or refute if you have anything.

Red Sea, I don't know if it was the initiation and the work of Melez but I know that there were two British MPs and the British Ambassador to Ethiopia were involved in it, the three men met Riyaale himself a week ago and had come out of that meeting quite pleased with the result. All in all, what matters is the end rather than the means, if Melez is to do that and help the TFG realise their targets i.e. this noble goal, why not him?

I think this is good for all of Somalia and particularly SL must come to terms with the reality and grap this opportunity to become the federal state of Waqooyi Galbeed of Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Elysian   

Originally posted by Emperor:

All in all, what matters is the end rather than the means,
if Melez is to do that and help the TFG realise their targets i.e. this noble goal,
why not him?

And we live in the best of worlds :rolleyes:

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this