Sign in to follow this  
Abwaan

Darmaan Xulufada Cabdulaahi Yuusuf Maxkamad caalami ah ayaan saareynaa.

Recommended Posts

Abwaan   

Darmaan "Xulufada Cabdulaahi Yuusuf Maxkamad caalami ah ayaan saareynaa".

 

New York , April 27, 2007 (HawiyeNews.com) — Siyaasiga weyn ee Cabdunuur Axmed Darmaan isla markaana taageerayaashiisa ay u doorteen Madaxweynaha dalka Somalia ayaa sheegay inuu wado qroshe balaaran oo Maxkamada caalami ah lagu saarayo Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa.

 

Darmaan waxuu sheegay Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa inay xasuuq ba'an ay ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho, iyagoo baabi'iyay shacabkii Muqdisho ku dhaqneed 47%, isla markaaana dagaalka Muqdisho ka dhacay ay ku adeegsadeen sun aad u xun oo dadka ay ku laayeen.

 

Darmaan waxuu sheegay in suntaasi ay baabi'isay caruur kor u dhaafeysa 14.000 caruur toddobaad gudahood, iyadoo walina meydadkii ay daadsan yihiin gudaha magaalada Muqdisho.

 

Darmaan waxuu sheegay isaga iyo mas'uuliyiin kale inay haatan xiriir la sameeyeen Maxkamadaha dambiyada dagaalka adduunka taasoo ay u gudbiyeen xasuuqa Muqdisho ay ka geysteen Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa isla markaana ay 24-saac gudahood jawaab ka sugayaan.

 

"Lagama yaabo inaan sidaas ugu harno, waxaana aad u rajaynayaa in ciqaab adduunka oo dhan ka naxa loo geysto Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa" sidaasi waxaa yiri Darmaan.

 

Hadaba, hadalka Darmaan ayaa yimid kadib markii xasuuq ba'an ay ciidamada Itoobiyaanka oo adeegsanaya sun aad u xun ay ka geysteen magaalada Muqdisho, taaso ay raali ugu yihiin Mas'uuliyiinta Dowlada isku sheega ugu waa weyn gaar ahaan Cabdulaahi Yuusuf iyo ina Geedi oo ay u riyaaqeen xasuuqa shacabka Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I am trying to ignore sheegashada uu sheegtay Madaxweyne Soomaaliyeed which I think is another iska hadal iyo in 47% dadkii Muqdisho la laayey balse waan soo dhaweynayaa inuu xuquuqda Soomaalida dulman uu u doodayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Shan sano ka hor ayey aheyd markuu isku magacaabey madaxweyninimo,, xataa BBCda Soomaailgaa laga wareestoo wuu is ceebeeyey, so is not something new, but who cares, kan hadda madaxweynaha ah miyuu dhaamaa, waa hashii habeeda ku taaley.

Share this post


Link to post
Share on other sites

r_person.gif

 

H.E. Abdinur A. Darman

 

The president of Somali Republic was born in Somalia to Ambassador Dr. Ahmed Mohammed Darman and Ashkira Ali Shendile, on 24th October 1952. He left the country when his father was accredited to the United Nations in
1962
. He remained out of the country until his return in
1992
with Operation Restore Hope.

 

Elected Chairman of the United Somali Republic party in 1999, the first political party since the military coup of Said Barre 1969.

 

Became the President of Somali Republic on June 5th 2003 at the National Reconstruction Conference in Somalia.

 

PRESIDENT

Email:

Phone: +252 5 920889

Phone/Fax: +252 1 222567

Voice - Daytime (9am - 5pm, Mogadishu), Fax - Nighttime

Post and Courier Address: Presidential Compound, Mogadishu, Somali Republic

War ninka Cabdinuur Axmed Darmaan maba naxaayo. He knows his stuff. Nin ku raagay waaye dibad. I mean dalkii intuu gobonka qaatay [1962] ilaa iyo qabtii [1992] wuuba ka maqnaa. Bisinka, waaba sodon sano.

 

Laakiin ad iyo aad ayaan ugu raacay that the Frail Stooge of Xabashadda in maalin maxkamad lasoo taagi doono, mid adduun ama mid aakhiraba midee ahaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

This guy has taken the somalis love of power and titles to a new high!

 

He even beats the claim that Azhari has a PhD that he recieved when he was 26 to a distant second place!

Share this post


Link to post
Share on other sites

He even beats the claim that Azhari has a PhD that he recieved when he was 26 to a distant second place!

Bii-Ej-Dhii? The informer has PhD? Maan, maxaa la bililiqeystay titlenimo.

 

The informer, the Xabashi spy, is well-known who have spied for Xabashada since dawn. He carries Xabashi diplomatic passport. That is why he loses his little cool everytime people raise his munaafaqnimo being Xabashi informer and spy. It was and is an open secret. That is why he both lost his temper the two Aljasiira interviews -- both Carabi and Ingiriis ones -- when Ibraahim Caddoow and Sakariye Xaaji both told him so -- how low he is being a Xabashi informer so long. Koley maadaama uu yahay qof cuqdad isku qabo, he easily loses his little temper, never realizing he is at an international media platform.

 

I would take Darmaan any day than the Xabashi informer Ashari. At least Darmaan Xabasho ma keenin dalka, kumana faraxsano Soomaali la xasuuqaayo, la leynaayo.

 

Magac Soomaali ayuu ceebeeye the so-called Ashari. The rumour goes the nick Ashari asagaa isku bixiye, instead of the way usual Soomaali nick names develop, where others call you the nick names. Oo saas waayeba maadaama isku kalsooneen, Ashari hadduu la baxo ma muxuu ismooday in mutacalin waaye dadka u maleyn doonaan? Marax seenbari, had iyo jeer marax waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ MMA, I have just visited Darmaan's Somali Government website, the president is really series, he even provides help with those Somalis in Beirut, can the TFG beat that, nope.

 

 

I would have voted for him if there is an election in Somalia, at least his message is based on diplomacy and peaceful manners.

 

 

Laakin 30 sano uu wadanka ka maqnaa, marka wuu u kululyahay wuuna awoodaa in wadanka hogaanka u qabto, well wuuba u hayaa hogaanka smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this