Sign in to follow this  
Liqaye

BOQORTOOYADA SUCUUDIGA OO BIXINEYSA QARASHKA LAGU WADAAYO SHIRKA SOOMAALIDA

Recommended Posts

Liqaye   

Boqortooyada Sucuudiga ayaa balan qaaday inay bixineyso qarash lacageed lagu

taageeraayo shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee Kenya marti gelneyso.

 

Arrintaan oo ka danbeeysay socdaal uu Sacuudiga ku tagay wasiirka arrimaha

dibadda Kenya Kolonzo Musyoko iyo kulan uu la yeeshay ninka leh dhaxalka

Boqortooyada Amiir Cabdala Bin C/casiis ayaa lagu sheegin cadadka ay lagacta

Sacuudiga ku taageerayo shirka Soomaalida.

 

Dowlada Kenya ayaa sii wada olole diplomaasiyadeed oo ay dhaqaale ugu

raadineyso shirka hakadka ku jira ee Soomaalida oo sanad iyo 4-bilood soo

jeetamayay.

 

 

Maxamed Cali Shitaawe

Qorahay-online

Muqdihso-Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this