Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Wasiir Geeriyooday

Recommended Posts

Alle ha uu naxariistee waxa caawa magaalada London ku geeryooday wasiirka xidhiidhka golayaasha qaran marxuun Cabdi Xasan Buuni, Marxuunka oo muddooyinka danbe xanuunsanayay, waxa uu ku geeryooday cisbitaal ku yaala magaaladan London.

 

Haddii aanu nahay Bahda wargeyska jamhuuriya Group, waxaanu tacsi uu diraynaa ehelkii,qaraabadii iyo guud shacabka Somaliland, Waxaanan iilaahay ugu baryaynaa in naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii,qaraabadii iyo guud shacabka somalilandna uu samir iyo Imaan ka siiyo Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Ina Lillahi Wa Ina Ileyhi Rajicuun...!

Allah uu naxaristo ehelediisana samir iyo iman Allah ka siyo....amiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this