Sign in to follow this  
Dhubad.

30 sanno kadib oo C/laahi Yuusuf wali Adisababa looga yeerayo

Recommended Posts

Dhubad.   

Laga soo bilaabo 1978 oo aheyd maalintii uu xabada kusoo ridey Soomaaliya oo barwaaqo ah, illaa maanta oo sanadku uu marayo 2008, waa 30 sanno kadib, ayaa wali C/laahi Yuusuf Addis Ababa looga yeeraya, looguna yeerinayaa arrimaha ay tahay in uu Soomaaliya ka fuliyo, markani arrinku wuxuu ku saabsanyahay isfahamsiinta isaga iyo ninka ay dad isugu xigaan Nuur Cadde.

 

30 sann0 kadib iyo saameeynta xabashida ay ku leedahay siyaasada miyir suulsan ee C/laahi Yuusuf ayaa subax kasta saansaan cusub galaysa, Doraad waxay aheyd saanad siin iyo saacideynta xagga milatariga si loo rido dowladii Soomaaliye ee Siyaad Barre , shalay waxay aheyd soo galista saaxada qabqablayaasha iyo sifeynta shacabka, saakane waxay aheyd qabsashada xabashida ee Soomaaliya, saacadan aynu joognana waa aslaaxinta xariirka kala dhaxeeya ninka ay dad isugu xigaan, ee uu isaga soo magacaabaya, Nuur Cadde. Saa dambane weeynu sugaysaa.

 

Labbo dayuuradood oo si gaar ah goono gooni loogu soo kala direy ayaa galinkii hore ee maanta C/laahi Yuusuf iyo Nuur Cadde ka qaaday garoonka caalamiga ah ee dayuuradaha Aadan Cadde, labbada nin ayaa waxa wada hadashiinaya Males Zanawi kadib qilaaf xoogan oo labbada nin u dhaxeeya.

 

4 sanno kahor tan iyo intii dowladani xabashida ay taageerto Kenya lagu soo dhisey, waa markii 3 aad ee Addis Ababa lagu dhexdhexaadinayo C/laahi Yuusuf iyo xubin dowladiisa ka tirsan oo ay is qabteen.

 

C/laahi Yuusuf ayaa noqonaya shaqsiga kaliya ee Soomaaliyeed ee cimrigiisa ku dhamaystay xabashi hoos jooga, iyo daciifnimada karkaar dhaaftay.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Cabdullaahi in mar Rabbi dalka & dadka dhaafsho mooyee kheyr kale ma laga sugayo. Waxaa cad in intii weli aay nafi ku jirto amxaarana hoosta ku wato in Somaliya aysan xasilli doonin. Waa ibliis lagu saladay ibliisyo kale (dagaal ogayaashii kale ee uu aamusiyey) iyo wixii kale ee umada soomaliyeed magac qaldan ku laynaya. Waa jinni jinni saaran jinni kale (waa yeeye) saaran marka Allow shacabka shartooda ka badbaadi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

C/laahi Yuusuf ayaa noqonaya shaqsiga kaliya ee Soomaaliyeed ee cimrigiisa ku dhamaystay xabashi hoos jooga, iyo daciifnimada karkaar dhaaftay.

 

KismaayoNews.com
:D

Dhubadoow, kismayo xaggay ku dambaysay, waadiga kismayo news warka ka soo xiganayee?

 

Soow dadkii dhulka lahaa dib uma qabsan kuwii Caabudwaaq ka yimidna sidii caadiga u ahayd cagaha wax kama dayin ;)

 

 

Yeey waa inaan la hadalnaa oo dhahnaa war maxaad dhubbad adeerkiis qoriga ugu qaadatay

 

laakiin aaway mujaahidinta SNM iyo USC Xamar oo waddankoo dhan ka cayriyay! :mad: kuweaas ma illowday smile.gif

 

ma inuu soo noqdaad jeclaan lahayd odaygii :eek: ?

 

weli riyadaasaa idinku jirtaa umalaynayaa :rolleyes:

 

calaa kulli xaal, nafta khayr u sheeg, nin walba dhulkiisuu ku noqonayaa kii hargeysa, hargeysa kii caabuid-waaq, caabudwaaq, kii Baydhabo, baydhabo kii Boosaaso, Boosaaso etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool @Cige At least when 'Adeerkay' (as you put it) was in power he kept Habashi at bay but look what Yey is doing now, for the last 30 years he is being prostituting for Habashi so that he could be a real president one day but no avail.

 

What a disgraced man he is !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lol, indeed Dhubad needs to get beyond the 'at least' nonsense, Siyaad was no saint, no need to defend his legacy and actions that untimately led to the demise of once a great nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   
Originally posted by Cige:

[QB] Dhubadoow, kismayo xaggay ku dambaysay, waadiga kismayo news warka ka soo xiganayee?

 

Soow dadkii dhulka lahaa dib uma qabsan kuwii Caabudwaaq ka yimidna sidii caadiga u ahayd cagaha wax kama dayin ;) QUOTE]

 

allow ale ala maxaa rag badan wali qarwahaya ninyoho qarawga aad kujirtid katoos

 

Muqaawimada hortya ma Morgan ma lasocdo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this